Ruun lafoole remix music 2025
5:13
2 жыл бұрын
cayto bsb bashbash remix music 2022
3:41
dalab siciid Deyr new commingzoon
0:43
Пікірлер
@AbdirisaqMohamuud-c6f
@AbdirisaqMohamuud-c6f 2 ай бұрын
Axyaa hees oof oof laabta keen iyo labaca 9 /9/2024 isniin abaaro 4:30 habeenimo waxaan ku qayilayaa kampla ugadha anoo ay tahy last day aan ku qayilo kampla kisiya 12 bisha aan tagayo magaladeydii hargeisa cadey anoo mudo 4 bilooda jooga kampla waxa wada qayilana habrwadaagey iyo axmed cali ilaaahay waxaan kabaryayaa inuu muraadkayaga noo sikhiro aamiin
@Jookar1
@Jookar1 2 ай бұрын
Ustaad beatkan maqadan karaa free mayahay
@mahdimouhoumed2041
@mahdimouhoumed2041 4 ай бұрын
T p 1bv1j😊😊😊
@kastamegal8682
@kastamegal8682 5 ай бұрын
C/naasir macalin caydiid alle how naxariisto
@hassanhussein272
@hassanhussein272 6 ай бұрын
Sahra qudhun kkkkk naagtaas xanuun habaryoonis la yiraahdaa ku dhacay
@siciidsiciid2022
@siciidsiciid2022 6 ай бұрын
Afkaygow amu😢
@AyaanleAhmed-x3k
@AyaanleAhmed-x3k 6 ай бұрын
Laanqeyr cirkoo helay Laagaha xareedii Laba jeer rogmanayaan.❤ 2/5/2024 habeen khamiisa 12kii habeenimo iyo dhagaxbuur
@nuurileeye8297
@nuurileeye8297 6 ай бұрын
Hadyaddii Hadyadda!
@Mars17601
@Mars17601 4 ай бұрын
Laabta keen.❤
@cabdiaskari1640
@cabdiaskari1640 8 ай бұрын
Xasuus dheer
@kphusseinmadar9959
@kphusseinmadar9959 8 ай бұрын
Caku milicsigaagi sow indhuhu kuma caban😢
@BOQORKABAHAYAAG
@BOQORKABAHAYAAG 9 ай бұрын
😂
@HodanAadansiyaad
@HodanAadansiyaad 10 ай бұрын
Poqorka misiga
@BarwaaqoMaxamed-o8e
@BarwaaqoMaxamed-o8e 10 ай бұрын
M a❤🎉
@FosiaMustafe
@FosiaMustafe 10 ай бұрын
M a🎉 habo
@HamiishAdeh
@HamiishAdeh 10 ай бұрын
Full lyrics Raas Lamaanaha is dhalay iyo Dadka laba walaala kalgacaylka laasimay 2x Waxa igala laabudan Labadii isdoortee liibaana gaadhee 2x Laabta keen iyo labaca Dhaaf luquntaa aan ladnaane dhiiga raac2x Sahra Liishaanka aragtida Liisaan macaanida anba waad ilagadoo 2x Ma ladoo daraada Laxawsiga kalgacaladaan anba lahasha reeme 2x Laabta hoo iyo labaca Dhaaf luquntaa aan ladnaanee laydha raac 2x Raas Laanxayd cirkoo helay laagahaa xareedii laba jeer rogmanayaan 2x Laydhii kusiman tahay Laxawsiga kalgacalada lulan caashaqeenuye 2x Laabta keen iyo labaca dhaaf luquntaa aan ladnaane dhiiga raac 2x Sahra Lalabaha wax tabashada Laan dayradiisii liqi waayay oontee 2x Lumayoo daraadaa libiqsiga jaleecada isha kaama laliyeen 2x Laabta hoo iyo labaca Dhaaf luquntaa aan ladnaane dhiiga raac 2x
@Hanadmohamet
@Hanadmohamet 11 ай бұрын
Gold voice ✨️🌴
@RithwenAhmed
@RithwenAhmed 11 ай бұрын
Beats noo soo badi
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 11 ай бұрын
Dadka codka leh iyo hibada faneed ciladoodu waxa weeye dadaal maleh oo way iska seexdaan Hada ninkan xagee kadhacay ?
