Ilaahay naxariistii janno ha ka waraabiyo Badirizaaq, Aaddan Cadde iyo madaxdii damiirka lahayd ee dalka soo martay. Maanta waxaa na hortaagan qaar calooshooda sun qabiil iyo xaaraan ka buuxdo waana ta halkaa na dhigtay
@HardTalk1Күн бұрын
***Correction***, sheekada laga sii jeestay, isaga ayaa la waydiiyay, ninka Laga siijeestay aniga ma ahayn buu yidhi, waftigana lamaan socon.
@HardTalk1Күн бұрын
Ninkani run buu sheegayaa, intaa ka badan ayaana ku dhacday Isàaq markii danbe. Cid runta sheegta la waayay.
Ziyaad Barre , 1969 oct ayuu qabtay xukunka 1978 ayaa inqillaab lagu weeraray 1969-1978 = 8 sano iyo laba billood . Xukunka kuma raagin laba tearm oo USA waa sodeed sano . Daniel Arab moi 30 sano ayuu ahaa Julies nerari 1969 illaa uu ka dhintay , cali cabdallah salah 30 sano , Shiekh zaid. 30 sano ka badan Markaa lama odhan karo. ziyad barre waa dictator xukun ku raagey from 1978 illaa 1990 dagaal ayuu Kula JIRAY jabhadihii
@amaalabdi718511 сағат бұрын
Ssdf iyo snm ba burburkii dalka ka masuula
@hashimmohamed46983 күн бұрын
Saddex bilooda oo kaliye ay lagu dilay 50000 qof iyo waxa guryahogii ka caraaray 85000 iyo walib hantid la boobay iyo walib kufsiga iyo maydadka oo la gubo dad noolo oo la aaso iyo falaxumo oo dhan.
@amaalabdi718511 сағат бұрын
Jooji beenta
@hashimmohamed469811 сағат бұрын
@amaalabdi7185 maxaa been ah mad joogtay goobtiis iyada waxanad ogoy in aan waxa ka qorta waa dhaqan liita waxaan dhacayan waa xaqiiiq malah waxad lagu keenaya alaabtii la soo Bombay.
@abdirahmanibrahim3223 күн бұрын
War Yasin magaciisa oo sedexan cidda haysa haso qodho Bal?
@Awoowe214 күн бұрын
Xildhibaan Cabdilaahi Xaashi Abiib waaye magacu. Ahun Xaashi Abiib wuxuu ahaa Agaasimayaashii Guud ee mudada dheer ilaa lizdankii soo shaqeynayey.🎉
Ka bax meesha oromyhy oromku dhalay meeshaan kuma quseysee
@amaalabdi718511 сағат бұрын
Ina abagadhe somali waxba laga wey diin maayo oromo
@MaslahNor-v2w4 күн бұрын
Qofkan oo kale waxba lagama faaiidin wareysigiisa, fadlan qofka aad bulshada Soo horfadhiisineysid fadlan, Waa in uu noqdaa.qof ka fog cadiifad qabiil, ee run ka hadal ujeedkiisu tahay
Waan ka xunahay in aat buun buuniso Mengist Ethopia dhaqankoda a sababay dad is adoonsado ayuu ka soo jedaa sidaas ayaa keenty cabsida. lakin Somalidu waa dad laabta xur ka ah intaas aan ku biirin la ahay
@cabeeysubkane4 күн бұрын
Asc xuseen khaliif waa markii labad oo aan kula hadlaya ma garwaaqsan tahay inaad qeyb ka tahay burburka iyo dhibatada ka dhacday somalia?hadii haa tahay cafis weydiso somaalida
@cabdiaskari16404 күн бұрын
War waa lagii xoreyey somaliya snm iyo ssdf
@MRGABOWAbdi9 күн бұрын
Prof.Baffo Alle ha ku xifdiyo guul ayaan ku rajeeynaya Amiin yaa Rabbi ❤❤❤❤❤❤❤❤
Odoyaashaa Alle idin cadaab dadka waa simanyhi maxee qabil laga doonen 😢
@mohamedabdirisakisse912215 күн бұрын
Guulaysta
@MaxamuudmacalinCusmaan15 күн бұрын
M.a waa warbixin wngsan
@Eng-Shuuke15 күн бұрын
bal wixii ohintaa loo soo maray baa manta rag ku ciyarayaan naclad idinku dhacdy dhanka donta ka tirsanada e
@Eng-Shuuke15 күн бұрын
