Gabadhu way shaqay saaye wiilka aabihii u daa ha haystee waaka u ooyayee way isla qabsadeen hadii layga haynayo oo uuna dhib qabin waan siin lahaa adna ku soo biil uun inee mashaqayn karee
@DeeqaAbdullahi-n3r14 күн бұрын
Ilmaha hooyada ufiican iney heysato
@GudoonmaxamedIsmaacil18 күн бұрын
Masha Allah wllo isguwar ❤❤❤❤❤
@fatuushshafeec253619 күн бұрын
Maleesiya maxad ka qabtaa adigaa
@fatuushshafeec253619 күн бұрын
Maxa waye safarkan bila walbo laa sisocdo la so socdo cadi ma iskulaa jogtaan 1meel wll
Wan kula dareemyna murugta wll 😢😢😢 wlhi marku kaa safrayo qofkaga wax ka xanuun badan maleh ani xaajiga marku iga safryo 😭😭 ilaahy waxan ka baryaa in uu mideeyo familksto meelo kala duwan ku kala nool on anigu koow ka ahy 😢
@shamsoosman555623 күн бұрын
Ilaahay ha isku kiin daayo walaalow
@HodanxXasab23 күн бұрын
😅😅😅😅😅😅😅
@ayanhussein416423 күн бұрын
Ialahay ha idin kulansiiyo mar dhaow
@fartunadennur84523 күн бұрын
Marsha Allah
@halimaqueen806723 күн бұрын
Walaahi maalintey hooyadiis ka tagtay waan la ooy lkn sorry muhanad maanta adiga ayaa markale naga oohi