Пікірлер
@abdiqadirahmed1524
@abdiqadirahmed1524 15 күн бұрын
10 wadaad iyo inta la xiray Ya Allah danbiga aan ka galney Somalidena ee ah inaan ka dhiidhi weynay naga cafi Ya Rabbi. illa iyo maantadaan qiimo badan uguma fadhiyaan 10 kaas wadaad Somalida badan kood 10 kooda iyo culumadii kalaba Allah SW jannatul Fardows Biqayri xisaab Walaa Cadaab haku jiseeyo Allahuma Amin
@abdiqadirahmed1524
@abdiqadirahmed1524 15 күн бұрын
Subxanallah Kalaamkii Allah uu saas ugu jees jeesa rubuc walaajini uu leeyahay. Waxaas oo dad ahne waa u sacbinayaan. Sad and dark day for Somalia Dad aa hada lajoogo u ooynaayo Qabiilkaa kala qiima badan Diinta iyo kalamka Allah SW. Nin aa qabriga M. Siyaad 20 sano uduceeynaaya. Hal maalina umaleyn maayo inuu u duceeyey 10kii culumo ee diinta darteed u nafwaayey. Waa ninka ummada somaliyeed masiibada haysata sabab u ah wadanka burburkiisa sabab u ah ummada kala tageeda sabab u ah ummada somaliyeed calool xumada iyo is nacaybka ku beerey Kala fogaan shaheeda ka masuul ah. Hadeey soo wada galayan commentska ayagoo difaacaaya waa jahli darteed ayey u haystaan qabiil in lagu dhaliilayo. Difaaca waxaad ka heshaan aan arkeynaa. Uguma tala galin in aan danbaajiyo qof muslim ah laakiin inta qabiilku ku indha iyo dhago tiro halkaa ku difaac arin lagu muteysto kaafirnimo. M. Siyaad Rabigiis ay u taala xukunkiisa Allah SW waa qafuuru Raxiim. Raxmada allena lagama quusto Surah Az Zumar Ayada 53 Allah SW asagaa leh haka quusanina raxmadeyda Maantadan la joogo inuu Allah SW u danbi dhaafay macquul who knows
@asamadhassan1419
@asamadhassan1419 20 күн бұрын
Fidnada somalida haysata halkas bey niga soo bilabatey ila & manta dad isu soo baxey oo yiri ilaahow towbah ma jirto!
@lilcuzzwhitemoe
@lilcuzzwhitemoe 20 күн бұрын
YES , WAA SAX INKAARTII CULIMADA XAQDARRADA LAGUDILAY AYAA SOOMAALIYA KU DHACDAY . LAAKIIN SU'AASHU WAXAY TAHAY:- 1. SOOMAALI MAKA DHIIDHIDAY CULIMO IYO CAAMO MIDNA ,MISE WAA LAYSKA DAAWANAYEY , IYADOO WALIBA INTA BADAN LAGU FARAXSANAA ? 2. CULIMADA IYO DADKA EHLU-DIINKA AH MALAGA DAAYEY IN LALAAYO MISE KUMANYAAL AYAA LALAAYEY , WALINA LALAYNAYAA IYADOO GAALO XITAA LOOSOO KAXAYSTAY ? WAXAA XUSUUS GAARA IYO FIIRO UGA BAAHAN AXADKA MUSLIMKA AH :- DOWLADDII 1975 WAXAY CULIMADA KU DISHAY WAXAY KAHORYIMAADEEN HANTIWADAAGGA , WAXAY KU FURTAY DACAAYAD , MAGACYO XUNNA WAA UBIXISAY SIDA WADAAD XUMAYAAL IYO INAY DIINTA LEEXINAYAAN, WIXI KA DAMBEEYEY EE LAHAA WAXBAAN MADAXNAHAY MAXAY SAMEEYEEN ? WAXAY ILAA MAANTA 2024 WAXAA CULIMADA LAGU LAYNAYAA WAXAY KAHORYIMAADEEN DIMUQRAADIYADDA MAGACYADAANA WAA LOO BIXIYEY:- KHAWAARIJ , NABAD DIID IYO INAY DAD DIINTA KA BEENSHEEGAYA , UFIISO SIDAY ISUGU EGYIHIIN XEELADAGHA DADKA DIINTA ISKUXUKUNKEEDA KA XAJIIMOODA. NASIIBDARRADA UGU WEYN AYAA WAXAY TAHAY DADKA SIDAAS ULADAGAALAMAYA DIINTA ISLAAMKA IYO EHELKEEDA WAXAA UFADWOODA OO UQIILDOONA RAG CULIMO WAA WEYN LOOYAQAAN. RUMAYSO AMA HARUMAYSAN WAXA MADAXDA SOOMAALIDU DAGAALKA KULA JIRTO WAA DIINTA ISLAAMKA , MARKA ADIGU KALA DOORO UHIILINTA DIINTA ISLAAMKA IYO LASAFASHADA SHAYDAANKA MADAXTINIMADA SHEEGANAYA OO AAD QABYAALAD AMA NACFI UGU XILANAYSO
@CaliAhmed-jc3lo
@CaliAhmed-jc3lo 23 күн бұрын
waaQiso macaan mashal🥹🥹🥹🥹😰😥😢😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@cabdisalaad8174
