Пікірлер
@AGOOGLEGJAAMAL
@AGOOGLEGJAAMAL 5 минут бұрын
Beenaale qaawan tell your resource,.
@AGOOGLEGJAAMAL
@AGOOGLEGJAAMAL 5 минут бұрын
Waar xishood duliyow afqadhmuun.
@AGOOGLEGJAAMAL
@AGOOGLEGJAAMAL 7 минут бұрын
waar xishood wax walba war lagama dhigo. Don't insult your viewer's intelligence
@Barwaaqoibraahim-k8s
@Barwaaqoibraahim-k8s 12 минут бұрын
Waxaas lama qaadan karo😢ilhy reer falastiin nasriga hawsoo dedejiyo😢
@AGOOGLEGJAAMAL
@AGOOGLEGJAAMAL 4 минут бұрын
waa wariye beenaale oo afqadhmuun
@umalkhayrcali9280
@umalkhayrcali9280 20 минут бұрын
Barakicin falastiiniyiinta yeeli mayno
@SahraAdanAbdi-l9c
@SahraAdanAbdi-l9c 40 минут бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤soomaalilndre guuuuul guuuuul 💚 💚 💚 💚 💚 💚 💚 🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️✌️✌️✌️✌️✌️✌️🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@Nuura-bb4ob
@Nuura-bb4ob 50 минут бұрын
Subxaanalaah oo aqoonsiguba ma waxa UU ahaa inuu reer falastiin Ka qaado dhulkooda oo UU qaxiyo Somaliland taasi dhici mayso aqoonsiga illaahay baa aqoonsan Somaliland illaahay haynaga qabto sharkiisa aamiin
@AGOOGLEGJAAMAL
@AGOOGLEGJAAMAL 3 минут бұрын
Waa wariye beenaale please report his youtube
@ahmediyass2274
@ahmediyass2274 51 минут бұрын
Maraykanka ha u raro
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm Сағат бұрын
SO24TV wellkem Somaalilnd shacab falastiin
@mohamed63ibrahim12
@mohamed63ibrahim12 4 сағат бұрын
Hafashilin...adigu
@sayidjaamac1724
@sayidjaamac1724 6 сағат бұрын
Dabin arintan dib ugu noqo
@KhadarDubad-d9i
@KhadarDubad-d9i 6 сағат бұрын
🚫
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 7 сағат бұрын
maxa no keena ergeyga qaramada midoobay u qaabilsan Somaaliya dalka muuse biixi ba ku fiicna
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 7 сағат бұрын
SO24TV wariye qaaliya alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Somaalilnd 💚🤍❤️
@IsmailEthiopia
@IsmailEthiopia 7 сағат бұрын
❤❤❤❤❤
@Dayibmuuse-c3b
@Dayibmuuse-c3b 8 сағат бұрын
Nacalaa aabahaaku yaala ciro neef hurda maamul boleed waso
@BasheNotayo
@BasheNotayo 11 сағат бұрын
Mw. C.c. cirro Hala la shaqeeyo,dalkana dawladu hadifaacdo.
