Ah Xuseen Cali jabuti
3:19
4 жыл бұрын
Kala maan share like comment
11:20
4 жыл бұрын
Sheko kalaa man
10:26
5 жыл бұрын
SUBSCRIBE YOUTUBE
0:14
5 жыл бұрын
Yamen vs America
4:22
5 жыл бұрын
Пікірлер
@Haleeleelin
@Haleeleelin 17 күн бұрын
Ma isaaq baa
@isseelmi1433
@isseelmi1433 2 ай бұрын
Hanuuniye masha allah aduun
@AbdullahiAbdisalan-g9i
@AbdullahiAbdisalan-g9i 3 ай бұрын
Maladajisani karabe
@BurhansheikhMohamudAli
@BurhansheikhMohamudAli 3 ай бұрын
Hannuuniye Walee tii ad ka hadlyay io tu kadaran haday na haysataa .. alle cimri dheer haku siiyo abwaane❤
@BurhansheikhMohamudAli
@BurhansheikhMohamudAli 3 ай бұрын
Waxn soo raadiyay taariikhda fanankan anigoo qiraysan oo laya yaabn mesha an hada taganahy
@AxmedCismaan-m4p
@AxmedCismaan-m4p 3 ай бұрын
Allah cimri dherer sii
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 5 ай бұрын
hanuuniye soo kii lahaa ma ahayn waa alla mahadii mar haday jabhada hubeysan dalki qabsadeen
@MowliidCabdi-b8k
@MowliidCabdi-b8k 5 ай бұрын
Esh cala fanaan
@Qaraamiyahan
@Qaraamiyahan 6 ай бұрын
Cabdulle yuusuf Hanuuniye, barbaarkii ku dhashay magaalada ceelbuur ee hibaddiisa fanneed ku qabsaday magaalada muqdisho iyo guud ahaan gayiga Soomaalida, Hanuuniye waxa uu ahaa Fan dhameestiran si kale haddaan u dhigno wuxuu ahaa muscijasadii fanka Soomaalida, wuxuu ahaa hal abuur wax kusoo kordhiyay heesaha Soomaalida, wuxuu ahaa Abwaan, mullaxan iyo kabaniiste, marna wuxuu ahaa heesaa cajiiba oo marba halka loo eego waxa uu noqonayaa kuwa ugu sareeya jaadkiisa. Hanuniye waxa uu ahaa nin neceb tartanka iyo wax yaabaha la nooca ah kuwaas oo xaqiiqdii ah wax aan wanaagsanayd qofku hadduu hibo leeyaahay uma baahna in la dhaho waad tartamaysaa ee in isaga laga codsadaa mudan, kolkii uu diiday tartan iyo hawlihii uusan rabin waa ay diiday Kooxdii Waaberi albaabkana way ka soo xidhatay isna uma joojin ee waa uu iska sii watay hawlihiisii oo uu is ogaa in hibadiisa aysan qarinayn koox si gaar ah ugu heshiisay. Waxa ay soo saareen Riwaayadii ugu horeysay isaga iyo koox kale ee anaan caan bixin waana riwaayadii uu ugu baxay magaca " Hanuuniye" Riwaayaddaas waxa ay kaga hadlayeen dhalinyarada miyiga ka yimaada ee magaalada soo gala iyo disa ay u qariso mawjadda magaaladu oo qayba meel galaan kuwa looga bayaqo in ay tareenka malwadda raacaan oo darbiyada ku cabbaan daroogada ayuu ka hanuuninayay waana halka uu ka raacay magacu dhab ahaantiima waaba hanuuniye oo kolka aad dhagaysato "Guri guri ku dumay iyo Dalkii idinkaa qaribay" ayaad ogaanaysaa inuu waligiiba ahaa nin hanuunin iyo wanaag ka shaqeeya. Intaa kadib Hanuuniye wuxuu noqday hiboole aan fankiisa qarsoomin, iyo mucjisa yar oo hooballadii waaweeyna oo jooga qabsaday magaalada muqdisho. Heesihii ugu horeeyay uu qaado, walibana uu gacantiisa ku tunto. Cabdalla Y. Hanuuniye 1978 ayuu soo saaray Album qariyay kooxihii waaweynaa ee kolkii hore diiday waana Album-kii caanka ahaa ee "Baddu laydh qaboobaa" heesihii ku jiray Album-kaa si weyn ayay ugu dhex baaheed suuqa oo kuwo dadku ay aad u xiisaynayaan ayay noqdeen Hanuuniyena waa ay soo shaacbaxday hinadii aan la qarin karahayn ee ku abuurnayd waxa uuna noqday mid ay u kala tartamaan kooxihii jiray oo dhan xitaa Waabaridii kolkii hore diiday. Hanuuniye codka talmoon iyo hibadiisa dabiiciga ah waxaa u dheereyd ruuxaaniyad u gaar ah, iyo in laxamadiisu ahaayeen jaad gooniya oo dareen gaar lagu sameeyo. Waxaa xusid mudan in kooxdii waabeeri uu marka hore diidmada kala kulmay, in ay u baahdaan, laguna amray maamulkii kooxdaas in la keeno kooxda mucjisadaan cusub, waxa aynu u arkayeen haddii ninkani uu koox kale galo inay suuqa ka baxayso Waabari oo ninkaa si ay u keenaanba waa u tafaxayteen. Rag badan oo isku dayay inay Hanuuniye tashkiiliyaan kuwaas oo qaybba koox ka socotay, Cismaan gacanloow oo rabay in uu safar dibadda ah u baxo Hanuuniye ay saaxiib ahaayeen ayaa fasax weydiistay maamulkii kooxdii waaberi, iyagoo xujo uga dhigay in booskiisa uu keeno Hanuuniye si loo fasaxo. Sidaas ayuuna Hanuuniye uga mid noqday kooxdii uu markii hore diidmada kala kulmay ee Waabari.
