Пікірлер
@xiisoiyoxullasho
@xiisoiyoxullasho Ай бұрын
Alle ha u naxariisto qabrigana ha u nuuro inshaa Allah
@Janno190
@Janno190 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 3 ай бұрын
Ya Rabe towbE YawayE, Familyyyyyy
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 3 ай бұрын
EhEEyE, tantan ban yaahey dumar Qasatan Noocyadey facyaashay familyy Systems Farac Jiilbajiilba
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 3 ай бұрын
Na hE QatraaayqaranEEy Soo dhawoow badanbadan fariidad facyaashay troonEey bilyans dumarood ugu qiimobadanEEy Brinseseseses boqorad dumarey uaheyba ya mudadi soo noolaba Ta wa laysYaqane murwo dumaroo kmQEYr badan YariisEey lagufarxeeeey
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 3 ай бұрын
Ya hE QatraaayqaranEEy Qiimobadan cadayyareey murwodumaroo yariisEEy
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 3 ай бұрын
E
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 3 ай бұрын
E
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 3 ай бұрын
LEE, Ya
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 3 ай бұрын
LzeE Wan uwataa minyarooy bahbahbah bahbahyareey lagufarxeeeey mESqaba iga waawayna badanbadan Nicmaturabi Nicmaturabi Ya Estlyyyy Systems familyyyy
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 3 ай бұрын
Familyy XanQatEy Qado Qado xalaloo dhan Qadarino buuxdo Qiimo dhan QatraaayqaranEEy murwodumaroo YariisEEy dagan fariidad facyaashay troonEey bilyans dumarood ugu qiimobadanEEy princseseseses lagufarxeeeey offcourseee offcourseee Yartayarta
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 3 ай бұрын
Allaah Ha U Naxariisto Cumar Seerbi Sxb Adigana Waad Mahadsan Tahay🎉
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 3 ай бұрын
❤❤❤❤
@nagaadjama3312
@nagaadjama3312 3 ай бұрын
Allah haku xifdiyo qof wax qabanaya lama ogola inti xaqdarro lagu dilayna Allah swt ha u naxaristo
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 3 ай бұрын
🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺 Happy. 18 may Hanbalyo hanbalyo Somaliland 🙋🙋🙋 guuu lyo gobanlmo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 3 ай бұрын
Maash Allah tabarikalaha 🤲 Somaliland 🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺 ciidanka qaaraanka ♥️♥️♥️ guuuuuuuuuuuuuuuule 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
@deeqadhudi2025
@deeqadhudi2025 3 ай бұрын
S N M 🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸 geeeeeeeis 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁💪💪💪💪💪 Somaliland 🇭🇺🇭🇺♥️♥️♥️♥️ guuuuuuuuuuuuuuuule 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 5 ай бұрын
Allaah Hakuu Naxariisto
@cheyyene
@cheyyene 5 ай бұрын
Ha iga dhigin Aqoongaab with Maxamed Nuur Giriig, waa hees aad u fiican oo waxbadan dhageysto at age of 15-17 ayey aheyd.
@zubeerabdi4734
@zubeerabdi4734 5 ай бұрын
Allaha u naxaristo Ilaahayo Ridahaaga sii Janadaada Ferdowsal culyaa iga raali noqo
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 5 ай бұрын
Alle ha u naxariisto
@mussejama311
@mussejama311 5 ай бұрын
Jeegaantii Waxa kala jabsaday gala dagaalka iyo Oofwareen ❤❤❤
@hamsenouh3456
@hamsenouh3456 5 ай бұрын
Alle hanxristo sahra axmed jamac. Waxay ahayd awowgay maclin caydiid ardaydiisii izaga ayaa quraanka udhigay iyada iyo maxmed nuur giriig
@Najiib114
@Najiib114 8 ай бұрын
Sahara Ahmed jamac Alla ya rahma she was the best women super talented musician, one of my best infact may she be loved person to her Creator the Almighty Allah.
@YuulkaHool
@YuulkaHool 9 ай бұрын
ODAY XUN OO CAMIIL AH AYAAD THY SOOMALI WAA MID DULINIMO IYO GUMEESI XABASHI AYAAD DOORATAY.
