dhoof | Xasan Aadan Samatar
8:00
2 жыл бұрын
XAMARI | aaway axdigii
6:24
2 жыл бұрын
Maxamed mooge | ina Dooji caashaqa
5:31
sahra axmed iyo samatar | daauus
10:43
kiler iyo Luul jeylaani
6:00
2 жыл бұрын
Пікірлер
@DiiriyeCabdilaahi-ot4jf
@DiiriyeCabdilaahi-ot4jf 2 күн бұрын
@MohamedAbdirahman-i5k
@MohamedAbdirahman-i5k 3 күн бұрын
Alla yaa Suugaanta iyo Afka soomaaliga si fiican iigu bara, haddii aan heestan u diro waabay soo hanuuni lahaydee.
@jamacmaxamuud7034
@jamacmaxamuud7034 4 күн бұрын
@Deeq553
@Deeq553 4 күн бұрын
Riyaad igala joogtee.... Ax ...💔💔💔 ......17/7/2024. ..........1:50 Pm
@MahamadMohamedshariiif
@MahamadMohamedshariiif 4 күн бұрын
2024 still songs
@b.m.qsiraadiftiinshe1382
@b.m.qsiraadiftiinshe1382 6 күн бұрын
Maaha sahra axmed, waa milaano
@MM-qi9qn
@MM-qi9qn 6 күн бұрын
Musiaka Faraha looga gubtey
@abduqani4951
@abduqani4951 8 күн бұрын
Waa Erayadi faylasuuf Abwaan huryo muxuu wax bartay qalbiga gudhan miyaa qosol lagu godlaa Waa legend duriyadi ah iyo bartamaha iyo bariga Africa salaan sare umada soomaaliyed heesta waxan u dheegasta murti ahaan ❤
@AbshirAbdi-cy6kc
@AbshirAbdi-cy6kc 8 күн бұрын
😢😢😢😢
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 10 күн бұрын
❤❤❤❤allaha ku nxristo mama❤somaliyeed alayaraxma rximiin
@suldaanofficially
@suldaanofficially 12 күн бұрын
AHUN labadoodaba Sahra Axmed Halkeeday Dhigtay heestan dhabaad ka moodaa Qaabka Ay codka iyo laxankaba u so bandhigtey
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 12 күн бұрын
E
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 12 күн бұрын
Ya E mashaaaaalah tabaarakalah Runeey
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 12 күн бұрын
Ya RabE towbE offcourseee offcourseee soo dhawoow badanbadan WELDOOOOOOWN akhiroooy jano duniba NololQiimobadan Xalaal Ta fariidad dumaaaar iyo Rag.
@user-di1nk3lh1d
@user-di1nk3lh1d 15 күн бұрын
Alla maxay hees tahay Allaha unaxaristo cumar dhuule😢❤
@MahamadMohamedshariiif
@MahamadMohamedshariiif 16 күн бұрын
Alle kuu naxariiso
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 17 күн бұрын
Erayada iyo laxanka abwaan cabdi bashiir indha buur heesta waa kooxda heegan
@MuuseBilciin
@MuuseBilciin 17 күн бұрын
4:40
@MuuseBilciin
@MuuseBilciin 17 күн бұрын
MAxAMED
@cabdaleyasiinoffacial7526
@cabdaleyasiinoffacial7526 17 күн бұрын
Abwaan hadraawi Alle haw naxariistii
@bariidochannel8818
@bariidochannel8818 17 күн бұрын
Istareex ku nolow
@abdirahman9248
@abdirahman9248 18 күн бұрын
Mohamed nuur giriig allah haku naxariisto aamin😢😢
@Mohamud-oy3sb
@Mohamud-oy3sb 18 күн бұрын
Beautiful and touching song by two great and behoved singers.
@CabdiShakurQanbi
@CabdiShakurQanbi 22 күн бұрын
Ahyaa sowt raxma
@ibrahimfiqi4578
@ibrahimfiqi4578 22 күн бұрын
Allow kuu naxariisto amin yarabi.
@cabdirisaaqarwaax5577
@cabdirisaaqarwaax5577 23 күн бұрын
10:30
@suldaanofficially
@suldaanofficially 24 күн бұрын
Kabama is dhansiiyeen Sida dhayda xoolaha Dhag dhag mawadaageen ❤❤❤❤
@Abdullah.Mohamed-jj3zu
@Abdullah.Mohamed-jj3zu 24 күн бұрын
Kkkkk
@maxaacusubmedia292
@maxaacusubmedia292 25 күн бұрын
Beenta joojiya heestaan waxaa leh Abwaan Cismaan Carbeey kulane
@MukhtarIbrahim3
@MukhtarIbrahim3 25 күн бұрын
Waa Xaawo Milaano ahun dhamaan
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 27 күн бұрын
Allah unaxristo intii dhimatay bahdii fanka soomaaliyeed dhamaantod 😢
@raaxoaxmed9611
@raaxoaxmed9611 29 күн бұрын
22/6/2024 Malin sebdi eh Inta iga danbeyso ha iso duceyso inow Xanunka an daremayo in ka ficno😢
@garaadabdisalan2135
@garaadabdisalan2135 Ай бұрын
illaaah janadii ha geeyo geesiyaashii wacdaraha u dhigay cadawga injirleeyda ee taariikhda baalka dahabka ka galay waad u halganteen dhulkiina waxaadna noo hurteen naftiina, intaa noolnahay waa idiin soo duceenaynaa waxaana idiin balan qaadeenaa cadawga sidaa uga difaacdeen dhulka ayaa anagana uga sii diifaaci doonaa jiilba ba kasii jiil si walba oo aan u taakdaranahay itoobiya intaa xortaana sooma istaagi doonto inta ay heestaana waan ka saari doonaa markaa awood u yeelano.