@cabdisalaad8174 23 күн бұрын
Kumanaan culumo baa gadaashiish laxasuuqay iyo shacab yaa Maan gaab takfiir Mar maxkamed lasaaray baad Wali daba socottaa Hadda qoondada dumarka iyo khaniismo baa soomaalia kajirta duli
@abtidonciise
@abtidonciise 26 күн бұрын
اللهم ارحمه واغفر له واجعل قبره روضة من رياض الجنة اللهم امين يارب العالمين
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 28 күн бұрын
Ooridumaroo murwodumaroo SamsamEey dagan fariidad facyaashay troonEey bilyans dumarood ugu qiimobadanEEy princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey Qaasatan Noocyadeyba waanba uwataa soo imaw boholyaw
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 28 күн бұрын
Qatroosliina Qadsrinbadan shahshahlEEy lagufarxeeeey YariisEey Yartayarta bataatanba boqorad brinseseseses
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 28 күн бұрын
Yaawo tako.
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 28 күн бұрын
Soo imaw sEE istaahilaaba
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 28 күн бұрын
As. Ya,FAMILYYYYYY SYSTEMS MURWODUMAROO SAMSAMEEY YARIISEEYFARIIdEd QIIMOBADAN soodhawoow badan badan Farxad Yu ahato Ya offcourseee offcourseee WELDOOOOOOWN
@mansour651
@mansour651 29 күн бұрын
الله يرحمه ويسكنه فسيح جناته ويلهم أهله وذويه الصبر والسلوان وانا لله وانا اليه راجعون محمد سياد بري🎉🎉🎉❤❤❤🎉
@MunaMuna-ahmed
@MunaMuna-ahmed 29 күн бұрын
Cuqubadìi wataa midheheedii ay guranyso Somalia
@usaamemaster2082
@usaamemaster2082 29 күн бұрын
Keep going pro ❤
@mevlidahasic1697
@mevlidahasic1697 29 күн бұрын
Šta brbljate
@axmedmuusebmwwaasuge8446
@axmedmuusebmwwaasuge8446 29 күн бұрын
الله يلعن الشيطان
@user-pp8oj2jy4k
@user-pp8oj2jy4k Ай бұрын
Illahow u naxariisto Waa lgu darsaday😢
@miiraahmed7217
@miiraahmed7217 Ай бұрын
Akhiran ind kanal ledahy soo xasusaty 😂
@sommmaverick5840
@sommmaverick5840 Ай бұрын
Qabyaaladii baan duugnay? Come on Afbalaare come on'. Xitaa waxaad halmaantay hadii qabiil leysku laayo waxaad noqon doontaa laangaab ku indho beela kuna baqtiya lagos kkkkkkkk
@ibrahimmohamed-cj8pz
@ibrahimmohamed-cj8pz 2 ай бұрын
Adeer. Sheeko iyo buuqu. Looma baahna. Ahada. Yaa gumaysi raba. Kkkkk.
@ibrahimmohamed-cj8pz
@ibrahimmohamed-cj8pz 2 ай бұрын
Sheeko. Raqiisa. OO ku gumaysi. Kkkkk. Nac nac. Iyo xoriyad. Kkkkkk. Ingiriis. Ka miyaa. Kula jooga. Hada. Maxaad u waalan
@Mustafe12345
@Mustafe12345 2 ай бұрын
Jingis Khan , Arbuuka . Nooyaan Magacyadii Aan Ka Bartay Mangoolida
@AshoxasanAli
@AshoxasanAli 2 ай бұрын
Waad ku Mhadsanad wll soo dhigista muqaalkan qiimaha badan waana dareemikarnaa waqtiga aad ku bixisey diyaarintiis iyo editkaba haraja dhigin waxaad noqon doontaa youtuber weyn i.a🎉❤😂🎉
@Mustafe12345
@Mustafe12345 2 ай бұрын
Sadaam xuseen Birta Buu Ahaa Geesi 🙏
@user-dc5ug4sk8n
@user-dc5ug4sk8n 2 ай бұрын
Aabo farmaajo soo moqo adoo nabad ah insha allaah
@cabdifatahcaapi
@cabdifatahcaapi 3 ай бұрын
Keep going pro
@AAY201
@AAY201 3 ай бұрын
Bro, good video💯💯 make it w/o music so I can like it👍😊
@asiamahad2972
@asiamahad2972 3 ай бұрын
Keep up legend 👏 🎉
@naimamurs653
@naimamurs653 3 ай бұрын
Mashallh talented boy bathy bowe keepgoing ❤❤
@MohamettMursal99
@MohamettMursal99 3 ай бұрын
❤❤ waa kaaa fadhidaa lagend horey usoco....
