Пікірлер
@alimohamednuur8700
@alimohamednuur8700 26 минут бұрын
Iidoorow qabiil ayaad tihiin waameeshaad gaadhaan
@JamaTarabi
@JamaTarabi 5 сағат бұрын
Haa haa haa waa sidaase, Mj Prof Ismaaciil: HUWANTA & ARGAGIXISADU ha jabaaaan oo ha iishaaaaan 🙏✌️💪♥️💯❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@RaandiisMedia
@RaandiisMedia 4 сағат бұрын
Thnks
@JamaTarabi
@JamaTarabi 5 сағат бұрын
Guuuul iyo gobonimo JBSL 🙏✌️💪♥️💯♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@RaandiisMedia
@RaandiisMedia 4 сағат бұрын
Thnks
@ismacil9022
@ismacil9022 7 сағат бұрын
Wasida jiritaankena aynu ubadheedhnio xukumada halatagero raga qawlaysatada hala cadadiyo huwanta
@RaandiisMedia
@RaandiisMedia 4 сағат бұрын
Thnks
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el Күн бұрын
Waar SNM grxjis by ahyd%70. Wax kale keen kursigana waa Lagu tartamayaa Waana lakala heleyaaye, Viva. Wadani. And Ciro next president Majority waa la ogyey. Film.kale keen
@RaandiisMedia
@RaandiisMedia 11 сағат бұрын
Thnks
@ayaan-dn8pe
@ayaan-dn8pe Күн бұрын
Aamina aamiin aamiin yaarabi
@RaandiisMedia
@RaandiisMedia 11 сағат бұрын
Thnks
@1962yusuf
@1962yusuf 2 күн бұрын
Hadalkaagu waa hadal dumar oo wax ka soo qaad ma laha ee waxa ka fiicnayd intaas oo uu yidhaahdo xildhibaan xeel-dheere. Asc
@RaandiisMedia
@RaandiisMedia Күн бұрын
Thnks
@haboon180
@haboon180 2 күн бұрын
Waa nin iimanku buuxo.
@RaandiisMedia
@RaandiisMedia 2 күн бұрын
Thnks
@haboon180
@haboon180 2 күн бұрын
Fadumo laguma deydo savage ka, waa lagu shax guura. Dhaqankaa ha dhiiri gelin. Habarjeclo intii Silanyo joogay, waxa dusha soo maray xaarkii reerka. Maanta garxajis taako ayey u jiraan. Waadiga arkay siyaasigii waa Xirsi iyo Xaashi iyo inta ay horboodan. Odeygiina waa Burmadaw. Fadumo hadalkaa ka dabatag, reerka waad habaartay.
@RaandiisMedia
@RaandiisMedia 2 күн бұрын
Thnks
@husseinduale9354
@husseinduale9354 2 күн бұрын
ina haashi tuug beenale
@RaandiisMedia
@RaandiisMedia 2 күн бұрын
Thnks
@xabibomohammed2796
@xabibomohammed2796 3 күн бұрын
Yaahuu yaahuu yaakaafi
@AxmedDuufaan-uw3sb
@AxmedDuufaan-uw3sb 4 күн бұрын
Mxa la dhakhdhakh leedahy joog gebiley baad leedahy isaaq baad thy sidee u iibin reero gurigeed fuleyohow hadhowna waad barooraneysaan rag iyo dumar hhh
@RaandiisMedia
@RaandiisMedia 3 күн бұрын
Thnks
@xuseenaskar4640
@xuseenaskar4640 5 күн бұрын
Xafladdan baad joogtaaye digil midhiflahan iyo laascaanooddan iyo anmigu jacayl uma hayno raalli gelinina addeer nagama djaxaysee. Kalgacaylka aad cadawga u hayso madashan loogama baahnee buur madawna sidaannu kuu haysanno hadduu ogyahay noomaba kaa soo direene wasiiradda xukuumadduna way iskakaa ogyihiin waxaad tahay weligaaba masala ku xaarka waad taqaanaage khayr hele iska hoyo
@RaandiisMedia
@RaandiisMedia 5 күн бұрын
Thnks
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el 5 күн бұрын
Mncha allah Faysal waa Tuurtey kaftankiisii 👍 Great
@RaandiisMedia
@RaandiisMedia 5 күн бұрын
Thnks
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 6 күн бұрын
War kani waxba maaga waa qof wax ka si yihiin. Jabuuti muxuu ku samayn kara kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk War sheekada nagala tag
@RaandiisMedia
@RaandiisMedia 5 күн бұрын
Thnks
@amalabudhabi4757
@amalabudhabi4757 6 күн бұрын
Caac markii laska lagaraacayay wuu kufaraxsanaa
@RaandiisMedia
@RaandiisMedia 6 күн бұрын
Thnks
@amalabudhabi4757
@amalabudhabi4757 6 күн бұрын
Sidaad dheh badhlaqabto badh baxsada jabuti kudheh
@RaandiisMedia
@RaandiisMedia 6 күн бұрын
Thnks
@ibrahimabdi2558
@ibrahimabdi2558 7 күн бұрын
Habar Awal kkkk
@RaandiisMedia
@RaandiisMedia 7 күн бұрын
Thnks
@XasanBuufis-dj7ni
@XasanBuufis-dj7ni 7 күн бұрын
Waar ninkaasi waa nin ragageed wax fahamsan biixiyow madaxa sirdoonka umagacaw
@RaandiisMedia
@RaandiisMedia 7 күн бұрын
Thnks
@kingmj5675
@kingmj5675 8 күн бұрын
Kkkkkkkkkkkkk haddaa ma kiinna yar ee caddiifadda lagu sameeyey ayaa lala soo baxay, waliba asaga oo sheeganaya inuu xildhibaan u yahay Maamulka Waqooyi? 😂
@RaandiisMedia
@RaandiisMedia 8 күн бұрын
Thnks
@user-ge3rc1bf6o
@user-ge3rc1bf6o 8 күн бұрын
Ismacil iyo ciro iyo waxa uu wataa waa isku mid
@RaandiisMedia
@RaandiisMedia 8 күн бұрын
Thnks
@amdualeh5802
@amdualeh5802 8 күн бұрын
Hadda laga bilaabo,waa inaad ka tanaasusho magaca aad dadka ku khaladay ee ah DAACI.
