Luuqdii isku shuban xasan diiriye
7:08
maxamed saleebaan tubeec Qaraami
6:24
yurub geenyo (Rogaal)
5:21
2 жыл бұрын
Raaxeeye caabi mire dacar
4:09
2 жыл бұрын
caabi mire dacar (Qaraami Ciil)
4:17
Axmed mooge (duufaanka xooga leh)
6:27
jooqle iyo heestii (sabaax)
8:41
2 жыл бұрын
Пікірлер
@sadiqabdi2716
@sadiqabdi2716 Күн бұрын
🙏❤️🙏
@sadiqabdi2716
@sadiqabdi2716 Күн бұрын
Garashooy Xaad noqon bay tiri. Waayo waayihii wacnaa iyo XAMAR markey shidneyd. AUN , Kuluc ,kinsi iyo Jiim!
@CumarNuurXasan
@CumarNuurXasan 2 күн бұрын
❤❤❤ 6:28 🎉
@CumarNuurXasan
@CumarNuurXasan 2 күн бұрын
❤❤❤
@CumarNuurXasan
@CumarNuurXasan 2 күн бұрын
Haajsja
@Blue_oblivion
@Blue_oblivion 2 күн бұрын
الحب هو موضوع متكرر في الموسيقى الصومالية، وغالبًا ما يتم استكشافه من خلال عدسات نفسية وروحية على حد سواء. تصف العديد من الأغاني الصومالية تجارب العشاق بطريقة تتماشى بشكل وثيق مع الحالات النفسية، مما يشير إلى أن الحب يمكن أن يتجلى كنوع من الاضطراب العاطفي أو العقلي. أغنية "أمبيو" هي مثال مؤثر على ذلك. يعبر الراوي عن مشاعر الاستياء، وهو موضوع رئيسي في علم النفس الفرويدي، مما يشير إلى أن الحب، بالنسبة له، ليس مجرد اتصال روحي بل أيضًا صراع نفسي. في "أمبيو"، يستند رثاء الراوي بشكل عميق إلى تعقيدات الحب العاطفية. يرتبط الاستياء، كما تم استكشافه في أعمال فرويد، غالبًا بالرغبات غير المحققة أو الاحتياجات غير الملباة أو الصراعات غير المحلولة، وكلها يمكن أن تنشأ في العلاقات الرومانسية. تصوّر الأغنية بوضوح الصراع الداخلي للعاشق، مما يجعل من الواضح أن العبء العاطفي للحب يمكن بالفعل أن يشبه المشكلة النفسية. لكن الحب ليس مجرد عبء عقلي؛ فهو يحمل أيضًا بُعدًا روحيًا. الطريقة التي تدمج بها الأغاني الصومالية هذين الجانبين تشير إلى أن الحب، رغم عمقه النفسي، لا يمكن فهمه بالكامل دون الاعتراف بتبعاته الروحية. يعكس تداخل هذه العناصر فهمًا شاملًا للحب في الثقافة الصومالية، حيث يُنظر إلى العقل والروح على أنهما مرتبطان ارتباطًا وثيقًا. ومما يزيد من عمق الأغنية العاطفي هو العزف الاستثنائي لجيم على العود. يعزز عزفه السريع على الأوتار من الجودة الحيوية والغامضة للقطعة، مما يضخم شدة مشاعر الراوي. يخلق العزف السريع، الممزوج بالدقة اللحنية الرقيقة، مشهدًا صوتيًا يكمل تمامًا التوتر النفسي للكلمات، مما يجعل "أمبيو" ليس مجرد أغنية بل تجربة عاطفية غامرة.
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 3 күн бұрын
Amiirul cuud jiim sheikh mumin Aun 😢
@adamabdi743
@adamabdi743 3 күн бұрын
Caadi ma aha heesta tolow kabanka ma Cigaal baa mise waa Cabdinaasir M Caydiid aun waan isku yara qaldaa labadaa nin
@adamabdi743
@adamabdi743 3 күн бұрын
War gonahayn heesta maxaad noogu bar gooyseen kabanka idilay
@buruntiabdullahi6023
@buruntiabdullahi6023 4 күн бұрын
Isma lahayn hees tubeec qaado oo aadan dhegaysan ayaa jirta , Allow kuu naxariiso. Kow ma joogo show Maalinba mid baa igusoo baxaysa!!!!!!! Gacanta u garaacaysa ayaaan aad u dareemaya ninka uu yahay allow idiin wada naxariiso
@VirgilVandjik-j7f
@VirgilVandjik-j7f 5 күн бұрын
Habeensamaad iyo saaxiibadeey, Guryasame, dhagacadde iyo cabdisamiic , xuska xasan aadan iyo xertii qiimaha badnayd .
