Ninkan reerkoodii waa ceerigaabo waa dadka la yidhi tiisaba daryeele ayaaa tu kale ku dara laakiin waa raga waqooyi ka yimid ee nafahooda ugu nool dadka xamar ku dulman cashuurtooda iyagoo somali wayn ayaanu wadnaa iyaagoon dhulkoodii cid ka ogi oo uu matelaa aanay jirin iska daa hargayso putland ma iman karo waxaana ugu wacan dadka xamar joogaa dhulkooda way hagaajin lahayeeen hadii ay iska eryasn dhaqaala doonka aan waxtarka meela u lahayn ee cashuurtooda guraanaya ee lagu ilaalinayo dadka dulman ee xamar ku dayacan in lagu dul noolaado 34 sano ayay ragaan xamar u dhalani sida dukhaanka dhiigooda cabayaan oo lacagtoodii lagu ilaalinayaa midaan xaq u lahayn
Muhiimadu Waa in hargeysa tahay tuulo Somalia 🇸🇴 ka mid ah.
@guledgled869518 күн бұрын
الرئيس حسن شيخ وابي احمد عميلان لإسرائيل واسرائل تريد الهيمن علي البحر الاحمر وهذا مرفوض وغير مقبول للدول المشاطءة في البحر الاحمر
@Fadumo38318 күн бұрын
saxiix niyad jab ayaa nagu dhacayo ee dhalinta soomaaliyeed kaca oo banaanbaxa haduu bad siiyo dhalin tahay dalka idinkaa iska leh odaygaan xasan waa gabal sii dhacayo iska celiya itoobiya
@maxamedbare124718 күн бұрын
Xasanow maxaad ku haysatay muuse isagaba kireeyay Adiga billaash ayaad ku dhiibtay
@mohumadhusseinbarqadle80319 күн бұрын
Oo yay udacwoonayaan doowladii mooryaanta ahay miyay cadaalad kahelayaan waa colkugal oo tuugo kuu cidamise waa mmooryaan dowladeeynaysa Dadkan waydaalayaan
@sahromohamed437519 күн бұрын
Cagti chogsan weydaba marbey ceeb la kulanta😢
@MaxamedCismaan-mc6jd20 күн бұрын
Allaahu akkbar
@abdirahimismailadem571921 күн бұрын
Waar camal yeelo Somaliland WA wadan xorovay 26 jun 1960 Kii Somaliland WA wadan ka Hor xorobay somaoiA is cunty lo Taliyo Shan mamul gobal on is Ogolyna u kala qetbsanty
@ubaxabshi556325 күн бұрын
Muxuu ku qaatay bilada ma inuu gado la dagaal Alle kuma siyo waa Cadawga gado iyo jublan Allah ha naga qabto isaga iyo cadawga nagu ah