hooyo allaah ku sharfo sidaa no so gaarsiisay xogta cimtiga allaah kuu dhereyo hooygagna jano aallaah ka yeelo
@Galoolfxtrading16 күн бұрын
Dhaxalreeb thanks ❤❤
@Kafi261016 күн бұрын
Mahadsanid pro.baafo
@MiDoowBa18 күн бұрын
Allahuma baarik
@saidahmedgaabgaab192019 күн бұрын
DEGMADA DIINSOOR BAY IYO BAKOOL
@saidahmedgaabgaab192019 күн бұрын
KIIGEEL JIRAHA .AHAA
@saidahmedgaabgaab192019 күн бұрын
AFSOOMAALIGA IYO HIDAHA DHAQANKA
@saidahmedgaabgaab192019 күн бұрын
MADADA LAYIRAHDO. BAAY OLEJI
@saidahmedgaabgaab192019 күн бұрын
MAGALADA DIINSOOR
@saidahmedgaabgaab192019 күн бұрын
DHAXALREEB
@saidahmedgaabgaab192019 күн бұрын
DHAXALREEB
@somalia501920 күн бұрын
Mudane wasiir abwaan shube oo garowe jooga maad waraysi ka qaadid dhankii suugaanta wacyigalintii bulshada
@matmat73523 күн бұрын
4.5 is a pathetic model, It shows how 'elite' lack of any intellectual rigor
@fauziasheikh847724 күн бұрын
Just amazing! Mashaa Allah
@aidaruskhalif647325 күн бұрын
Idaacada siyaad barre riday ayey aheyd . Waxa la odhan jiray markii hore radio kulmis . Markii ay isbahaysteen SSDF iyo SNM ayaa loo bixiyey Idaacada Wareegta ee Radio Halgan. Waxa ka hadli jiray Af qarshe iyo Musdafe xaaji nuur AHU.
@cawomohamed664425 күн бұрын
So interesting agricultural more beneficial way maashallah tabarakallah abdi daacad waa waxqabad ballladhaan beerta Alle haku barakeeyo huno
@aidaruskhalif647326 күн бұрын
Waxaan maqlay dugsigii Macalin Jaamac AHU waxaa dumiyey siyaad Barre waxaanu ka dhisay Guriga hooyooyinka halkaa maanta uu yahay dabadeedna innaadeertii muraayo Garaad ayuu madax uga dhigayy.
@cawomohamed664426 күн бұрын
Maashaallah tabarakallah waa nin dhalinyara oo horumar iyo Dedaal leh waa talo fiicna
@mohamedtaagane106227 күн бұрын
Barnaamijyada dhaxalreeb kama dhargo inaan ka kororsado waayo aragnimada
@ShaafiDheere-hl7dd27 күн бұрын
AUN
@yusufwarsame4219Ай бұрын
I mean 1979 wixiikadanbeeyey afsomalibaykagabaxeen secondrygoodi
@yusufwarsame4219Ай бұрын
Intii kadanbeysay afsomsli bay kaga baxeen secondrygoodi
@yusufwarsame4219Ай бұрын
Aac aankusaxo loodkii ugu danbweyey english waa 1978 ilaab1979
@alialiahmed4475Ай бұрын
ninkaan wax ka sheegayo abdullahi yusuf iyo caydiid . run uma ega
@abdulkadirmohamedhalane1308Ай бұрын
Asc. Egregio Baffo. Xogwareysiga sooyaalkii habkii ay Dawladdii C/Qaasim u hanaqaadiweysay waxaa sabab u ahaa dhowr arrimood: 1. Amni l'aanta ka dhalatay Burburintii Kooxdii C/Qassim ku sameeyeen Shuuradii iyo Ciidankii Maxkamadaha. 2. Arrintaaso dib u soo nooleysa Warlordskii. 3. Qabaailkii Dawladda wax ka dhisay oo dhaqaale ahaan ku taageriwaayey. 4. B.Calamkoo taageeradii ka goostay C/Qasim. Allaahu Aclam.
@Eng-ShuukeАй бұрын
waa waxa halkaa na dhigay daamaciga hororka ah ee aan hadana qabiil ku tageerno waxa la oran kra waa tusaale cad ninka waxas oo positions ah ka sareyan oo damaca wada mrkii la taageeray waxa manta lagu jiro baa ka dhashay
@Eng-ShuukeАй бұрын
illaahy ha ku xifdiyo mamo waa noo tiri waxaan tabanenay hdan nahay dhalan yarda aad bn kaga mahad celineynaa