@caashamaxamud309
@caashamaxamud309 Жыл бұрын
Walaalo carabi kufasir
@muminabdukadir
@muminabdukadir Жыл бұрын
CEELQALOW
@mawliidhussein6927
@mawliidhussein6927 2 жыл бұрын
Ilahaw caafimaadka iyo cimrigaba u dheeree
@ayaanlecabdikariin7538
@ayaanlecabdikariin7538 2 жыл бұрын
Illahayow cimari dheer iyo cafimaad dheer si cabdala yuusuf hanuuniye🤩🤩🤩😍😍😍
@aishahassan2327
@aishahassan2327 2 жыл бұрын
Ilaahoow nugu arsaaq yaa rabi
@qarjiijunior2394
@qarjiijunior2394 2 жыл бұрын
Allaha caafiyo taam ah haguusiiyo
@mohamedsaid102
@mohamedsaid102 2 жыл бұрын
Nin culus
@ahmedkarama4042
@ahmedkarama4042 2 жыл бұрын
Subxanalah 😭😭😭😭 quraanka kalaamka ilaahey inuu yahay waad dareemeysaa hadii aad si niyad ah u dhageysato , ilahey ajar haka siiyo shiekhan
@jamaalhassan395
@jamaalhassan395 2 жыл бұрын
Mashalh mcn badan quran wlhi 🤦‍♂️
@mohamedabdulaziz2203
@mohamedabdulaziz2203 3 жыл бұрын
abaha channel kisa maha la daha
@ahmedabdi4207
@ahmedabdi4207 3 жыл бұрын
Dhirane wa neev xoola ah
@ShaakirAhmed-fo2rq
@ShaakirAhmed-fo2rq 6 ай бұрын
Why?
@kadhiirearly4680
@kadhiirearly4680 3 жыл бұрын
Mashallah
@hassanhussein9541
@hassanhussein9541 3 жыл бұрын
His voice is favorite sounds ever💕💕masha Allah
@leilaldan
@leilaldan 3 жыл бұрын
Scw scw scw scw❤❤❤
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 4 жыл бұрын
Allow cimri dheer ku sii abwaan yusuf ha nuniyr fananita aadka y jeclahay ayuu ku jiraa❤❤❤❤💓💓💓💓
@abdihanaanmohamedhalane8844
@abdihanaanmohamedhalane8844 4 жыл бұрын
Cashaqa wax munoqon ninkan dhageysan ninkan maragan karo hees hees dhaaftay
@adangaydhdeeqgaydh91
@adangaydhdeeqgaydh91 4 жыл бұрын
Cabdala yuusuf hanuuniye ha nolado
@abaasabdimohmoud7411
@abaasabdimohmoud7411 4 жыл бұрын
masha alaah
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 4 жыл бұрын
😭😭😭😭 geeri iyo gabow gunta kaliya ma eegaan gobtana wey duudsadaaan CABDALA YUUSUF WARSAME (HANUUNIYE) 💓💓💓💓🙏🙏
@xasancali1298
@xasancali1298 Жыл бұрын
Qabiilkiisu yaawaaye ma habargidirbaa sxb
@siradm
@siradm 8 ай бұрын
​@@xasancali1298maya, maxaad ku falaysaa qabiilkiisa? Waa fannaan qaran oo dalkiisa dadaal badan galiyay, intaas ayaa kaaga filan ayaa filayaa.