@mustaferays73
@mustaferays73 11 ай бұрын
Cabitaana dayoo cunahaba ma mariyee
@sahradiriye3026
@sahradiriye3026 Жыл бұрын
@MascuudCali-qi6ps
@MascuudCali-qi6ps Жыл бұрын
Wwwwwwwww
@HudoApdi
@HudoApdi Жыл бұрын
𝐹𝑎𝑟𝑜 𝑑𝑎ℎ𝑎𝐵𝑙𝑒𝐻❤
@husseinlove5940
@husseinlove5940 Жыл бұрын
🔥🔥🔥🔥🔥
@zerabdi1216
@zerabdi1216 Жыл бұрын
Ustaad so badi bilaa caleek 😮 waxba laga ma qaban karo wlhi
@zerabdi1216
@zerabdi1216 Жыл бұрын
Legend ninka aan uga hadhay beat ka soo tun beat tijaabi cod kaaga
@zerabdi1216
@zerabdi1216 Жыл бұрын
Codka libaan Good wa hibo aan laga faloon karin lkn waniga waxaa aad isoo jiitay music uu tumayo c.fataax sibsib iyo bet ka uu garcayo iyo jwba ha
@AminaAminaahmed-de4nc
@AminaAminaahmed-de4nc Жыл бұрын
😍😘😏♥️Serge de la
@LilTomasmaali
@LilTomasmaali Жыл бұрын
Ma free ba beat kani
@suldaand
@suldaand Жыл бұрын
Cajiib 2023
@asadsomalisomali4672
@asadsomalisomali4672 Жыл бұрын
Fan lagu farxay! Noloshu waa isdiiddooyin hardamaya oo sidii xayawaan isku jaad ah isugu dhexdarsan misana kala qaloonaya, mana laha xuduud qeexan oo kala soocaysa kalabaxa isdooddooyinkaas. Dhismaha dunida foolxumadiisa si looga indhaqarsado waxyaabo kale ayaa la dhistay; dhismayaasha dadku hindisey malahayga waxaa ugu heer sarreeya qurux ahaan fanka heesaha ah. Halbeegga wanaagga iyo xumaantu marka uu iskaga kay dhexyaaco waxaan muquuraa badda fanka heesaha, mawjaddeedda ayaan hadba dhan u raacaa, halkaas oo aan ka fahmo kaladuwanaanshaha dhabta ah ee isdooddooyinkii hardamayey misana isu ekaa. Waa duni lagu dareemayo in ay jiraan wax wacan iyo wax xun oo aan isu dhoweyn. Waa degaan nabadeed oo si faraxsan looga nool yahay, wax nacayb ahna aan lagu buufin. "Lammaanaha isdhalay iyo Dadka laba walaalaa Kalgacaylka laasimey Waxaa iga la laabudan Labadii isdoortee Liibaanta gaadhee" Jacaylka oo ah hir ku dhereran nolosha oo meelna ku xooggan meelna ku wiiqan baa labadiisaa dhinac la isu eegayaa. Jacaylka hooyada iyo ilmaheeda iyo jacaylka walaalaha; waxaa ka awood badan jacaylka labada isdhammaystirka jinsiyeed isku doortay ee qabyala'aanta nolosha ku badhaadhay. Waa marxalad degganaan iyo wanaagkafeker lagu socdaalayo oo niyaddu san tahay. Noqnoqashada hirkaasina wuxuu u badan yahay sida dhibcaha roobka xooggan ee habeenkii da'a. "Laabta keen iyo labaca Dhaaf luqunta Aan ladnaannee laydha raac!" Laabtu waa derinta dareemmada insaanku goglan yihiin, labacuna waa samuuladka iyo quruxda dhismaha liidadkeeda kala duwan. Hamuunta iyo xiisaha loo qabo midaynta labada nafood ee isjecel aad ayey u sarraysaa, waxaana xogaha nafsadeed la isugu gudbiyaa maayado danabeed oo jidhidhicaysan. Waa meesha keliya ee aammusku macnaha wadasheekaysi toos ah oo kale leeyahay! "Liishaanka aragtida Liisaanmacaanida Anba waad i legeddoo Ma ledoo daraaddaa Laxawsiga kalgacallada Anba lahashareemee!" Aragtidheeraanta iyo garashada baxsan ee maskaxda laga fekerayo iyo hadalka macaan ee debecsanaanta u soohan ayaa la isku ammaanay maadaama dunida wanaag uun la isku jecel yahay. Xiiso hamuumay iyo boholyow isbiirsaday ayaa lala bihinbihay oo rabitaanka ruuxda saaqay wuxuu gaadhsiiyey heer ay hurdala'aan ku sugnaato. Waxaana ku soo kacayey qaaca xusuuso kalgacal oo lagu dunuunuco khayaalka suurigaysigooda iyo xanuunka xaqiijinkariwaagooda!