@samalehmohamed8529
@samalehmohamed8529 12 сағат бұрын
Maashallh mudane madaxweyne hambalyo
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650
@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 12 сағат бұрын
Sxbyaal daawada kaliyee jirta amba nabad gayiga jamh.Somaliland ka Aslaxda lagu heli karaa -waa xilliga xiligiisii iyo misoole daarood ka guurkii guud ahaanba gayiga jamh.Somaliland, ninka si Kale u haystoow-- wallee maad jirin habeen,, nin moog iyo nin OGba reer somaliland iyo cadawgoodu way is'hurran yihiin- waliba sida muuqata waxa dhaca ciinbay daaqaysaa-- afkaana hadalka dayn doona- waana la eedayaa wixii dhacay oo wallaahiyee ha ogaado nin moogi insh tcaalaa,,,, for ever Somaliland republic,,,
@mohamedhassanhoussein8627
@mohamedhassanhoussein8627 13 сағат бұрын
Wariye ma dhaandhaan baad tahay waa ergayga soomalia iyo soomaliland maaha sidaa waa ergayga soomaalia wax somaliland ugu qorna ciwaankaasi socodkiisuna inaguma badnayn xukuumadi hore way iska joojin jirtay socodkooda wax ay soowadaana ma jirto ciro wuu gacan galay qaramada midoobay xamar ayey wax ka dhigi lahayd
@hassanmkconnect1779
@hassanmkconnect1779 14 сағат бұрын
Oromadu diridhabe waxay deganaayeen lagahare somali duna xaafad crises xabashiduna farsmagaalaha ee somalidu iyagaa cidleeyay diridhabe
@CashaCabdixasan
@CashaCabdixasan 14 сағат бұрын
ILHAN UMAR SHOULD BE DEPORTED TO CUBA/GUNTAMA BAY.
@ismaaciilmuuse6263
@ismaaciilmuuse6263 15 сағат бұрын
Waxa la yidhi sakaaro xaar muuqda ayey aas aastaa taa waxa ka dhigan xukuumadda waddani oo beenisay wixii ay samaysay oo la wada ogaa oo ah ilaaladii madaxweynihii hore ee Muuse Biixi.
@abyanfaraxamaxamed7900
@abyanfaraxamaxamed7900 16 сағат бұрын
Iska Dhiciya Waa Fulayaale
@adanbulle2573
@adanbulle2573 16 сағат бұрын
A Finish citizen welcomes another Finish citizen to Somaliland State of Somalia!
@KhadarCali-r2e
@KhadarCali-r2e 16 сағат бұрын
@Nuura-bb4ob
@Nuura-bb4ob 16 сағат бұрын
Guul iyo gobanimo somaliland
@IsmailEthiopia
@IsmailEthiopia 16 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@IsmailAhmed-f2l
@IsmailAhmed-f2l 16 сағат бұрын
Daarood qurjiile kola taagtaa kola tamartaa iigu taamoo hana ii tudhin Guul S/LAND ❤
@IsmailAhmed-f2l
@IsmailAhmed-f2l 16 сағат бұрын
Daarood yaan mgac Loo samayn waxba tarimaayaan 😂😂
@SahraAdanAbdi-l9c
@SahraAdanAbdi-l9c 17 сағат бұрын
Soomaalilndre guuuuul guuuuul 💚💚💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍🤍🤍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️✌️✌️✌️✌️✌️✌️🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@mustafexasancalikaabanka4332
@mustafexasancalikaabanka4332 17 сағат бұрын
kuwa sool been iyo nabad ka sheegaya adeer nqbad xagaa kaa xigtaa ma jirto yaan lagu hoosasin duulan baa kugu soo dooleh ciidamada madaniga ah la hoosasin maayo malinta maleeahiyadka ka soo horjeeda calanka soomaliland afka kusoo qaadan ya nabadu run ka noqoto ayay qoriga dhigayan
@mustafexasancalikaabanka4332
@mustafexasancalikaabanka4332 17 сағат бұрын
