WARKA FIIDNIMO. GAALKACYO | Yahye Bashiir
4:57
Пікірлер
@osmanhajiabdi5899
@osmanhajiabdi5899 Күн бұрын
WAA dad beenta ka ganacsadeh onairoobi ku been Abuurta+ kuwokalo Somaaliyeh oka Shaqeysto qawleysato Naftaada inu dhaco Rabee Xittaa kuwo kiiinyan ah omaafiyo Caalamiyeh oTuug ah dadka dhac iyo boob uso soo Sheegtan waa been ee ha Aamineh
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Күн бұрын
guul iyo gobanimo ciidanka amniga iyo shacabka puntland shaqo wacan kanadiifiya ajaanibta wa argagixise
@zaytum
@zaytum Күн бұрын
Mansh6 Guul ciidanka geesiyasha puntland republic 💪💪💪💪❤❤❤🇸🇱🇸🇱 naad na tustan guriga iyo wajigiisa ninkan carab aj
@FaysalCabdisamed
@FaysalCabdisamed Күн бұрын
War dalxiiski maxed xasan muxu ujogsaday
@IbraahimTuube
@IbraahimTuube 2 күн бұрын
Masha alaah
@KaderAhmed-sg6qq
@KaderAhmed-sg6qq 2 күн бұрын
No gadan mayeso oromo dhulka gari koobe
@User7654suy
@User7654suy 2 күн бұрын
‏Galkacyo.❤
@User7654suy
@User7654suy 2 күн бұрын
‏رائع جدا.❤
@KoosAxmed-f1n
@KoosAxmed-f1n 2 күн бұрын
Masha allah hambalyo aabo mcn
@idrissanu
@idrissanu 3 күн бұрын
Guile somaaliya président Hassan cheikh mohamude félicitations vou cette chaluse lesse travaille président haji Hassan cheikh mohamude ❤❤🎉
@mrjamac
@mrjamac 3 күн бұрын
diinta ma ogala in la daadshe dhiig islaameyd kuwan argaxsada ah waxay banaysteen daadin dhiiga islaamka marka waa urur yuhuud soo barbarisay sidii loo dabargoyn alahaa islaamka somaliyeed ee halaga hortago araxasda waa yuhuud ilmahooda insha alaah
@SiyaadAbiibmaxamed
@SiyaadAbiibmaxamed 3 күн бұрын
Asc
@SiyaadAbiibmaxamed
@SiyaadAbiibmaxamed 3 күн бұрын
❤❤❤❤❤🎉
@ysooyaalka6172
@ysooyaalka6172 3 күн бұрын
Kuligood waxay ku wareegayaan axdiga kuma jirto in dastuur la qoro. Laakiin isma weydiiyaan in Axdigu si cad u diidayo inaan maamulka ku meel gaadhka ah dastuur qoro karin.
@XayaatAbdi324
@XayaatAbdi324 4 күн бұрын
Waxna nagama galin
@zaytum
@zaytum 4 күн бұрын
Guul ciidanka puntland republic 💪💪💪❤❤🇸🇱❤ meelwalba iyo goorwalba amin cadowgiina Jabi amin 🙏
@dahirduale5650
@dahirduale5650 5 күн бұрын
Ciidanka Amaanka waa in lala Shaqeeyo. Nafta ayey inoo hureen
@User7654suy
@User7654suy 5 күн бұрын
Waxa la yiri:Gacmo Geel Hoos Baa Loo Dhaqaa.✅❤🌸👏🙏
@user-xi2gd6gc3o
@user-xi2gd6gc3o 5 күн бұрын
Maasha Allaah Allahumma Baarik fiikum.
@midnimomedia198
@midnimomedia198 5 күн бұрын
Waar dadka masak9inta hantidooda udayaa awal baa dadku dhaqaale xumo la liitaye
@moali27
@moali27 5 күн бұрын
Anigoo ah reer Galkacyo, ubadka Rabbi(SW) isiiyay geedo baan u beeraa ee inteena awooda aan ku darno taas Insha Allah bikariim.
@MaxamuudCismaan-os9ps
@MaxamuudCismaan-os9ps 5 күн бұрын
cabdirashiid dahab shiil ayaa qaraxa miinada uga keena yaman nasiib daro cid wax ka qabanaysa ma jirto
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 6 күн бұрын
Kano kala xil soomaliya ka qabtay, how sad
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 6 күн бұрын
war heedhe iska aamus waxad uhadlaysa sida horgalada garoowe jooge waxbad iskaqastaye
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 7 күн бұрын
horgalkan maxa laga wareysta damiirlaawaha ah wuxu iskadhisaya deni war deni kuma rabo uff akhas war puntland kubarabto horgal damiirlaawe ah oo dadisa unixi waayay marabto uuf
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 7 күн бұрын
tuug damiirlaawe ah war waxan yaan laga wareeysan arimaha ssc khaatumo
@samsam-vt3hk
@samsam-vt3hk 7 күн бұрын
Xasan Xundubey, shalay markii wasiirka amniga aad ahayd waxaa dhahaysay hala dilo cabdiraxmaan Cabdishakuur. Haddana waad smaanaysa waxaad tahay labo wajiilo.
