Waa hees kamida heesaha aan ugu jecelahy heesaha ay qaado saynab cige axyaa hees
@HassanAhmed-yf7vm19 сағат бұрын
Saacadu waa 04:09 am, taariikhduna waa 02.01.2025, waxaan ku jiraa shaqo wadanka Germany baan ku dhagaysanayaa heestan, inaba caadi maaha digfeer allah hau naxariisto 😢
@RaageguledКүн бұрын
Yaa illa dhagaysanaayo 2022
@AbdirahmanMohamed-p7dКүн бұрын
Asxaabey iigu Duceeya in alle Qaadka iyo Sigaarka iga Madoobeeyo iyo dhammaan Waxyaalaha Xun oo dhan,adinkana Sidoo kale Walaal. Aamiin ii dhaha Walaalayaal.
@xawaadlexawaadleКүн бұрын
Waan halay qofkii qaaliga ahayd een jeclaa nasiib waan helay noloshana waan laqaybsaday alx hawa med salaad allow iidaa
Manta waxan garay goaan iyo waxan xaqiiqsaday inaanu jacaylka jirin waxaan ku kalsona oon jecla isaguna I tacadiyi jiray 12 /Oct / 2012 mantana 1/ 1 /2025 intasoo sano wan jecla waan u dhalayay caruur lkn manta goaan bad qatay😢😢😢😢
@ikramfadan1976Күн бұрын
Aduun yada ma siisteen mar qudha aragtidaadiiye Happy new year ❤️224❤
@FadumaTumayeКүн бұрын
Ilaa iyo hada ma asking ciyaal xamar😊
@misterniceguy67Күн бұрын
Feliz nuevo año a Somali music. Caawa heestan baa igu taagnayd, se helay. Allah ya rahma Sahra iyo intii kale ee dhinatay
@shamai15702 күн бұрын
Outstanding vibe as always❤❤❤❤ ❤
@abdinasserabdirashid34752 күн бұрын
31 December 20224 saacaduna ay tahay 11:45 sanadka cusub ee 2025 na ay ka dhiman tahay 15 daqiiqo ayaan heestan ku dhagayaanayaa Tuulada ilcadays ee Gobolka Togdheer, Eebe Naxariistii Janno haka Waraabiyo Marxuum Axmed Maxamed Yuusuf Gaboobe Gacayte.
@elcarlozoffciail46773 күн бұрын
axyaa sowt sahra axmed jaaamc🤎 habo ilhy jirkaga cadaabta ka xoree aduunku angu raaxeysay adna ilahy qabriga ha kugu raaxeey❤️
sowtu❤raxma❤Yurub❤Geenyo❤❤cadowgaga u noloow my sis❤
@HooyoMacaan-gl7sx12 күн бұрын
Jacaylka i haya qofkaan jeclaa ee aan wax walba u sameeyayna aayar iga tagay bilaa sabab.. 21/12/2024😭😭😭
@sumayoaadan12 күн бұрын
hamse husein mcne sinaba kaama maarmo nafteyda iyo qalbigeyga ku dhax nooshahy runti la’aanta nolosheyda macno mlhn ilhey calaf ha isku keen daro oo ducadeena ha inoo aqbalo sat 21/dec/2024 cimri iyo nolol qurux bdn aan kuwada nolaano ilhey ka rajeyna asaaga usareey hppi❤️🥺
@Nasra-u5u12 күн бұрын
kaguurtay. oo. Alle. kumasiiyo. imaanka. alla. kaqad
@ARDAA-MEDIA-PRO12 күн бұрын
0:22
@AbdihakeemSubane12 күн бұрын
Woow. Waa erayaddii Maxamed Aaden Dacar, laxankii Siciid Xarrawo, iyo luuqdii(AUN). Heestani waxay ka mid tahay heesaha faro ku tiriska ah ee aan dhagaysto marka aan kaligay ahay.
@ahmedmahamed691412 күн бұрын
Secondary school ayaan dhigan jiray markay heesteedii ugu horaysay soo qaaday xiligii memory lagu diri jiray heesaha. Ilaa hada 2024 Dezember the only one my yurub sowtu raxma 🎉🎉🎉
@beerjacaylibnuyaasiin52013 күн бұрын
Geenyooy aduunyadu Waa giraangir socotiyo Sida gool wareegoo Ruuxii garaadlihi Gefka Uma badheedhoo Godob uma riyaaqee Anigoon ku gabinbaad Goob laga hayaamiyo Gabadana itaagtee Hadaad goysay wacadkii Guul male iftiinkuye Gaabsaday warkaygee Adna garashadaadi Meel kalaad u guurtaye I goysaye nasiibkaaa..