Subac Quraan iyo cod macaan.
9:00
3 жыл бұрын
Пікірлер
@yasinmohamed3666
@yasinmohamed3666 Ай бұрын
Xasan heesta uu ku galay Hergelinta waa sida Hogosha Roobka.halkaa ka sax abwaane
@Shujaac_gaming
@Shujaac_gaming Ай бұрын
Qata qata salaax qasim
@osmanahmed3974
@osmanahmed3974 2 ай бұрын
ilka case waad fiicantahay lkn waxanad hubin garan maayo dheh taariikhda waxbaa kaa dhiman
@ExmanarovaExmanarova
@ExmanarovaExmanarova 3 ай бұрын
qof cabtoya oo nolosha kadhcy aya wuxu raba inuu dadka wax U,til mamo.😳Bal qadhmunka ka muqda Eega Uh.😳
@AbdiMadar-sx5vu
@AbdiMadar-sx5vu 3 ай бұрын
Kaalay gacanta iga qabo Abwaan Xasan Qawdhan baa leh maaha M C Kaariye
@IbrahimAhmed-kf3lv
@IbrahimAhmed-kf3lv 4 ай бұрын
Kani miyuu waxan wax dhaamo barto. Kkkkkk
@IbrahimAhmed-kf3lv
@IbrahimAhmed-kf3lv 4 ай бұрын
Heesta, sida haro gimgimanoo guudka ka xarfanayso. Waxa iska la Xassan Qawdhan. inaga hubso oday.
@axmedcalixasanxasan2235
@axmedcalixasanxasan2235 4 ай бұрын
Asc beenta kadaa ciyalka heesta waxa sameyay xasan qawdhan yusuf ee kariye muusamynin
@nurqorane-od4oq
@nurqorane-od4oq 5 ай бұрын
Markad fanan amanayso lama caayo fananinta kale, Calyada kaa daadanaysa iska tir abwaan matihide doqonyohow
@Mamar6310
@Mamar6310 5 ай бұрын
Dadku markay murqaamaan wayska hadlaan abwaane
@hah7064
@hah7064 6 ай бұрын
Hhhhh qof leh waxbaan saxayaa oo hadana isagii been sheegaya waa wax lala yaabo. Heesta gacaladaydaay ee Shankaroon iyo.Axmed Cali Cigaal waxaa sameeyey Abwaan Xasan Qowdhan AUN. Markaa kqn hadlayaa isaga oo aan aqoon fiican u lahayn fanka inuu madal soo fashiisto oo uu been la soo fadhiisto waa ceeeb.
@AbdiMadar-sx5vu
@AbdiMadar-sx5vu 7 ай бұрын
Hees Abwaan xasan Qawdhan leeyahay buu siiyey Maxamad Cali Kaariye sida geenyo ugub ama kaalay gacanta iga qabo wuu yara jibboonayaa ninkani laakiin fanka wuu yaqaan ! Kkkkkkk kk kkklkkk
@AadanXaaji-dp9wb
@AadanXaaji-dp9wb 8 ай бұрын
Maasha alaah
@husseindjama6572
@husseindjama6572 8 ай бұрын
Ilka cassé wuxu sikhaldan u macneeyay. Heestii Abfikaamil de waxan ahay naftii hure. Wuxu kumacneeyay naburo xabadeed oo isaga ku dhacay....