@shabeel7467
@shabeel7467 9 ай бұрын
OGEYSIIS.Golayaasha Somaliland marka la idiin keeno heshiiskan isfahamka ah ee la dhameeyo hadii aydun ansixin weydaan ogaada in gudaha la idinku soo geli doono halkaan la idin garaaci doono kood walba la idinku dhufan doono wixii idinku dhacana idinkaa ka masuul ah. Maanta arintani waxay jawaab u tahay dawladii awoowyaasheen ku tuureen Xamar 1960kii bilaa shuruud markaa maanta waa LAA YAA BAARLAMAAN DHAKHSO U SAXEEXA hadii kale waa dhalow.
@shabeel7467
@shabeel7467 9 ай бұрын
Maanta maaha maanta kii 60kii bilaa shuruuda lagu Xamar ee loogu abaal guday diyaarado in lagu garaaco waanu soo dhawaynaynaa heshiiskan isfaham ka ah ee madexweynuhu saxeexay. Maraykan ka oo aan weli iman Somaliland ayeynu u sacab tumaynaa in uu saldhig ka samaysto Berbera markaa maxaynu ku diidnay in wadanka aynu jiiraanka nahay ee markii faqash diyaaradaha inagu garaacaysay aynu u qaxnay kadibna halgankii wadanka lagu xoreeyey u noqotay saldhig iyo inay saanad ina siiso runtii Abaal ayey inagu leedahay Itoobiya. 860 kilomer oo bada ah ayeynu leenahay oo 5% ayeynaan ka isticmaalin markaa hadaynu danteena ka gaadhno caalamkuna Ictiraafkeena saxeexo maalgashi iyo wixii aynu u baahnayna kala xidhiidno caalamka waa guul. I\
@caliahmed-tk3qx
@caliahmed-tk3qx 9 ай бұрын
Aduunku waa maslaxad give and take maansha allah hadaa la gaadhay ictiraaf kii dhabta ahaa
@caliahmed-tk3qx
@caliahmed-tk3qx 9 ай бұрын
Waa guul waa horumar madaxweynuhu gaadhay
@Hiigsade
@Hiigsade 10 ай бұрын
Does she still live?
@mustihaji97
@mustihaji97 6 ай бұрын
NO she died 2018-4-4
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 10 ай бұрын
AUN sahra axmed
@sahalmohamed3477
@sahalmohamed3477 11 ай бұрын
Waar meesha iskaga tag yaa ku dhaha....!!!!!!!.
@AbdirazhiidAhmed-ss1un
@AbdirazhiidAhmed-ss1un Жыл бұрын
Allow ku naxariisto
@yusufdaahirfaraax3779
@yusufdaahirfaraax3779 Жыл бұрын
Ama cadegude ku warejiya ama faysal ku warejiya anagu oog dusheeda ayan jogna ssc❤💪👊 ssc ssc❤💪👊
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
E55555555555555555555555555 🖐
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
My number lEeeeettttt tEen dumaar ta ahey aa yartaanaa tanaa qiimobadan dumaroo cadayyareey lagufarxeeeey qaasatan hablaha facyaashay khayryaashay waanba dhaafaaba
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Жыл бұрын
AHUN
@alijama3401
@alijama3401 Жыл бұрын
HHHHH. HHHH. CAQLI XUMAA KUWAAD LAYSAY WA AYO KUWAAD QABATAY WA AYO. CALOOL ADAYG. SADEX SAACADOOD. BURCO KU KAALAY. ILAYN FAAN IYO BAKH BAKH MA SHAQAYNAYAAN GAROOWE WAA INOO BALAN
@mohamudahmed3078
@mohamudahmed3078 Жыл бұрын
