C Raxiin Daalacayn 4404486
12 жыл бұрын
Baladweyn allahayow
12 жыл бұрын
Mr beank
12 жыл бұрын
Пікірлер
@saynab7503
@saynab7503 2 ай бұрын
Aamiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fadumoali7402
@fadumoali7402 3 ай бұрын
Xasan Adan Samatar, axsan yaa fanaan💯🇸🇴🎤
@Keydka_Taariikhda
@Keydka_Taariikhda 5 ай бұрын
Erayadii Abwaan Hadraawi Laxankii Cabdikariin Qaareey
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 6 ай бұрын
#Heestan waxa hal abuuray abwaan #Mohamed I W Hadraawi الله يرحمه راحمين Laxanka waxa Saaray Ustaaaad Cabdikariin Faarax Qaarey Jiir AHUN #ERAYADAHEESTABEERLUULA. Bi'waa jcayloow Boodhari inuu dilay Been baan u haystee Bi'waa jacayloow Boogaan aan la dhayinoo Cidi baanan karinoo Boga kaaga taaliyo Inuu yahay bir caashaqu Been baan u haystee Webigoo butaacoo Beeraha waraabshoo Dhulkoo baadku jiifoo Dhirta ubaxu buuxshoo Badarkiyo gellaydii Laga tuuray baalkoo Canabkii bislaadoo Bulladiyo ciyaaraha Lagu waabariistoo Beeluhu Gu' joogaan Sow beri samaadkii Beledweyne maan Tegin Dhanka bari magaalada Sow boqorad Joogtoo Biyo dahab La moodoo Bilicdii haweenkiyo Bili Loo dhameeyoo Timo boqonta joogoo Baal goray La moodoo Baarkana casaankii Bidix midig is gaadhoo Burcad Lagu xideeyoo Badh ku seexanaysoo Huwanaysa qaaroo U biseelay maan baran Sow goor barqo ahoo Bishu ay sideed tahay Aniga iyo BEERLULA Iskumaanu soo bixin Sow bariidadaydii Iyo bidashadeedii Buundada ciyaartee BELEDWEYNE ku taalee Biyo Lulato guudkeed Badhtan keed ma ay ahayn Sow bixiso weeyee Balan maanu dhiganoo BERI joog imay Odhan Sow bayd go'aygii Layguma bishaarayn Maantaa La baxayaa BULSHADII imay Odhan Sow waa besteeyoo Socod beegsan maayee Ina baaja caawoo I baxnaansha maan Odhan Sow TALIYE baasoo Ba'anoo war ma'ogii Taydii ma beenayn Sow badiba kooxdii Goortay badheedheen BAABUURKII Fuuleen Ana baal kamaan korin Boholyow daraadii Sow baraq nuglaantii Belo lagu ducaystiyo Baryo kuma maqnaynoo BIRI may xumaatoo BAADROOLKA daadshoo Ka wadaa BUKOODOO Bogsan waayo maan Odhan Sow beriga waagiyo Barqo kulul dhexdoodii GEED baaxad weynoo Dherer iyo Balaadhloo BELEDWEYN ku caanoo La yidhaado BAAROO Bilig dheer Hirkiisii Ma bidhaansanaynoo Bulxankiisa yeedhiyo Ma Maqlaynin BAAQII Sow baaxad soorihii Iyo Laba boglayntii Maan noqon besteeyoo BACADKII ma dheeliman Sow galab baqoolkii Anakoo barwaaqiyo Meel baad Joognoo Tumanayna beereey Sow maan baraarugin Riyo beena weeyee Sow baalo daymii BAABUUR Lalaayoo Haad baala moodoo FANANAANYA buur dheer Ismaan Odhan ka boodoo Nafta sow ma biimayn Nin banaadir joogoo BELEDWEYN La haystoo Waxaan ahay La baabee Sow baadi doonkii weli BAAFIS maan IHI BELEDWEYN ALLAHAYOOW Ka dhig guri barwaaqa eee BEERLULA ALLAHAYOOW BALAAYADA hareer mari BELEDWEYN ALLAHAYOOW Ka dhig beerta raaxada BEERLULA ALLAHAYOOW Beryo Samo ku NOOLAY BELEDWEYN ALLAHAYOOW Ka dhig xero badhaadheed BEERLULA ALLAHAYOOW Ka Berri waxyeelada BEERLULA ALLAHAYOOW Beryo samo ku NOOLEEEY. Waxay ka mid tahay heesaha ugu qaalisan guud ahaan heesaha Oo dhan Waa Erayadii mufakarkii ikhtiraacii nolosha Professor-kii cilmiga suugaanta. ALLE SW NAXARIISTII JANO HAWGU DEEQO🤲 Waa maskaxdii muhindiska badnayd ABWAANKA ugu qaalisan guud ahaan ABWAANADA SOOMAALIYEED Mahamed Ibraahim Warsame Hadraawi Ma garanayo ABWAAN La milgo iyo maamuus Bini'aadanimo iyo Afgaabni xishood dhagagsi iyo dul badna. Ma filayo QIIMIHII iyo MILGIHII IYO martabadii HADRAAWI Waayey in qof SOOMAALI AHI Helayo QIIMAHA HADRAAWI WAAYEY QOF SOOMAALI AH OO HELAYAA MA JIRO MANA JIRI DOONO.
@Shacayb-o8m
@Shacayb-o8m 6 ай бұрын
Hees qiso dhaba abwaan hadraawi kega dhacdey magalada hablaha qurxoon beledweyne
@shucaybabdirahmaan4183
@shucaybabdirahmaan4183 Жыл бұрын
Xusuuso 2008
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 Жыл бұрын
WA ABWAAN HAWIYE GESI U HESEY DHULKA HAWIYE 👑❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕❤️
@leylaaaa780
@leylaaaa780 3 жыл бұрын
Baladweyne dhiiga
@faysalbaaslaabe5587
@faysalbaaslaabe5587 5 жыл бұрын
Waawa nice song inta kahesho like isaar
@rahmagelle8314
@rahmagelle8314 5 жыл бұрын
heestaan waa qiso dhamaystiran
@abdirahman_salad7
@abdirahman_salad7 6 жыл бұрын
aabaha jacayl ka qiso qiiro leh Abwaan hadraawi
@mukhtaarjamaalmj5284
@mukhtaarjamaalmj5284 7 жыл бұрын
Amaan dumar .5 lagalama hadhin
@duniyamohamed1909
@duniyamohamed1909 7 жыл бұрын
hees ka weyn heestan ma jirto filaya dhnka jaceylka
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 7 жыл бұрын
💏💏💏💏💏💏
@bileyahya1892
@bileyahya1892 9 жыл бұрын
Wow nice song