Ninkaan barnaamijka wariyaha ka ah ma ina Xildhibaan Ilkacasaa oo reer Finland 🇫🇮 Turkey ayaan isku aragnay 2014 kii guri geeyga ayaan ku soo dhaweeyay hooyadii iyo aabihii isna waa nooyimi hadaa tahay ina xildhibaan Ilkacase
@shatylee4807Сағат бұрын
Masha'Allah waa jeeclaha niinkaan suu runta madaxa aga jaaro
@mohammedpalle5934Сағат бұрын
Waa halyeey Soomaaliyeed oo qaran ka u soo shaqeeyay
@AbshirCabdi-v3p2 сағат бұрын
Sxb madaxwaynaha soomaaliye aa kadhigaynaa imoo soomaaliye
@doulayeyare54963 сағат бұрын
Hadu ninkaan kilya waraysan lahaa channelkan waan joogi lahaa isaga moyane codkale Meeshan Lama dhagaysan karo
@abdirahmanliiban3 сағат бұрын
Aqoontaada yurub iyo KZbin baa la fadhidaa muuze Dablaha ku dhaama 💯
@ahmedyasin85443 сағат бұрын
Maxamed siyaad wuxuu ahaa sareeye gaas oo af ingriis ku ah major ganaral, cali samatar wuxuu ahaa lieutenant genaral oo ah sareeye guud.
@ahmedyasin85444 сағат бұрын
Magacay janano ka yihiin ee janan ma aha. Birahan dukaanka lagu gadaa. From mooryaan to janan
@AbdallahMohamedabdallah-zj1jc6 сағат бұрын
From Djibouti Salam sare
@munasagal24967 сағат бұрын
Wa sababta jeneral faysal cabdi bootaan uu ugaadhay magaciisu somalida oo dhan wa jeneral sax waayo 10jeneral in kabadan bay haysa somaliland lkin cid taqaana ma jirto😂 ninkani run by sheegay jeneraal uu ilaalinaayo jeneraal kale wa allow sahal😂😂😂😂
@abdirahmanliiban2 сағат бұрын
General uu wiil yara qabanaayo xagee lagu arkay 😂😂😂😂
@munasagal24962 сағат бұрын
@abdirahmanliiban horta kaa yari wu isku sawiray waaki cadeeyey in gaadhigu la dhacay, mida kale dagaalka 3dex waji uun ba laga qaataa 1.dhimasho2dhaawac iyo 3 oo ah in lagu qabto, intaan faysal la qaban imisa janan bu qabtay malaa jeneral aar-sade uun bad ka garanaysaaye. Mida kale haddi dagaal dhaco xabdu ma taqan wa hebel..balee raga aan lagu dhici jirin ee la qabtay, macamar al qadaafi, sadaam xuseen...dewad uun ilaa bashaar al asadkii manta qaxoontiga ah oo dhamaan wadankoodi laga qabtay, faysal weli wuxu ku xidhanyahay gobolkiisi,
@omarapdihakiimmohamett54507 сағат бұрын
Nin wayn kabtan Rooble
@MubaarikAhed7 сағат бұрын
Aqoon yahan
@macalindaud-daruiman7 сағат бұрын
Rooble hadalkiisii waa nadiif Ninkani wax cuqdad iyo xumaan kama muuqato Waa mawaadin nidiif ah Oo runtii u baahan in ciidanka dadka uu u yimaado siminaaro siiya Waa nin dadka dhiiri gilinkara Ragaw taageera rooble Si uu noogu yimaado wadanka
@macalindaud-daruiman7 сағат бұрын
إنه رجل خبير في أمور الجيوش والدفاع عن الوطن.وانه مواطن صومالي يعرف القيادة وفاهم كثير عن السياسة ومعنى الدولة. لازم أن نجد مثل هذا الرجل إن كنا صوماليين إنه متعلم في الحقيقة. Waa raga aan rabno inay na hogaamiyaan Farmaajaw ragaasi oo kale la imaw 2026 inshaa allaah.❤❤❤🇸🇴🇸🇴👈Rooble waan ku taageersanahay. Guulayso wll
@Somalinav9 сағат бұрын
Hhhhhhhhhhhhh
@osmanguled65919 сағат бұрын
Sax madax-weyne kamadembeyn siyaad barre illahay ha unaxariisto.
