@@KhalidKhalid-s9g9h yaa ku yiri awliyo ayay ahaayeen haday yihiina qof ahaantee buu u ahaa allana og adiga yaa ku yiri durbaan iyo qasiido ka dul tun oo yiri waaxsi waa cibaado adigoo og waxa ilaahay ku yiri ku cibaadayso ee ah aniga keligay ii cibaadayso oo I caabud mara saw shirki xun kuma jirtid oo ilaahay mad barbarian xabasha aad durbaanka ka dul tumaysid wada Kuna furious maysid
Ana midigtii rasuulkan ahay iyo mudanow sheekhiiye
@CabdilaahiBarkhadbuurmaal3 ай бұрын
Maashaa allaha tabaragka allaha aamiina insha allaha kusaliya nabigeena maxamed scw scw scw scw scw aamiina aamiina insha allaha melkastood jogtaanba umada soomaaliyed ama umada Muslimstahow maashaa allaha tabaragka allaha ❤😂🎉😢😮😅😅
@Mahamadabdiali3 ай бұрын
عليه ازكا صلاة الله وسلامه❤
@xaliimomaxamedonlineshop1833 ай бұрын
Abwaaniintii somaliyeed ilaahey janadiisa ha geeyo xigmad iyo sida dhulkeena iyo dhaqankeena noo kala baraayaan iyo afsomali dhuux ah 🎉
@ismailazonto7683 ай бұрын
Cawa wa dhalashadi nabiga kusaliya nabiga scw❤
@FreeGaza-n4k4 ай бұрын
Sax waye🎉🎉🎉🎉
@Daacad1999.4 ай бұрын
❤❤❤
@caydaruscabdi21704 ай бұрын
Alle ha u naxariisto abwaan timo cade 2:20
@Abdirahimofficialy4 ай бұрын
Heestan oo dhamaystiran bar yahan ma dhagaysan immikaan iyada dhamays tiran dhagaystay❤