salaadiin iyo gadheer ictisaam waa waxa waalay dalka muuse waduu mariyay inaad wadadii muuse mariso ayay ahayd oy ku noqdaan shqadii ay lahayen oy siyaaaada ka baxaan inaad wadadii muuse mariyay marisay ahayd iyagaa idku dira dadka balayo ka shaqeeya
@MaxamedCabdilaahi-r9h
@MaxamedCabdilaahi-r9h 18 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@MuxuyidiinJamac
@MuxuyidiinJamac 18 сағат бұрын
MW.CIRO SOMALILAND EE AQOONSIGA SOMALILAND KEENAYEY WAA GUUUUL GUUUUL ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 19 сағат бұрын
Madax wayne waxaad mudan tahay ixtiraam waayo waxaad tahay madax qaran laakiin madax wayne wasiirka madaxwaynaha Wasiir khadar kama Ad fiirsan dib u aegis samee❤❤❤❤
@Cabdinuurmaxamed-z5o
@Cabdinuurmaxamed-z5o 19 сағат бұрын
Maxaa kaa galay sool iyo ssc
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 19 сағат бұрын
Wasiirku.wuxuu Sadeeyay inaanu Amarkaa BIXIN laakiin wax buu kala badbaadinayaa
@Amina-e2l
@Amina-e2l 19 сағат бұрын
Hadu see gooy qudabad xuuma bal wuxu ku hadalyo aaga madaxwina maha wa xoolo
@Xasancabdilaahi-u9m
@Xasancabdilaahi-u9m 19 сағат бұрын
NAfsigii muuse AYAA ina haya oo farteenaan eednaye bal Caydiisa inaga daaya ilaahay aan nation inuu inaga daji
@CarabAxmex
@CarabAxmex 19 сағат бұрын
Xiinyihiisa rakalaa ku shaqy sanaya markaabaad na shheegeysaa beenaale nnavadu hooya deed ha wasto
@aminajama7768
@aminajama7768 19 сағат бұрын
Masha allaah ilaahay ha barakeeyo
@SacadCabdi-p7j
@SacadCabdi-p7j 19 сағат бұрын
masha,allaah,insha,allaah
@sidiiqmaxamed-pg6nm
@sidiiqmaxamed-pg6nm 19 сағат бұрын
SO24TV wariye qaaliya alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Somaalilnd 💚🤍❤️ dufaaca qaranka iyo ceerigaabo waa in aad indho gaar ah ku eegta manta cadowgu kaabi u saaran yahay nabadi ma jirte
@mahdiaadan
@mahdiaadan 20 сағат бұрын
Ilaahaw.nagaqabo.cadawga.gudaha.iyo.dibadaba.waar.halajoojiyo.qadafyada..waxa.wax.inoodhimaya.aynunoqono.umad.iskuxidhan.oo.aanu.cadawgu.usoodhicikarin
@AxmedMuxumedMagan
@AxmedMuxumedMagan 20 сағат бұрын
Cidan muuse looga baqayaa waayo waar muuse cidi ku dhicimayso
@roodacawad13
@roodacawad13 20 сағат бұрын
Abti xaquuda muwaadinka dhowr xishooda
@MaxamedCabdilahi-v7r
@MaxamedCabdilahi-v7r 20 сағат бұрын
Wariye .maxaad ..ufaalayn .wayedeen mujisada jamuuriyada ...samland ..oo .kuwii dad Nooguxigay ...naladagaalamaya .. aduunkii..kalana.....illaahay ..noodiray ..dib .ugafikir . ..soomaaliyaay...joojin .karimasaan ..waxan..mucjiasada .ah .uurxumada ...nagdaaya...iwm
@husuinalsalmy368
@husuinalsalmy368 21 сағат бұрын
MANA HALGAMIN DALKANA DHAAWAC WAYN BUU U GEESTAY XAQ WAXAA LOOGU LEEYAHAY IN MAXKAMAD LA SAARRO, WAAYO CIIDANKII QARANKU MEE.44 YEARS BAA LA DHISSYAY MARKAA LASAANOOD AYUU KAGA SOO CARARAY IYO WICII HUB AYA HASTEEN OO NOOC WSLBA LAHAA .MARKAA MUSE WAXBA SHACABKA A SOO HOR DHIGINA .SHACABKA SOMALILAND WAA YAQAANAYN IN UU YAHAY.QUMANE.
@CabdilaahiFarsameeye-jt1jr
@CabdilaahiFarsameeye-jt1jr 21 сағат бұрын
Hadaad dadka sifiican uhogamin waydan od ben iyo arsi bolowdan walewaa kaded iyo dhafoor ta asho
@ahmediyass2274
@ahmediyass2274 21 сағат бұрын
Wasirka amniga waa bennale hadana waa Nin weyn maxaa Ku cadibey