@Gufaaco
@Gufaaco 8 ай бұрын
❤Waa kani waa shaydaan❤
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 8 ай бұрын
Ninkan islaan khaakhaayiraysa la moodo waligay ma maqal tubeec Aad lash ha u naxariisto xasan iyo S. Darbi fanaaniinteenii qiimaha lahaa waanu wada garanaynaaye maxaad adigu abwaan ku noqotay noo sheeg waxaad tirisay
@abdulabdi8443
@abdulabdi8443 8 ай бұрын
Asc Abwaan ilkacas waxbadan waad ka sheegtay xagga fanka iyo fanaaninta, balse waxadan hal marna soo hadal amaba adan ka hadal fanaaninta BANAADIRIGA, Sidey ku dhacaday? Waxadan marna xusin, fanaanintii caanka ahaa, sida Qasim Hilowle, abwan Lashin Axmadey Cabdi Gashaan, Luul Jaylani, macow Aw diinle iyo kuwo kale oo badan….waliba waxad iila muuqatay sida lahjadada aan ka dhadhansaday in aad reer XAMAR tahay ama reer Banaadir…jawaban kaa sugayaa… Abdulkadir Abdi
@mhassan0163
@mhassan0163 8 ай бұрын
Heestaa ADNA GACALADAYDAAY, Waxaa sameeyey abwaan ILKACASE, Allahow naxariistee Abwaan Hassan QAWDHAN, malaha Kaariye aun labadaba, waxa kale oo Hassan Qawdhan sameeyey oo ruwaayadda ku jirtay, ubaxoo dillaacay, dawadii naftaydaay
@osmansufi4066
@osmansufi4066 10 ай бұрын
Been weynaa heesta geenyo ee axmed cali iyo shankaroon waxa iska leh aun abwaan xasan qawdhan weydiiya axmed cali cigaal iyo shankaroon ileyn labaduba wey noolyihiin
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 10 ай бұрын
Mxmed saleeban bide Nr 1. Kii ayaad ilowwdey reecord heeso Dhan majorittiga yeeshay
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 11 ай бұрын
#Page1 Kuwa Loogu magac darayee Muuqa aan la kala garan Caku muhashadoodiyoh Heesa macaan iyo Musigiyo Codkaa i dilay Dhegaha aan ka maalee Marka aan ilaawaba Wax isoo mir kiciyoon Maqla waayi maayee Ma hayoo mana sugaayo Iimana maqnee Maareeyoo sidee buu Maskaxdiyo qalbiga Uga miir mayaa?. #Page2 Kalgacalkan igu mudanee Maal hadii aan siiyoo Oon macawis iyo shaal Dhar ku muunadeeyoon Maamuu u sooroo Oo aan u mahad naqo Markaan soco iraahdo Tolow ma iga tagayaa? Tolow ma iga tegayaa?. Ma hayoo mana sugaayo Iimana maqnee Maareeyoo sidee buu Cishqigu maskaxdiyo Qalbiga uga miirmayaa?. #Page3 Mawdka waad ku samirtaaye Maya-da waad ku dheregtaa Murankuna sed weeyee Isha milicsigeediyo Maalin- aragna waa dane Mashaqo waa tanoo kale IYo murugo ciilkeed Ruuxii meel fog kaa jira Uu maanku raaccee! #Chorus-#Chorus. Mahayoo mana sugaayo Iimana maqnee Maareeyoo sidee buu Cishqigu maskaxdiyo Qalbiga uga miirmayaa?. Uga miirmayaa?. ================END. Erayada Abwaankii Jacaylka Mohamed Ali Kaariye AHUN Laxanka Hassan Garayt AHUN Codkii Hassan Aadan Samatar
@FaisalMohamud-x9p
@FaisalMohamud-x9p 11 ай бұрын
Kan waxba ma oga waa nin Meelaha lagu qayilo buu ka Maqlay
@AbdishukriMaxamed-tx3jy
@AbdishukriMaxamed-tx3jy 5 ай бұрын
war umda iskadaa zxb
@abdirahmanxuseen8199
@abdirahmanxuseen8199 Жыл бұрын
Ninkan waa wadani walaahi waa is bedelay kulka calanka ka sheekaynaayo iyo heesihii loo qaadayay waana nin fanka iyo faniinta abwaaniinta si wayn ula socday oo jeclaa hayna taarikhdii fanka maasha allah Ilaaahay caafimaadka haw daaayo
@Hanad2976
@Hanad2976 Жыл бұрын
Ilkacase inta aanu bada ama suugaanta dhexgelin inuu iska hubiyo ayaa fiicneyd .heesi badan oo wuu ragii sameeyey kaqaaday ayaan arkaa waxa uuga jeedo garan maayo. Sxb ? Waxaan kuleeyey intaadan falin kafiirso dibna isku soo sax adoo wax soo fahmay iyo sida wax lookala lahaa. Thanks..
@xasanjeecel115
@xasanjeecel115 Жыл бұрын
Waar heestaas waxaa lahaaa xasan qowdhan ilahay how naxariistee
@afgaradmediaproduction3569
@afgaradmediaproduction3569 10 ай бұрын
Kkkkk indho adeg badnidaa
@hagajiye8549
@hagajiye8549 Жыл бұрын
Ilakacase wa Tarikh 🎉❤
@mohamedibrow6597
@mohamedibrow6597 Жыл бұрын
Heesta dawo abwaanka heesta leh ayaa waraysi uu siiyay bbc ku sheegay inay tahay khamri boga hore ilaa laga gaaro tuduca leh " maxay dib u gocoshadiyo xasuustu i daashadeen"
@Qadafi-
@Qadafi- Жыл бұрын
Abwan ilkacase 🙏🏽
@sharifahmed45
@sharifahmed45 Жыл бұрын
Fadlan Wallaalayaal ninka magaciisa maxaa la yidhaahda? Mahadsanidin
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 Жыл бұрын
Heesta maxamed cali kaariye isaaqa umbaa ilma mooge meesha soo galiyey ee heestu jacayl weeye
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Hoyadeydi fanka wa xasan adan heskan wa lagu qayano
@Aamiinaliguuleed-qk7yf
@Aamiinaliguuleed-qk7yf Жыл бұрын
Waar yaa waad iska haday heesta sida haro gigiman waxaa leh abwaan xasan qawdhan
@ugaasyere2801
@ugaasyere2801 Жыл бұрын
Wwww
@cawaale3257
@cawaale3257 Жыл бұрын
Hambaliyo❤❤
@nabadraadshe
@nabadraadshe Жыл бұрын
Waryaahee kani waxbuu isku qasay. Heestii uu AUN abwaan Xasan Qawdhan lahaa baa wuxuu siiyey AUN Kaariye.