@alliessa6419
@alliessa6419 7 күн бұрын
Heestan wakhtigii iigu horraysay ee aan arkay ayaan idi, laxanku Sayid Maxammed Mooge u eegaa, mar dambe ayaan ogaaday in isagu laxanka leeyahay! Cajiib.
@haasxaciirl3953
@haasxaciirl3953 7 күн бұрын
Heticabdulahlshrlfbastwbiulabude 3:24 3:26
@faysalmuse6037
@faysalmuse6037 11 күн бұрын
Fanka halagadaayo fadhataysiga waa erayadii alhw naxariistee cali saleebaan bidde
@mohamedshire2940
@mohamedshire2940 11 күн бұрын
Lyrcs usame adigo mahadsan
@mwarsame5800
@mwarsame5800 12 күн бұрын
From tiktok
@maxamedxasancuraagte9349
@maxamedxasancuraagte9349 12 күн бұрын
Aabaha iyo hooyada Cuudka Jiim sh muumin Ahun
@user-zp8fi7il3p
@user-zp8fi7il3p 13 күн бұрын
Jiim sheikh Muumin AUN Qoobka fardaha miisaankaculus
@axmednuur48
@axmednuur48 13 күн бұрын
Cawa ooy tahaay tarikhduu 24.08.2024 heestan cawa igu horaaysa wanaa ku qayilaaya axsaan hees mirqaan ban iskala garan laaay 😂 hanoniyee allow janadi ka waraabi
@zackztephan4740
@zackztephan4740 14 күн бұрын
23/8/2024 khamiis aniga talie fanproj nagu wayn 😂
@nuuradiinxariir1307
@nuuradiinxariir1307 15 күн бұрын
Lakiin ustaad inyar ayaa kamaqan heesta dhamaadkeeda yara hubso fadlan AHUN MUCJISADII AALADA CUUDKA SOOMAALIDA JIIM SHEEKH MUUMIN
@nuradincabdisahal2421
@nuradincabdisahal2421 16 күн бұрын
Allah yaraxma feysal cumar
@axmedibro4955
@axmedibro4955 16 күн бұрын
2015 kii xasuus 😢
@hassanguhad9012
@hassanguhad9012 18 күн бұрын
❤axyaa cod xalima khalif cabdalle magool ❤
@farahdahir8554
@farahdahir8554 19 күн бұрын
August 2024 YAA DAAWANAYA.
@yasincabdi112
@yasincabdi112 20 күн бұрын
Allow u naxariiso
@bishaarcadaanigole6939
@bishaarcadaanigole6939 20 күн бұрын
16/8/24 ban truck ku dhex dhagysanayaa seatle iyo Los Angeles dhexdoona marayaa Allow adaa weyn cigaal ban caawa weheshanayaa.
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 22 күн бұрын
Hees xusid mudan AHUN
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e 22 күн бұрын
wa Xasuustii Fankii Hore mashaaLaa AL Xaramo
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e 22 күн бұрын
LIKE
@SalahArale-e5e
@SalahArale-e5e 22 күн бұрын
Like
@DrmukhtaarYousuf
@DrmukhtaarYousuf 23 күн бұрын
Absolutely the king of somali musicians allah give him the highest place of heaven the man with the golden voice, the ever green and all the time interesting tubeec
@Cabdisalamjimmy
@Cabdisalamjimmy 23 күн бұрын
ninkaa xudeydi la yidhahdo wallee waa Number.1
@user-sk9gf2fo3x
@user-sk9gf2fo3x 24 күн бұрын
ABWAANKA ABWAANADA hassan sheekh.muumin Heesta waxa uu ka teriyay Somaliland iyo somaliland Wax yar ka.bacdi.xoriyadii markii la is af garan waayay
@user-os5ub5gr1w
@user-os5ub5gr1w 24 күн бұрын
Caleeyk yaaaa sowtu Rahma halkeedii ayaaad dhigtay 💞💞💞💞💞🫂💯
@AbdifatahYusuf-r7g
@AbdifatahYusuf-r7g 24 күн бұрын
Ma ihi mid la dhiban jacayl se arimo kuwaa ka duwan ayaa ihaysta halkana waxaa igeenay heestan ayaan jeclahay dhiiri gelin ahaan ayaan udhagaysanyaa alleh lakama quusto
@khalidsalebaan1262