@mohamudsiraad1209
@mohamudsiraad1209 7 күн бұрын
Asc wrxm wbr Walaale Mudane abdiraxmaan Waa taad soo martay awradeena iyo badeen u siisay Kenya ee hala yaabin kuwaan hada meeshii bay soo marayaa e 😢
@zahraabdalla7376
@zahraabdalla7376 7 күн бұрын
Guul guul Cidamda Puntland❤❤❤❤❤❤❤ Boholada ayaa logu dhacay. Guuleysta weligiin.
@zaytum
@zaytum 7 күн бұрын
Manshaalaah abwaan alaha ku barakeryo kuna siiyo cimri dheer cibaado suban amin🙏🙏
@zaytum
@zaytum 7 күн бұрын
Guul ciidanka puntland republic 💪💪💪💪❤❤❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱 aan ku hurudno meelwalba iyo goorwalba amin cadowgiina Jabi amin 🙏
@zaytum
@zaytum 7 күн бұрын
Daacisha hooyadood iyo abahood ha wasaan waa daciif.dulmi.qanisyaal.rufiyanin.
@zaytum
@zaytum 7 күн бұрын
Manshaalaah Guul ciidanka puntland republic💪💪💪❤❤❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱 aan ku hurudno meelwalba iyo goorwalba amin cadowgiina Jabi amin🙏
@mahadjama1481
@mahadjama1481 7 күн бұрын
Hahah xata anna. Ya aduun.
@AbdirahmanMahad-hh3yf
@AbdirahmanMahad-hh3yf 7 күн бұрын
Somaliyay cc shakur ma tijaabinaa taamkaan
@Alicabdalla7332
@Alicabdalla7332 7 күн бұрын
Xundubey xoolo hadal xumidaa
@farhanhade6561
@farhanhade6561 7 күн бұрын
Xaafuun waa degmo qadiimi ah waxaa jirey heeso la oron jirey heeso xaafuuni cumar dhuule khadra daahir faysal cumar iyo faaniin kale ayaa qaadi jirey waxaa kaloo jirey dhar la oron jirey dhar=xaafuuni waa degmada magaca PL kasojeedo Apone ayaa afka gariiga Lagu oron jirey Google waxaad kahelaysa degmadaas taariikhdeeda
@Qoraga
@Qoraga 7 күн бұрын
Qof dhintay oo loo sacbinayo kkkkkkk
@abdulahimaqadindullane
@abdulahimaqadindullane 7 күн бұрын
Bal fiiri #sharci_darada iyo Ku xadgubka dastuurka nin aan madaxweyne ahayn oo la leeyahay "Madaxweyne" !!!! Xitaa Somali kuwooda xilka soo qabtay sharcigii ma fahmi karaan ama way Ku tumanayaan
@farhiahaile2203
@farhiahaile2203 7 күн бұрын
Xagee laga helaa
@cabdiwali2375
@cabdiwali2375 7 күн бұрын
Sida amnigii dalka uu tiktok u noqday baa ka daacada
@abdifatahomarhussein95
@abdifatahomarhussein95 7 күн бұрын
Madaxweynaha mustaqbal Ka dhaw
@rocky4066
@rocky4066 7 күн бұрын
CABDURAXMAN WAXAD KULABISANTAHAY TOOB IMARATI AH INKASTOO AAD KU QURUXSANEYN
@jibrilculusow5413
@jibrilculusow5413 7 күн бұрын
Dibigaan Markahore Sababta Farmaajo U magacaawday Waxey a heyd Kushaqeyso oo u adeegso dadkiisa Kadibna Uff uff iyo uff Sidii Cindomkina Tuur
@SubanNunow
@SubanNunow 7 күн бұрын
Nasha Allah guuleyso wasirkena
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 7 күн бұрын
Waligay ma arag wasiir somali ah oo luqada English fluent sida dhaladka ugu hadla marka laga reebo maxamed cabdirasaaq
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 7 күн бұрын
Waa wasiirkii ugu aqoonta badnaa ee soo mara taarikhda somaliya arimaha dibada weeyi maxamed cabdirasaaq, halka maanta fiqi oo ah qofkii ugu liitay u joogo wasaarada arimaha dibada
@AbshirAwad
@AbshirAwad 7 күн бұрын
ninkaan ma'aqaan shahaadoyinka uu haysto, lkn waa khatar xagga luuqada, interview uu Aljazeera ka qabtay wax lamid ah ma'arag, caadi ma'aha
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 7 күн бұрын
@AbshirAwad maca somalida professor ka ah jaamacadaha maraykanku uguma hadlaan English sida dhaladka, mudadii yareyd ee u joogay wasaarada arimaha dibada wuxuu badalay sawirka somaliya oo qofka dhagaysta hadalkiisa waxaa masgaxdiisa kusoo dhacaysa , sootii la lahaa Somaliya school ma jiro nolol ma jirto ninkan xaguu ka socda,
@AbdirahmanMahad-hh3yf
@AbdirahmanMahad-hh3yf 7 күн бұрын
Horta sida aad adiga u aragto umbaad ka hadashay lkn waxa jira dad arka sidaas ka duwan
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 7 күн бұрын
@AbdirahmanMahad-hh3yf adeer been baad ku noshahee soo sheeg dhamaan wasiiradii so maray arimaha dibada nin luqada English sida dhaladka ugu hadla nin kasta Adeer khudbadiisi waa duubantahay sida fiqi oo akhriyi kari waayay English loosoo qoray,