❤❤ si fiican ba uga hadashay laakiin dhulal baa ka tagtay wll jasiiradaha darsa ,samha,kilmia so ma lihin inoogu dar
@Myo-v1kАй бұрын
Wa taariikh wanagsan mahadsanid
@CaalimIsmaaciilАй бұрын
Allow somalida midee😊
@Myo-v1kАй бұрын
Aamiin
@ahmedmohamud9167Ай бұрын
Faataa bakhle xaar weyne 😂😂😂😂🍏🌧️🍎
@OmerHasan-e6cАй бұрын
Punt maaha waa boqoortooyadii boonta waxay ahaayeen farascinadu iyo boonta isku dad xiriir wayna weey ka dhaxeeyeen markii faraacinadu la soo jabiyay waxay ku soo noqdeen dhulkii boonta waan dadka maanta loo yaqaan beelaha laga tirada badan yahay
@samatarismail3215Ай бұрын
War anagu ifaad iyo waxaa fahmimaynee iyo boqortooyadii AAD dhulkeeyaga Ku sheegayso EE waxan fahmaynaa boqortooyadii ADAL IMPAYAR 💪 🥩🚫🔥 EE xabashida hilibka qaydhiin baray EE ama ADAL IMPAYAR 💪 ka Sheeler ama dadkale iyo taariikha kale dhulkeeyaga haku sheegin sxb 😡
@hayatismail92742 ай бұрын
الله يوفقك يا ولال
@AhmedNM-cp7ek2 ай бұрын
Faracinta iyo Macrobian waa Soomaali
@Bilekhyr2 ай бұрын
Oroomaday maakhir ssckhtmo waa iskumid Mana kasarkrtid adigu Kanaxow Naftawaaa Cadowga harti hajabo ilaahey Haduleeyo cagta hoosteeda tuugaday
@ibrahimmohamed-cj8pz2 ай бұрын
TAARIIKHDA. NIN. KU WAYNAADAY. IYO ANOOKALE. LOOMATUMO. TANAG
@ibrahimmohamed-cj8pz2 ай бұрын
ADEER. NAC NAC. LOOMA BAAHNA. IAM SOMALI. MY COUNTRY SOMALIA 🇸🇴 WHAT IS THE LAND ??? CAN YOU TELL ME WHAT IS THE LAND ???? DAL. KA SOMALIA 🇸🇴 DADD. KA KU NOOL WAA QABIILO. ??? QABIIL KASTAANA KARAAMADIISA. ISGAALE. DAWLADNIMADUN. DADD KA DHAXAY. SAA. SOOL LAASCAANOO. WAA. DAWLAD. HADII LADOODO. IYO. HADII BEEN .LASHEEGABA. NAC NAC. KU KALA. BIXIMAYNO. SOMALIYAY.
@SanYare20242 ай бұрын
Wllo noosoobadi csharada
@SOMDALMAR3 ай бұрын
SANAAG WA MAMUL GARA WANA.MAAL.MAAKHIR DADKA.DALKODA.HALOO.AMAN.GALIYO
@CrisaqMohamud3 ай бұрын
M.a wll
@ibrahimmohamed-cj8pz3 ай бұрын
IAM SOMALI MY COUNTRY SOMALIA 🇸🇴 WHAT IS THE LAND. ??? REER. KA. SHEEGTA. ISAAQA. BAA. GUMASIGII. IYO. ADOOMO. INGIRIIS BAANU AHAAN JIRNAY. MOODA. IN AY. DAWLADU. SHEEKDA INGIRIIS IYO TALYAANIGA. OO. LA SOO. NOO. LEEYO. IN. AY. WAX. KU HELI KA RAAN. AMA. AY WAX KU HELI WAA OGNAY. AMA WAX. KU. HELIKARAAN. SIYAAD BARRE. BAANU. MUCAARAD. KU NOQONAY. OO. MENGISTU HAILE MARIAM BAANU. RAACNAY. BAY. MOODEEN. IN AY. SIYAASAD. XAQA. BARTEEN. KKKKK. TAWXIIDKA. ALLE IYO DIINTA ALLE CID. BEEN NOOGA SHEEGI KARTAA MA JIRTO. KKKKKK SHEEKO. RAQIISA
@ibrahimmohamed-cj8pz3 ай бұрын
NAC NACDAA. HADA. WAXAA. KU BUUQA ISAAQA. DAL KA. SOMALIA 🇸🇴 WAA REER. KU NOOL. HADII AY. BUUQAAN. IYO. HADII. AY.QALIYAANBA
@adamnordinrogers3 ай бұрын
AMISON
@musaali-dk8cq3 ай бұрын
Dulka soomaaliyeed ee ethiopia waa saddex qaybood, waxay kala ahaayeen: ogadenia, hawd, iyo reserved area. ogadenia waxa markii afrika la qaybsaday yurub siisay boqor minilik 1886. Hawd iyo reserved area waxa ingriisku ku wareejiyey ethiopia 1954.marka dhulka lama wada oranjirin ogaden markii danbe ee aynnu u dagaalamayney waxa la odhan jirey soomaali galbeed.
@adamnordinrogers3 ай бұрын
Intaa Ogadenia kujirtid somalida kale oromiya raacin lol
@hashihersi4 ай бұрын
Guul ssc Khaatumo Somalia ❤🇸🇴🇸🇴☝🏽☝🏽
@Aar80-o8j4 ай бұрын
masha Allah xafidullah guul viva ssc💙💙💙💙💙🤍🤍🤍🤍🤍💯
@somaliano99kingkonghimself754 ай бұрын
Masha Allah walahi khatuumo state waa meel balaran