@BaasheMahamud10 сағат бұрын
Wallahay waan naxaa marka maxed siyaad barre la barbardhiga tuugta koontarolada ka yimi
@محمود-ت3ت5ر10 сағат бұрын
😂😂😂😂 Beentis ma ahan hada ka hor waxn tv ga ka dawaday general taliye istaaf ah istafka axmed madobe
@Himiilo-11 сағат бұрын
War ninku Ben badana subxana lllah wabo nin wene jaranal ayub ssdf mabuba dhalanine galadineh kumusan dhalanin beenta bas iska illali walal
@GraadMoh11 сағат бұрын
KKKKKKKKKK BAARLAMAANOW XAAL QAADO
@somalioutlet11 сағат бұрын
Ninkaan run badanaaa.
@khadarshabin12 сағат бұрын
LEGEND XAQIIQADA OG SOO BADI
@IbiEntertainment12 сағат бұрын
Ilaahow ciidankuu hogaaminayo aan ka’mid noqonaa yarab 🤲🏼 Geesiyan oo miidhan oo Somaliga xalaasha ah ayaan doonaynAa walahi 💪🏼🦾💪🏼 Ilaahay cimrigiisa ha’u siyaadiyo iyo inta cadowgooda Ethiopia 🇪🇹 iyo kenya 🇰🇪 iyo kuwa Xalane fadhiya ee Arsenal maalgaliya Ilaahow geesiyada noo soobadi aan cadowga gowracne yarab 🤲🏼
@IbiEntertainment12 сағат бұрын
Ahmed madoobe haduu ibnu xalaal Somali ah Yahay waxuu xorayn lahaa SomaliGalbeed oo cadowgu khayraadkii iyo dhulkii maalinba qayb qaadanaya oo Oromo iyo Amxaaro iyo Cafar ay dhulkii SomaliGalbeed uu u dhashay boobayaan walahi waa nasiib darrro in Ahmed madoobe uu Somaliya lugta ku dhagan yahay waana sirdoon cadowgu ay soo dirteen walahi wariyuhuna waa la’mid oo cadowga bahdilka Somaliya ay ku samaynayso ku Farxaya xitaa hadaan Hassan nacbannahay oo isaguba uu yahay mashruuc dalka lagu burburimayo Walahi subhannallah 😢 Lakiin waxa loo samaynayaa waxan oo idil waa shicibka Somali qabkooda in’laga jabiyo walahi waa intaa inta loo socdaa oo niyadda nalaga jabiyo oo geesinimada aan isku badalnaa inaan is dhiibin ilaahayna kama dhigo yarab oo CADOWGUNA wuu ogyahay inuunan Somalida xalaasha ah waxba ka’qaadi karayn walahi wayna halaagi iyo kabaqaadka Ahmed oo miidhan oo Arsenalka ah oo Ethiopian&Kenyan ay garab siiyaan xalanena laga maalgaliyo walahi iyagaa argagaxisada ku abuuray Somaliya InshaAllah shicibka iyo ciidankeenu waan ka adkaanaynaa InshaAllah goor aanfigayn bi’idnillah kariim🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
@mahadjama148112 сағат бұрын
Oo asaga aqonte uu leyaahay.

@Muuseyare8812 сағат бұрын
farxanow soo badi lengend ka warankisa
@saadaqxasan-c6q13 сағат бұрын
Kkkk
@amirabukar291313 сағат бұрын
Masha Allah waa nin caqli badan, markuu dhahay madaxda maanta waa safiiro ufadhiyo Ethiopa iyo Kenya wlhi taasi been kuma sheegin, madax maheyno ee Alle wax kheyr qabo hanoo keeno. Nin waa hanti qaran ee aan ilaashano Somaliyee
@rocky406613 сағат бұрын
M.SIYAAD BARRE WAA HALYEEY SOOMAALI AAN KA DHIMAN OO QALBIYADA SHACABKA WELI AAN KA GO'IN