@RaandiisMedia
@RaandiisMedia 8 күн бұрын
Thnks
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 8 күн бұрын
Professor Ahmed Ismail samatar💚💚💚
@RaandiisMedia
@RaandiisMedia 8 күн бұрын
Thnks
@tvrarisdanguud4980
@tvrarisdanguud4980 9 күн бұрын
Mansha allaah jesakallaah khayran
@RaandiisMedia
@RaandiisMedia 8 күн бұрын
Thnks
@tvrarisdanguud4980
@tvrarisdanguud4980 9 күн бұрын
Aamiin aamiin aamiin
@RaandiisMedia
@RaandiisMedia 8 күн бұрын
Thnksv
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 9 күн бұрын
Yes kulligood nacalla abohoodkuyaale xabashida iyo oromada innoogadhaw hooyadin iyo Somalinimadaba nacallakuyaal faqash iyo qadaadweyn viva Somaliland guul Jamhuuriyada barakaysan e Somaliland ❤❤❤
@RaandiisMedia
@RaandiisMedia 9 күн бұрын
Thnks
@user-nu2pe1go3s
@user-nu2pe1go3s 10 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@RaandiisMedia
@RaandiisMedia 10 күн бұрын
Thnks
@amdualeh5802
@amdualeh5802 10 күн бұрын
Marwo hadda lafteeda ayaad dadka u gafaysaa oo ku tilmaamaysaa duqsi iyo wax xun dad faraha kula jira,subxaanalaahu cadhadu waa camal shaydaan,ISDEJI.
@RaandiisMedia
@RaandiisMedia 10 күн бұрын
Thnks
@user-cj1wy2qp8w
@user-cj1wy2qp8w 10 күн бұрын
ماشاء لله ❤ m.a
@RaandiisMedia
@RaandiisMedia 10 күн бұрын
Thnks
@cabdiqaadirmaxamed5556
@cabdiqaadirmaxamed5556 11 күн бұрын
Way isku goyahin farhiga hal kaco waxaa hayska caliyo guul guul gobonimo
@cabdiqaadirmaxamed5556
@cabdiqaadirmaxamed5556 11 күн бұрын
Yaa ka awood yaar ismaacil iyo somalia baa
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 11 күн бұрын
Weriyahani waa indheer gara maansha allaah
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 11 күн бұрын
Guul soomaalilaan❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@FaadumoMaxmuud-qu9kh
@FaadumoMaxmuud-qu9kh 11 күн бұрын
Balaayaa ladhalay geele wadadhalasho haday jirtowaa laga aki ahh⁰😮😮😮😮
@DarwiishNL
@DarwiishNL 11 күн бұрын
Tani. Waxay. Ka. Mid. Tahay. Oo. Ay. 1ka. Rahay. Dhalinteedii Dagaaladii. Ka. Dib. Dhashay. Lumiyey. Mustaqbal. Koodii. Qabowgii. Iyo. Caafimaad. Daradii. Nadaafadaradii. Ingiriiska. Ayey. Xamili. Weydey Oo. Way. Ka. Raysatey. Lkn. 20sano. Ama. Kaba. Badan. Waxay. Ka shaqeyneysey. Umad. Soomaaliyeed. Oo. Alla. Hooduu. Bagcad. Ku. Wada. Abuurey. Isku. Diina. Isku. Midaba. Isku. Luqada. Iney. Isku. Daydoo. Kala. Irdhey. Kala. Sooc. Iney. Tidhaahdo. Itopia. Jeclaada. Soo. Dhoweysta. Soomaali. Naca Hada. Waa. Gaalo. Badan. Koodu. Xavashi. Tigray. May noga. Dunuubta. Iyo. Cadhada. Alle. Ee. Ay. Dhex. Dabaalaneyso. Dad. Gaalo. Ubadan. Ayey. Leedahay. Jeclaada. Soomaalina. Naxa Waa. Cadawgiina. Maalinta. Aakhiro. Waxaad. Amaamu. Laah. Kaga. Jawaabi. Lahayd Ayaa. Lagaa. Rabaa. War. Kaagan. Camarada. Lahoos. Fadhiyoow. Gaadhsii. Joley. Cd. Beena. Khiyaali. Ah. Riyo. Maal. Meed. Ayey. Wada. Laqeene
@Tuuyo
@Tuuyo 12 күн бұрын
Nac nacdiisii cay buu ku daray maanta
@alkhayratmedia5956
@alkhayratmedia5956 12 күн бұрын
Subxaana allaah laa xawla walaa quwata illaa billaah ma sidaan baa soomaali u danbaysay? waxaan waa munkar waa in la suuliyo wax diintena islaamka ogoshahayna ma ahan waa nasiib daro umad muslin ah inay waxaas isugu timaado oo la daawado dumar qaawan waa diin la aan iyo cadowga islaamka wax uu soo maleegay ilaahay ka cabnsada waxaan dadkeena yaan lagu halaagin hala diido madax iyo raaciyaba ilaahow beri baan ka nahay waxaas sufahadu samaynayaan. kan faafinaya waxaan leeyahay ilaahay ka cabso beri baad dhiman hadhownna waad ka shalayn doontaa jooji waxaas umada ha u soo dayn munkarka iyo qaawanaanta gabdhaha.