@AishaAdey-bj5dw
@AishaAdey-bj5dw 3 ай бұрын
horumar wngsn ku rjyn mttn ❤
@miiraahmed7217
@miiraahmed7217 3 ай бұрын
🔥
@ibarahincllahi-nd2td
@ibarahincllahi-nd2td 3 ай бұрын
Jaale mw alaa hawu naxariisto
@bookhaxmed6583
@bookhaxmed6583 3 ай бұрын
Sayidku wuxuu ahaa al-shabaabtii xilligaasi jirtay ilaahaybaana umada qabtay.
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 3 ай бұрын
Abahi dowlada kacanka u shaqeyn jiray safarada somali USA la geyay arkibiyada garacista tebka kumbuyuter ka hor xafisyada teb wax lagu qori jiray hidayo minalahi waye
@user-os5me3hi6f
@user-os5me3hi6f 3 ай бұрын
mashaa allh warag midgan
@omarcoonka2578
@omarcoonka2578 3 ай бұрын
Afweyne tuug buu ahaa
@CiciMimi-sc6mj
@CiciMimi-sc6mj 3 ай бұрын
Mooryaanta maseer u dhibta hhhhh
@user-wr6dl6dc1d
@user-wr6dl6dc1d 4 ай бұрын
Guul farmaajo aabo sonoqo markale aabo waa kurabnaa mamule nunuqu aabo🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍❤❤❤❤❤❤
@miiraahmed7217
@miiraahmed7217 4 ай бұрын
Waa qisa cajiib ah
@user-nz9dp1cm9e
@user-nz9dp1cm9e 4 ай бұрын
Waa madaxweeynihii ugu horeeyay taariikhda soomaaliya oo korsi jeceel u shirqoolay dad badan aay madax ka mid yihiin waxaa ku jiray oo aan weli ka naxsanahay laba dumara rag maxuu kaa dhibaa waxuu dilay labo hablood waa ikraan tahliil iyo xildhibaanad aamino aduunka hadii loogu aari waayo akhira ayaa ilaah ugu gudaya haduu lee yahay hawiye ayaan ciribtiraa asaka oo ka dhashay mareexaan oo dhul laheen.xoog la.heeyn .xoolo aan la.heeynkkkkk
@MohamettMursal99
@MohamettMursal99 4 ай бұрын
hormar wangsan shoodhe insha alh
@user-qd1dn2dt7n
@user-qd1dn2dt7n 4 ай бұрын
Maa shaa allah Xabiibulmalayiin madaxweyne Farmaajo waa wadani xalal ah Naxariis badan oo qabkiisa soomaalinimo uu si aad ah u Sareeyo cadowga shisheeye & Dabadhilfyadiisa gudaha dalkana Ay si aad ah uga baqaan shacabkiisa Soomaaliyeedna ay si aad ah U jecelyihiin rabi swt ha inoogu soo Celiyo sida ugu dhaqsiyaha badan Guul soomaaliwaeyn soomaaliya Soomaali baa leh ❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤
@Mustafe12345
@Mustafe12345 4 ай бұрын
Zxp Noo soo Baadi Inta Ramadaanka Lagu Jiro Qisooyinka❤
@motube3581
@motube3581 4 ай бұрын
Maanshalaah
@motube3581
@motube3581 4 ай бұрын
Maanshalaah
@Mustafe12345
@Mustafe12345 4 ай бұрын
Aapo Farmaajk🫡🦁
@Mustafe12345
@Mustafe12345 4 ай бұрын
Sayidka 🫡🫡
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 4 ай бұрын
Aabe siyaad waa lagu gardareestay. Raali ahaw, dambigaadi iyo dembi waalidkaadi Allah ha dhaafo. Kuwii kaa dambeeyey waxba nooma reeban, diin iyo Dal kaama dambeynin .