Siinleey waan ku celceshadaa had iyo jeer waliba kama daali doono inta aan noolahay waa xigmad iyo aqoon wax badan laga faa'iidi karo qofki si fiican u dhuuxa waxaan leeyahay inta dhimatay allaha u naxariisto kuwa noolna eebe ha'u danbi dhaafo siinleey waa dhaxal umadeed hala ilaaliyo waxaan u mahad celinayaa abwaan yuusuf shaacir oo asna waqti geliyey soo uruurinteeda dhamaan inta soomaliga ku hadasha ayaa iskaleh siinleey dhamaad.