Aboo waa aboo uun.abiy nin raga maaha aqoonsiga isagaa dub u dhigay.kan cirrona habrashaa ku jirta xaga itoobiya iyo xaga jabuuti.isagoo jirjiroolaynaya.hadalkiisuna waa is nabis....haa iyo maya is xigxiga.muusana waa jabhad gaboobey.wuxuu kula dheelayaa......ciidan iska dhigaya in ay dib u carareen oocadawgii ka soo dab carareen deedna surin ay ogaayeen maray,ka dibna beer miino ah uga dul talaabsaday.markaa colkii daba cararayey halkaa ku halaagmeen.shaxda milatari ee cabdillaahi dirawal iyo muuse iyo ina kaahin dhigeen waxa la yidhaa qaaxoolaji.
@ahmedweli471314 сағат бұрын
Mnsha allh waatan fariidii Dhegaysi Wcn 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@hasamaatotvСағат бұрын
mahadsanid
@abdullahroubleh605915 сағат бұрын
Abiy, Emaraatka iyo Yahuud waxay rabaan Saylac inay gacanta ku dhigaan si ay Yeman u duqeeyaan. Hadii Saylac loo ogolaado Abiy, hubaal waxa ah inay Berbera madfaca Yeman tu burburin.
@hasamaatotvСағат бұрын
Horumarka Somaliland Miyaa Kasoo horjedaa ?
@abdullahroubleh605916 сағат бұрын
Saylac iyo Badda Somaliland Yahuud iyo Abiy ayaa ku talo jira inay dhowaan gacanta ku dhigaan. Muse Iyo ciro waxy ku jiraan jeeb Abiy.
@hasamaatotvСағат бұрын
Horumarka Somaliland Miyaa Kasoo horjedaa ?
@abdullahroubleh605916 сағат бұрын
Muse iyo Ciro labaduba waxay ku jiraan jeebka Abiy oo u shaqeeyaa Yahuuda iyo Emaraatka. Saylac na Yahuuda, Abiy iyo Emaraatka ayaa la wareegaya.
@hasamaatotvСағат бұрын
Horumarka Somaliland Miyaa Kasoo horjedaa ?
@QueenCawo-b2q16 сағат бұрын
Nayaa beenaley wararna meesha kuma hayside umada kala tag beenta muuse biixi isagaa u tanaasulay umada ooyeysa ciro 0 iyo tuugtiisa
@hasamaatotvСағат бұрын
aaway beenta aad sheegeyso sifiican u fahan warka walaal
@QueenCawo-b2q20 минут бұрын
@hasamaatotv naa waa la arkaa jooji
@ahmedyaasiin395717 сағат бұрын
Mansha-Allaah, gabadha codka fiican leh ma tan quruxda badan baa? Barasho wanaadsan!!. Guul baan kuu rajeynayaa!!.
@Hoodo37917 сағат бұрын
First comment ii camira like ta
@hasamaatotvСағат бұрын
mahadsanid
@FarhiyaHussen-pk6hm19 сағат бұрын
Benta
@hasamaatotvСағат бұрын
runta keen hee
@MustafeJamac-i5s19 сағат бұрын
Enjoy
@abdullahroubleh605919 сағат бұрын
Madaxdeenii Abiy ayaa farta ugu yeedhaya. Yahuuda oo huwan Abiy iyo Emaraatka ayaa Xeelad ku qaadanayaa Saylac. Muse jeebkooda ayuu hore ugu dhacay. Ciro na wuu ku daba jiraa. Sidii geel ooman ayaa loo horayaa!! Maxaa kaga xidhan Adis Ababa. Saylac way galbatay, Lughaya way ku xigtaa. Xaggay tageen Somalilanders kii dhulkan la boobayo lahaa???
@AxmedibrahimIbrahim20 сағат бұрын
Mashallah guul s/land
@FadumoAbdi-b5j22 сағат бұрын
Ethiopia wey khaldantahay maxaayeelay waxay arintu ku haggaagi lahayd in ay Ethiopia Aqoonsiga ku dhawaado si cadowguna uga hadho.
@danabguuled549122 сағат бұрын
Mudane Muuse Biixi waa geesi garab waayey, mahad alle ku nooloow
@HusseinDimbil-x3m23 сағат бұрын
Abey axmed wuu ka cabsadey saxiixa mou-ga lkn muuse biixi wuu rabey inla saxiixo waayo muuse wuxuu rabey inuu doorashada ku galo heshiiskaas lkn muuse maanta wuu dhacey Itoobiya wey burburtey colaad kale gacanta lama geli karto
@RoblehGuelleh-g2d23 сағат бұрын
Ciro il n'est pas obligé de suivre le faut pas anciens président
Ciro tobasanadood buu kashaqaynayay kalafoynta umada jamhuriyada somali land isu soo dhaweyntoduna waxay kuqaan doontaa shanta sanadood ee socoda inkabadan hadii uu nolyahay 😂
@se1059Күн бұрын
Ninka kala fogeeyay dadka somaliland waliba reerka garxajis la yidha aad u fogeeyay waa muuse biixi iyo intii la shaqaynaysay ee danta ku qabtay cirro madaxwayne dalkan kamuu ahayn shaqana kuma laha wixii ka dhacay ee talo xumaanta muuse biixi keentay dowladihii ka horeeyayba sidan dadku umay kala fogayn qofkii caqli lihi wuu arkaya doqona loo sheegimaayo
@MakoAhmed-j5dКүн бұрын
Madoono jabuuti waa cadawga somalilaand
@seidabdi751Күн бұрын
Adigaa midan
@hassanomar8696Күн бұрын
Aad baad Adeer codkar u tahee, ma reer Hargeeysa ayaad tahey❤
@hasamaatotvСағат бұрын
haa
@QueenCawo-b2qКүн бұрын
Tuugtaa komishinka illaahay cadhadiisa iyo ciqaabtiisaan u weydiinay iney ku dhacdo gurigoodu baaba,o Kitaabtii illaahay ee lagu dhaariyey lacag ayey siisteen
@hasamaatotvКүн бұрын
maxay ku qaldan yihiin walaal komishinku?
@luuligeh56Күн бұрын
Walaxwlawaquwti
@luuligeh56Күн бұрын
Waacaqlixumo iyodenbiween
@seidabdi751Күн бұрын
Isku bax habaar miciin bidee
@SahraJidhifКүн бұрын
Waakhaayimiina nagukulmiyaannahay
@dayibdaahir5638Күн бұрын
Jabuuti waxa digtatayr itaal dhowr boqol oo jabuiti ku nool xuurto ku haysta somali land uma yeedhin karo siyaasaderda