@khalidsalebaan1262 26 күн бұрын
Music100% Cod100% Ereyo100%
@bashirsebriye
@bashirsebriye 26 күн бұрын
❤❤❤❤❤😢😢😢😢
@KabtanmaxamedCabdi
@KabtanmaxamedCabdi 27 күн бұрын
heestan ili aan qaad ka shaqeeyn jirey gàadhi sida qaadak aroorta la iibin doono waxa uu iman jiray 3 habeenimo samaleyl wax ku sugi jirey heestan ilaa uu ka iyimaado qaadku
@abdinoorkarar1922
@abdinoorkarar1922 28 күн бұрын
Boqorka codka Raxaristii jano kuwar legend ❤
@Xasancade-xu5ui
@Xasancade-xu5ui 28 күн бұрын
Hestan waxan radinayay mudo 3 sano inkastow angaranenin inladhaho hesta boholyowayo lkn waxan mar dhagesan jiray oday an isku baranay maqayad laguqayilo hesta malin walbo waiskulaqayilijirnay maqayada kaliya waxan kakasayay marku leyahay boqoradi hawenka labashalay cawa intas kahayay sidan yutubka uguqarayay wanka wayay lkn ugudanben cawa aya helay markan kuqoray boqari habenka heso faraban ayu itusay sidan ugu radinayay mudo 4 sac kadib wan arkay lagenka sodhigay waxan leyahay txn yaqay marqanka itosay cawa dacadi❤❤❤🎉
@farxiyoluulofficiall697
@farxiyoluulofficiall697 5 күн бұрын
Wow❤
@KosaarCabdilaahi-m4h
@KosaarCabdilaahi-m4h Ай бұрын
00
@AbdimaalikKirix-jj1sr
@AbdimaalikKirix-jj1sr Ай бұрын
8/5/2024 habeen salasa ah allah haw naxaristo awowo saxardiid
@mahadolad847
@mahadolad847 Ай бұрын
Erayada iyo laxanka hanuuniye
@badrigass4135
@badrigass4135 Ай бұрын
Ustaad nuuradiin cali Amaanow, Mawydku baryo haku ilaawo, Anna lyrics ka heesta akhyaarta aan fahmin aan uga faaideeyo hadaan qaldana waad isixi, Masku jawharadiisyo Jeexyaduu ilmaha dhigo Kama jeesto mirashada Naf waxjecelna daymada Jaangooyadii hore Jidmarbey ka dhigataa. Jeexaygii midigeey Anigana jeedaladaadi Surkaa ila jabayee Marmarbaan jaleecada Wacan kaaga jeedaa Adoo jeega meel uu Cirjiitamey xaley u jilbaha dhigay Xareeduna jidh tahey wali Marna waxankaaga jeedaa Adiga oo dhex jiifsadey Meel jadeenka geedkiyo Jiiqu is hadheeyoo Jiqaaqirada laamahu Isku jeeni qaarmeen,! Cirkana jarar carceersadey Intey jeexdhan qariyeen Jirkuu saxada soorogo Waagii lasoo jid marayoo Jeegaan kukala badhey, Oon jamashadaadii Jalkii qaadan wayoo Jibaad ololayee Sida geel jidheeriyo Jilab dhagaxle soomarey Jimiimic cidayoo sidan kuugu jeelqabo,adna mawjiraban tahey Mar’xasuus jilbaha iyo Jaaha ma isasaarnaa Marna jiidh dubaaxsiga Qalbiga ma iga jeedaa Mise jibada faalada anaa jitamayo Inaan jiraba maad ogid? Waxan kasoo salamaya gobolka Awdal, wanankugu xidhanahey
@CaliMuxudiin-tp6hf
@CaliMuxudiin-tp6hf Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@CaliMuxudiin-tp6hf
@CaliMuxudiin-tp6hf Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@maxamudmuslim8071
@maxamudmuslim8071 Ай бұрын
😢
@nuuradiinxariir1307
@nuuradiinxariir1307 Ай бұрын
Wow xasan sabriye afrax (xasan great/garaad) wuu inoogu raaxeeyey isna alle ha u raaxeeyee runtii wuxuu kamid ahaa tumayaasha aaladan cuudka soomaalida wuxuuna ku ahaa maahir ama xariif AHUN
@nuuradiinxariir1307
@nuuradiinxariir1307 Ай бұрын
Waa cuudkii daauud cali masxaf AHUN