@baashaal6778
@baashaal6778 4 жыл бұрын
Reer baadiyahaan Odayga si xunu ugu qeyliyey, Qofka Markuu da, yahay si degan oo aan qeylo iyo buuq aheynaa loo warestaa
@MBOsman
@MBOsman 3 жыл бұрын
Baashaal Xoolo labbisan ayaad tahay, waar ninkani waa weriye fadhiya, oo ka haqabtiran luuqaddiisa hooyo. Laakiin adigu maadaama aad tahay baashaal waxba lama joogtid. Oo dee fahmi kari maysid nuxurka hadalka, marka wixiiba waxay kuula muuqatay qaylo. Ramadaan kariim Baashaalow
@baashaal6778
@baashaal6778 3 жыл бұрын
@@MBOsman Wariyenimadu ma aha qof Garabkaadaa fadhiya in aad dhegaha uga qeylisid. Ramadan karem
@jamamusemohamoud5868
@jamamusemohamoud5868 Жыл бұрын
​@@MBOsman nadaamka uu legend u waraysanayo uma qalmo haji inanku waxkale ma odhane
@MBOsman
@MBOsman Жыл бұрын
@@baashaal6778 Waa hagaag. Xaal baan bixiyey haddaba sxb
@MBOsman
@MBOsman Жыл бұрын
@@jamamusemohamoud5868 Waa hagaag. Xaal baan bixiyey haddaba sxb
@AbdallaAhmed169
@AbdallaAhmed169 4 жыл бұрын
Mash Allah, ku raaxayso dhagaysiga quraanka kariimka ah
@Mcaaniboy
@Mcaaniboy 4 жыл бұрын
Shekhaan magaciis
@akiilaofficial8015
@akiilaofficial8015 4 жыл бұрын
Kaal iyo laab u qooslay thnks
@Qaanjaan
@Qaanjaan 4 жыл бұрын
Heesta daalo iyo hasha labada geel jecel baan ugu jeckahay heesihiisa legend♥️
@abshircarab18
@abshircarab18 2 жыл бұрын
Ninkaan heesahiisa kalama dhacaan
@hassanmaxamed2016
@hassanmaxamed2016 4 жыл бұрын
Masha alaah ilaahoow nagu arzuq maxaada xabiibka
@faaisomacalin7712
@faaisomacalin7712 4 жыл бұрын
maasha alllah
@farxanwadani.2433
@farxanwadani.2433 4 жыл бұрын
Legend.
@aqoontamanta546
@aqoontamanta546 5 жыл бұрын
masha allah
@sahalcali4196
@sahalcali4196 5 жыл бұрын
Ilahay hadhawro Hanuuniye Nin aan aad ujecelahay ayuu ahaa Dhagaysigiisa
@AhmedMohamed-rw6pd
@AhmedMohamed-rw6pd 5 жыл бұрын
Cabdalle Yusuf warsame hanuuniye salaan sare
@deeqyare2140
@deeqyare2140 5 жыл бұрын
Masha
@umuceyniumuceynihusseinmio2740
@umuceyniumuceynihusseinmio2740 5 жыл бұрын
Wax kale
@fardowsaali6372
@fardowsaali6372 5 жыл бұрын
cood qrx bdn 😁😁😁😁
@glaudemberglucio2900
@glaudemberglucio2900 5 жыл бұрын
Vouhi, Finland is Boat
@pooprickos226
@pooprickos226 5 жыл бұрын
Burco ayaa idiin jooga abwaan dhiirane
@maamecabdalla3356
@maamecabdalla3356 5 жыл бұрын
Kkk turufo wankahela Aniga
@ahammednur8737
@ahammednur8737 5 жыл бұрын
Kkkkkk
@timocadeofficial1460
@timocadeofficial1460 5 жыл бұрын
Somali
@timocadeofficial1460
@timocadeofficial1460 5 жыл бұрын
Masha allah
@timocadeofficial1460
@timocadeofficial1460 5 жыл бұрын
I laho no socali
@shaadiyasharafofficialshaa659
@shaadiyasharafofficialshaa659 5 жыл бұрын
Sxb
@shaadiyasharafofficialshaa659
@shaadiyasharafofficialshaa659 5 жыл бұрын
Gul
@shaadiyasharafofficialshaa659
@shaadiyasharafofficialshaa659 5 жыл бұрын
Masha allah
@soomaalivilims2547
@soomaalivilims2547 5 жыл бұрын
Gul