Video editing ka waa loo isticmaali karaa iyagana sawmaaha oo way ku fiicanyihiin?
@Faris-Abdi17 сағат бұрын
MashaAllah Allah yabarik Videoga Ano siiraba buu iga dhamaday Hadalka qoraga Cadi maha,ahyn waa nin Hadaladisu Aqoon aysalka ku ahayan waxbadan nah Fahamsan
@suldanfahad-u5q18 сағат бұрын
Thanks
@Ogaahiye2018 сағат бұрын
ani midka koowaad ee hp elitebook ayaan haystaa waana CORE I5 G,7 WAAYE RAMKIISANA 16GB SDD MSHALH
@dhamme017 сағат бұрын
Imisa laga siiyey
@Ogaahiye2012 сағат бұрын
@@dhamme0 270$ wll
@Culumo-media18 сағат бұрын
Misbaax podcast hoyga buugta ku yaaca❤❤meel dhalinta anfacaysa❤❤
@duufaan630018 сағат бұрын
Please ka so hadal laptop aad u tayo sareeyo video editing ku fiican videography ku fiicn high speed ah
@suhaybidiris24818 сағат бұрын
I think waxa ubahantahy DDR5 or 4 core I7 GPU tixgali mid awooda badan waliba kuwan danbe CPU GPU lagu dhex dhisaaz
@Kingmohaan1118 сағат бұрын
war nio asoo dhameys tiran inte laga dawadaa
@Ayanidil.19 сағат бұрын
Medical students oo just reading iyo inay wax ku shubtaan llee Raba kasoo hadal wll
@ZamzamAbdiZamzamAbdi19 сағат бұрын
Markan ubahnaa baa helay muqalkan
@maxamed560419 сағат бұрын
Laptop haduu cusub yahay ma cilad buu keena maxaa loo iibsaneen ifahansii
@karaamamoha-w6l20 сағат бұрын
Asc wll waxan ku weydiinaa Macbook m4 iyo hp x360 2-in yaa battery fiican oo waqti dheer ku hanayo oo aan ibsadaa talo igasii Jwta.
@DAZIzMoah19 сағат бұрын
Macbook
@KingSuhayBv-721 сағат бұрын
Qof hada bilabaya KZbin budget bdana hayn ke u fican dhanka editing ka primer pro ga
@WacanCaydiid21 сағат бұрын
video gaan xilligaan ubaahnaa baad soodhigtay thnks wllo❤
@malcoloshabaz686522 сағат бұрын
Falixbale Hp Ram 16+ Ssd 512 Touch screen Gen 10th 3 GHz
@Naafac-Shiikh1920 сағат бұрын
Flexible sxb ha'aadin
@Naafac-Shiikh1920 сағат бұрын
Jabidiisa sahlan
@Engineer_cybersecurity22 сағат бұрын
Laptop ka ardeyda ram ka uun waa inu 8 ama ka badan noqdaa, hardiskgana ssd
@suldanfahad-u5q22 сағат бұрын
Thanks
@abdishakuurshaka943622 сағат бұрын
Mahadsanid
@Cabdalla202622 сағат бұрын
Frist person. Guuleyso sxb 🎉🎉🎉🎉 Mo biin ( c/xakin)