@hawoabdulahi8458
@hawoabdulahi8458 2 ай бұрын
Si akadeemi ah ayaad u faaqiday❤
@sulatansultan524
@sulatansultan524 Жыл бұрын
Ilahay ha u naxariisto cabdinasir macalin caydiid
@saadiq.mohamedismail
@saadiq.mohamedismail Жыл бұрын
God bless you Muj. Abdinasir Macalin caydiid. Sidoo kale sahra halgan iyo Abdikariim raas.
@hamseazwan
@hamseazwan Жыл бұрын
Heezta magaceed
@abdirahmanabdilleh8776
@abdirahmanabdilleh8776 Жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto Cabdinasir Macalin Caydiid oo dambigiisa ha dhaafo iyo waalidiinteenba ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan kasii.Aamiin yaa Kariim
@maahiyejuanita7310
@maahiyejuanita7310 Жыл бұрын
Wwwww
@khadarshiine7524
@khadarshiine7524 Жыл бұрын
Alle how naxariis cabdi naasir macalin caydiid aaaamiin yaaarabi
@Qoraxjoogmedia
@Qoraxjoogmedia 2 жыл бұрын
Wooow alla yacisak heesta laxanka ayaan wax loo dhigaaaba aanu jirin macha llah top song
@oumarkore1463
@oumarkore1463 2 жыл бұрын
DyBHM
@maahiyejuanita7310
@maahiyejuanita7310 2 жыл бұрын
Wwww
@amiirfiifa
@amiirfiifa 2 жыл бұрын
Oof waar soo badi saxiib
@hamz233
@hamz233 2 жыл бұрын
Yaa salaam calayk
@amiirfiifa
@amiirfiifa 2 жыл бұрын
Saxiib soo badi
@wadnekaabeofficial4275
@wadnekaabeofficial4275 2 жыл бұрын
Musical Ka qarani sibsib Ka duula hore u soco ustaad
@abdirizakgamadid7201
@abdirizakgamadid7201 2 жыл бұрын
Eesh calaa xusus 31/07/2022 axad jigjiga Ana lahasha reeme
@empireshow1
@empireshow1 2 жыл бұрын
Qamarow beat ku soo hees
@apdyrizackzandhere6555
@apdyrizackzandhere6555 2 жыл бұрын
LpH wad zocotay
@khaletabdirahman1807
@khaletabdirahman1807 2 жыл бұрын
Legend 🙌 🙌 🙌 Zipzip keep going Bro 💪
@hamzetolman7399
@hamzetolman7399 2 жыл бұрын
Farimaha qalpiga asiiba
@naturalfilms9797
@naturalfilms9797 2 жыл бұрын
😥afkaygow aamu
@ogbadogbad3075
@ogbadogbad3075 2 жыл бұрын
Dhiiga da'ayaa heestan. 🥺❤
@apdifatah7915
@apdifatah7915 Жыл бұрын
Sow maaha 🌚
@cagaetyon8849
@cagaetyon8849 Жыл бұрын
​@@apdifatah7915 awoowo
@abdiqadirsuleiman4133
@abdiqadirsuleiman4133 Жыл бұрын
Caadi ma aha!