@mhassan0163
@mhassan0163 Жыл бұрын
Heesta sida geenyo uguboo muu samayn kaariye waxaa sameeyey abwaan kale oo weyn oo reer Hargeisa ah ii Hassan Qawdhan la odhan jiray oo dhowaan dhintay,
@drshoonbe2632
@drshoonbe2632 Жыл бұрын
XASAN QOWDHAN BAA LEH ILKACASE BEENTA KA DAA SIDA HARAR GIGMO RIWAAYADII NIN WAA NIN U WAALAYAY
@ibrahinxasan107
@ibrahinxasan107 Жыл бұрын
Heestaa sida qaalin geeloo Inta uu gu roob helay Cirka baarku gaadhoon Lagu guurin waligii Shankaroon iyo cigaal erayadaa waxaa lahaa abwaan xasan qodhan waxayna ka mid ahayd ruwaayidii * nina waal nina waani*
@abdikarimmaxamed9027
@abdikarimmaxamed9027 Жыл бұрын
Allah been wayaana xasan qawadhan ayaa heesta gacalo
@ibraahimaliegaal6218
@ibraahimaliegaal6218 Жыл бұрын
Heezta Zida Hara Gingimanoo Biyo Galac Kaleeyiin Geeztaana Ubaxiyo Caleemuhuu Izgaadheen Waxaa Izka Lahaa Abwaan Xazan Qawdhan Eebe Haw Naxariizto Aamiin Aamiin Heeztaa Aan Midhaheeda Kor Kuzoo Zheegay Waxaa Wadad Qaada Zhankaroon Axmad Zagal Iyo Axmad Cali Cigaal Heeztaazi Ruwaayad Uulahaa Abwaan Xasan Qawdhan Dhegeyzo Warayziga Axmad Cali Cigaal Ee Kaga Hadlayo Ugu Danbeyn Waxaan Odhanlahaa Heezaha Abwaanada Hayzku Khaldin
@AbdirahmanAliQorey
@AbdirahmanAliQorey 3 ай бұрын
Waa runtaa eebaw heeskaas sida haravgigimanoo waxaa iska Lih abwan xasan Qawdhan Laxanankana waxaa saaray xasan garayd alaha unaxariisto xasan Qawdhan iyo xasan Garayt weliba waxay ku jirtay rewayad abwanku sameeyay ooLadhehe jiray jacayl Nina waa l nina waani
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 Жыл бұрын
Dadka mudan in wax laga barto dhaxalkena ah allaha no xafido hesta amaanada aad iso jiidatay
@cayuuniqurux6318
@cayuuniqurux6318 Жыл бұрын
war odaygaan waaa wataaa qaabko wax u sharaxayo
@xalanecabdiraxman4114
@xalanecabdiraxman4114 Жыл бұрын
Maashaa allaah
@sultanahmedliiban2603
@sultanahmedliiban2603 Жыл бұрын
Guulaysta
@sultanahmedliiban2603
@sultanahmedliiban2603 Жыл бұрын
Masha Allah ninkaan titok kasooraadiyay finally waan daawan alxmdullah waah taariikh yahan
@cabdulaahisiyaad3537
@cabdulaahisiyaad3537 2 жыл бұрын
Inta suwax a jecel like saara
@cabdulaahisiyaad3537
@cabdulaahisiyaad3537 2 жыл бұрын
Masha allah
@farttunafm3595
@farttunafm3595 2 жыл бұрын
NAAGTAAN MARKEEY HADLAYSO DOQON DOQON CANDAREER KA DA AAYO
@anabhussein8078
@anabhussein8078 3 жыл бұрын
Asc
@prettyhamdi4345
@prettyhamdi4345 Жыл бұрын
Wcs
@fartuunj6426
@fartuunj6426 3 жыл бұрын
mar hore ayaan sugaynay in macawisyo xire shaqada laga joojiyo waa tuug shilimaad dhaafsaday dalka iyo dadkaba good bye ciyaalsuuq buu ahaa aan dowladnimadaba aqoon