Gaaloo laba reer dowladnimo uma ogola allah leyehin
@MahamedMohamud-ek5si2 күн бұрын
Sayid maxamed cabdile xasan mar u gabay u tiriyey ogaden wuxu yiri wax matare ogaden midha kuma walaleysto wadan uma dhintow Mel cidla waligii lafyoode wayel mayeshow caqliga will yara kagaliite
@MahamedMohamud-ek5si2 күн бұрын
Shalay marki xamse cabdibare puntland ay kahadlen khatarta u kusowado qabta daroodka waxad lahayd puntland ba khaldan xamsana wa saxanyahay marka mashalay bad saxnayd mise manta
Tush ayuu yiri axmed madoobe geesi geesi dhalay mashallah ♥️
@abdisheikh60942 күн бұрын
Xasan soo raaca waa la jabin wuuna ooyi doonaa idinkana masaakiin baa noqon.
@abdisheikh60942 күн бұрын
Ma anaa khaldan mise waxaad tiri shub iyo raxan wayn baa ka qayb gali haddii dagaal gedo lagu qaado. Waa la idinku soo dhawaynayaa. Waxaad moodaa in aad ku faraxsanayd isbahaysiga shub iyo raxan wayn iyo xasan ee dagaalka gedo.
@mohamedahmed26752 күн бұрын
Maxaad dhihi kartaa kuumade iyo daarood iyo Dr.hassan.who are you?
@wadefreeman73402 күн бұрын
MARXUUM MARKUU AYUUB LAHAA MAAD GARANAYN😊
@wadefreeman73402 күн бұрын
TAARIIKHDA JUBBA LAND DAAROOD AYAA KU SUNTAN DADKA YAR EE GADAAL KA YIMID WAXBA MA SHEEGAYAAN
Ninkaan waa beenaale aan illaahay aqoon warkiisana 80% waa been Waxan daawaday isagoo leh kaamiroyin aya iigu dhex xiran madaxtoyada somalia oo waxa ka dhex socda oo dhan waan la socdaa ninkaan waa nin beentiisa qurxiya oo run u ekeysiiya Adeer beenta nagala tag XAMZE IYO KHALID Waa ragga jubaland milkiyadeeda leh Axmedna wuu tagayaa insha allah
@abdirahmanmohamed39682 күн бұрын
ASC Waxaad u egtahay nin ahlu salaad ah oo foodda aya ku madow hadana madaxii dhalinyarada ee geesaha ka xiirna ayaad ledahay !!! Side wax ujiraan macalinkow?
@fatumaawil66092 күн бұрын
Reer D5 hoy tashada oo dowlad dhista hawaydaan dowlad ma rabane ka tashada kismaanyona ha noqoto dhul D5 gurguurte tusa wax wax usan ahayn buu is moodaye ayaxa buka
@safiyaali50642 күн бұрын
Doqon waa axmeda Jiisa oo shabaaba ah kismaayo ma hooyadiis baa leh kan muxoga cunaayo Waa kaa fcn yhay
@safiyaali50642 күн бұрын
Tuuga waaa ogaadeen
@safiyaali50642 күн бұрын
Doqon
@safiyaali50642 күн бұрын
Kkkkkkk
@maxamedfarah20862 күн бұрын
Axmed ugaadeen way dhabarjabinayaan Lacag bay raadinayaa 😊
Ninkaan Ayaanle ah live Ka intuu Kasoo galaaaa i sheega plz
@ayanlerage19892 күн бұрын
Asc xalada kawaran caafimad kawaran walal Madaxweynaha Jubbaland Mudan Ahmed Mohamed Islam Hambalayo Hambalayo ader Guul Guul Guul Guul Guul
@FaatahJamaAbdi2 күн бұрын
Muhimadu waa in loo midoobo cadowga
@NurAlaaNur2 күн бұрын
Hassan Sheekh Maxamuud xisaab ka qaldantey 2013 ayuu rabaa in uu saxo. Kuumadow shalay u durbaan tunte Hamze Marxuum maantana yuusan JL Hawiye gacanta u gelin
@MohamedHassan-iw3bc3 күн бұрын
Asc ayaale jubaland daarood ayaa leh hawiye ma soo gali karo
@MaxamedshinoShinomaxamed3 күн бұрын
Aniga waxaan ku talinayaa dhamaan xildhbanada daarood anigoo kala rebeyn iyo waxii xil halkaas ka hayey waa in ay deganatooda dib ugu soo laabtaan sababtoo ah USC baa dowlad isaga keena dhigeysa dowlad USCayaa ii muqada
@Bilekhyr3 күн бұрын
Geesibad tahey marmarbad Marka xasan iyo wuxuu wato Lagataqaluso insha Allah Nin drd mideynaya haloo dhiibo Horgalada halaqaqabto