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Ай бұрын
Heestani waxay ku jirtay riwaayadii caanka ahayd ee HADIMO ee uu Alifay Abwaan Mohamed Ibraahim Warsame Hadraawi Laxankana waxa saaray AHUN Ustaad Bashiir Xaddi. Codkuna Waa Mohamed Nuur Giriig RABBI Naxariistii Janno hawgu wada deeqo dhammaantood Aamiin يا رب
@user-hv6rs5vg1c
@user-hv6rs5vg1c 19 күн бұрын
Asc
@user-hv6rs5vg1c
@user-hv6rs5vg1c 19 күн бұрын
0K
@abdirahman9248
@abdirahman9248 18 күн бұрын
Aamin
@mohamedamiin2185
@mohamedamiin2185 18 күн бұрын
Aan ku xasuusiyo erayada heestan waa Abwan Cabdi Adan Qeys. Waana qiso jaceyl
@mohaweheliye8852
@mohaweheliye8852 Ай бұрын
Koleey 2028 dad baa dhageesan doone halkan idinkana salaamay
@user-yk9by1yc7y
@user-yk9by1yc7y Ай бұрын
Heestan waxa sameeyay huryo wuxu kula hadlaayay siyaad bare
@DeeqDarajo-mk1hy
@DeeqDarajo-mk1hy Ай бұрын
Sahro axmed jamac hees laxan keda fadhiyo allh ku naxariiso manta o tariiqda tahy 17/6/2024 magalada waa muqdsho waxan ku suga nahay suqa xola gar ahan xero maslax wana ku jadadayy
@mohamedali-po3qj
@mohamedali-po3qj Ай бұрын
Ahu naxariisto labada marxuumba aameen yaa Rabbi
@maxamedxuseen3318
@maxamedxuseen3318 Ай бұрын
Abwaan sulub cumar abwaan boqorki cuudka xudayidi Muj macalin maxamed mooge ilahayi dhamantod naxaristi jano haka warabiyo
@abdnadirabdi2205
@abdnadirabdi2205 Ай бұрын
Legend
@user-ph3se6gi8k
@user-ph3se6gi8k Ай бұрын
Gabadh ii qaada oo intaa itidhaa wan helay alle ha isku keen daayo Muna A Rahman Daahir mcn nolashaydii adiga iyo ubadkaykaba Ayaan dheeman Yahye lamiis Ayman dawaahiri Aabo ifka hibo ku noolaada aakhirana janada ayaa inoo balana inaka iyo qoyskeenuba awoowyaashiin Eyeeyoonkiin Habaryarooyinkiin Adooyinkiin Abtiyaashiin Adeerayaashiin Waa inoo janada ifkana shaqo iyo cibaado ayaynu isku ognahay hadaad aragtaan commentiskaygaa
@CarafaadCarafaad-qp8tc
@CarafaadCarafaad-qp8tc Ай бұрын
P P P P
@fadumoabdulkadir1388
@fadumoabdulkadir1388 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Ай бұрын
E mashaaaaalah tabaarakalah, Ta RabE towba towba ba
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Ай бұрын
LEE bal bal intan Yar Jiroo joog Nolow SEEn istaahilaaba Qado xalaaloo dhan Qado wanaago wacanoo shahshahlEEy yariisEEy dagan fariidad facyaashay troonEey bilyans dumarood ugu qiimobadanEEy princseseseses Rasmi riyaaqEEy raysaanEEy lagufarxeeeey Qaasatan facyaashay troonEey Noocyadeyba Ugu QiimobadanEEy cadayyareey wa HEEYE san san , WELDOOOOOOWN soo dhawoiw badan RunEEY, Ya ileeneey Nolol badan nolol Yar QadErin Qiimo dEarajobadan lagumaYEEshEE saataheyba ba tagEE Runoo saxan Naturally independent Ya wa san
@abokorcadaawebuuloxuubey1569
@abokorcadaawebuuloxuubey1569 Ай бұрын
Waa yaasiin digfer iyo siraad c/dule ugaas labadaba alle ha u naxariisto
@xayaatxilwa8256
@xayaatxilwa8256 Ай бұрын
2024 Nairobi subax isniin ah xaafada KAMOCK🇰🇪
@AdanCali-qi1mn
@AdanCali-qi1mn Ай бұрын
Allaayaa raxma maxd ibraahi warsame
@djabirdoualeh9750
@djabirdoualeh9750 Ай бұрын
Kabanka maa Axmed Cali Cigaal baa ?
@CabdilaahiRashiid-jm2ji
@CabdilaahiRashiid-jm2ji Ай бұрын
Annaa barashadaadii bidhaan aragti baal u maan dhaafine Waa 2024/07/6