War xishood nin wayn baad tahaye. Dhulbahante dhulkiisa idinku ma lihidin. Malaa’igtaa idin dishay tuute kastaa ee aad xirataa guuldarraa u dambaysee, walaal meel fariiso dadkan Soomaaliyeed ee duullaanka aad ku tihiin ka jooga. Maanta waxay heshay Somaliland natiijadii dulmigii ay samaysay iyo masaakiintii ay qaxiyeen. War tuute wax ku qaadi maysid, Faysal Cabdi Bootaan baa tuute iyo taangiba wax ku heli waayay oo wiilal yaryaroo uu awoowe u noqon karo ay soo qabteen isagoo dullaysanee, adigu xaggee baad joogtaa hoogow; war dadka muslimiinta ah dhiiggoodu waa xaaraam ee muslimiinta ha la kala badbaadiyo. Ilaahay ka cabso Faysalow; nin siyaasad wax ka garanayaan ku moodaayay laakiin meel cidla ah baad ka taagan tahaye aidgu nafsaddaada badbaadi oo Ilaahay ka baqo oo dadka Isaaqa ah runta u sheeg
@ahashi7828
@ahashi7828 Жыл бұрын
Qiyaastii waa 13 cisho ka dib markii dhamaan lala wereegay dhulkii laga haystay abtiyaashay Dhulbahante bal aanu eegno 13 Cisho oo dambe viva OOF-WAREEN VIVA GARXAJIS VIVA REER SHEEKH ISAAQ INTA WANAAGSAN IYO ABTIYAASHAY DHULBAHANTE.
@am.b5688
@am.b5688 Жыл бұрын
Dhulbahante, "Rawaxeeyaay rag wax meel dhigay!" Walee koore dambe jiiqdii u noqon mayno!" Soomaali, " Ninkii soo joog laga waayo, Irir Samaalaa laga helaa!"
@mohamedahmedgoobe1738
@mohamedahmedgoobe1738 Жыл бұрын
War odayga ma loo sheegay in ciidanki wax ka harin. SNL miyaaneey soo deyn warkaas odaygu halkaas uun buu dhageystaaye. Garoowe goormaa la qabanayaa Feysaloow!
@kingfathxialimohamuthshaah
@kingfathxialimohamuthshaah Жыл бұрын
ALLAH YARaxma
@ahashi7828
@ahashi7828 Жыл бұрын
Maasha Allah inaadeerkay jir oo joog waan kuraacsanahay dhamaantayo yar iyo waynba
@nourismail4114
@nourismail4114 Жыл бұрын
Maxa luwerere Jabahada dulkoda jooja ? Sameri iyo iman ilahi anega siyo ,stop generalizing not all Garxajis, why do you follow wrong orders of evil kulmeyi system?
@alijama3401
@alijama3401 Жыл бұрын
SAX BAA TIHIIN. CIRO QORI KUMA FUULAAYO MUUSE QORI KUMA HAYSANAAYO DHAMAANTOOD INA DHAAFIYA. SALEEBAAN GAALNA WAA ASAASAQ EE QABTA
@abdifatahmohamed571
@abdifatahmohamed571 Жыл бұрын
❤❤❤nin rag geesi geesi dhalaye
@Mubaarak87
@Mubaarak87 Жыл бұрын
32 years aaan tuugayne isaaQ please 🙏 kaaalaya Aan Somalia 🇸🇴 union dhisane Lkn Waa la kari waaaye today Laascaano. Hada Habar younis 🤔🤔🤔
@abdisalamhaybefarah7029
@abdisalamhaybefarah7029 Жыл бұрын
Tuug baa tahay waliba kaligii taliye la shaqeeynaya.
@aminibrahim2101
@aminibrahim2101 Жыл бұрын
Umadi qiimaha lahayd iyo khasaarihi waqooyi ahun dhaman ❤😢
@abdijamamahile6992
@abdijamamahile6992 Жыл бұрын
Wuu waalan yahay cali Guray been ayaan modijiray waa run azaa zaq run .
@jakey2424
@jakey2424 Жыл бұрын
Dhulbahante maaha Somaliland, caalamkuna waa ogyahay, somalina waa ogtahay. Itaal aad ku khasabtaana ma lihidin. Dantiinna raacda oo dhulkiinna iyo dadkiina ha idinku filnaadeen