@DarwiishNL
@DarwiishNL 12 күн бұрын
Free. Reer. Awdal No. More. Gooni. Goosato No. More. Xabashi. Xigsada yaal. No. More. Qoomuluud Macsuumayaal. No. More. Abaarso. Barwaaqo. Umad. Koda. Ku. Baabiyaal. No. More Guneydte. Xanbaarayaal.
@DarwiishNL
@DarwiishNL 12 күн бұрын
Qabiil. Qaranimadii. Qawadey Oo. Qumanaan. Qaderiin Derisyada. Lagala. Quustey Dhiig. Xaqdaro. Ay. Ku. Qubaan Qaadir. Kood. Uga. Baqaynnee'eeeee. Nus. Qarnii in. Qabiil. Qaran. Loo. Aqoonsadey. Ku. Qasaareennee'eeeee. Kughaya. Saykac. Waa. Qayb. Ka. Mida. Qaranka. Soomaaliyeede. Xabashiga. Oromada. Aad. Caashaqdeen Maqaadan. Karaannee'eee.
@HibaaqMohamed-wv5dh
@HibaaqMohamed-wv5dh 12 күн бұрын
🎉🎉🎉😊😊😊m. Aa
@mohamudali2438
@mohamudali2438 12 күн бұрын
Morgan,geesi geesi dhalay!
@gogaysatv4783
@gogaysatv4783 13 күн бұрын
Cudur meel fadhiya, wada dareera
@sayidahmed5808
@sayidahmed5808 13 күн бұрын
Yaad matashaan ma huwantii baad moodaysaan in awdal joogaan
@Arligaygoow
@Arligaygoow 14 күн бұрын
Ma hooyadaa iyo iidoorbaa leh lughaya. hadii cidi ictiraaf idin siinayso ku raadso dagaankaaga wallow dhul somaaliyeed yahay sii dee oo ku raadso dhul iyo dagaan dad kale ha u hanqaltaagin cidkasta oo diinta dhulka iyo dadka nala difaacaysa soo dhawaada
@missdiamond3653
@missdiamond3653 15 күн бұрын
M.a❤
@januarySl2024
@januarySl2024 15 күн бұрын
Afweyne ayuu jilaa. Ogaadeenka Gedo ayaa Afweyne dhalay. Afweyne ayuu had iyo jeer casabiyad qabiil u amaanaa oo colaadiyaa reerihii hormoodka ka ahaa jabkiisa, Isaaq iyo Hawiye ee isna uu xasuuqa u geestey. Sidii Afweyne ayuu doqon ciil kama kece ah yahay. Sidii dumarka ee Afweyne u hadlijirey markuu cid caayayo ayuu kanina afka u kala qaadaa ! Doqonnimadiisii ayuu xabaashisa ku qotay !
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 16 күн бұрын
Beenaale beenaale dhalay dagaalka laascaanood aar goosi ayaad u soo abaabusheen lkn wixii aad 34sano lfahaad wadateen mid ka daran ayaad kala kulanteen
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 16 күн бұрын
Muuse fircoon dadkii uu u xabkayn jiray maxaa qaylo ka baxaysa. Doorashada waa laga helayaa bal.meeshaad aadaysaaan ayaa layska rabaa
@user-ld8ls5cz3c
@user-ld8ls5cz3c 16 күн бұрын
War kani waa beenaale waxba ma kala oga
@user-ci5mo2gj7r
@user-ci5mo2gj7r 16 күн бұрын
Geela.caloolaya wuxuu mòdaya somaliland xamar.bahalagaleent caloolaye wada qaladan baada cagata saaratey geela wuxuu isa moodaye faranasiisa