Dr calosha aya xanuneyso weey nehe shuwan bishii shanad aye ku jiirta
@IsroGalall2 ай бұрын
Aniga cunuga marku dhashay lama talalin lakin 45 mid kii ahaa bas ayaa latalalay maxasameyaa kii umusha lama talalin hada bishi sadaxad udhalatay Dr jwab
@maxamudcabdiraxman32702 ай бұрын
Ilme hadii uu kudhasho 7 bilood, talaalkiisu see noqonayaa... Mise haduuba adunka yimi wakhtiguu doono ha dhashee waa lasiin.
@NasroahmedAhmd3 ай бұрын
Labarkaga awaye
@libanmohamedali90013 ай бұрын
Dr xgee ka baxdey runtii aad baan kuu tabney
@XafsamaxamedCabdi5 ай бұрын
Kawarn crurta miga jogta een qadan iyaga sa logali kara
Asc Dr wan ku salamay wll qli ilmahayga 1 Sano ayuu jiraa talaalki hore oo dhan waa qaatay kii 9 bilood ayaa ugu danbeeyey marka 1 Sano markuu jiro ma la talaalaa pls wan garan waayey balantu goortay ahayd ii soo sheeg khayr allh haku siiyee ma Geeyaa 1 Sano mise
Dr talaalka u dambeeyo cung garab haayo mala taalaali karaa midka u dambeeya u dhimana bas
@Geele022 жыл бұрын
Haa wa caadi wll
@munaahmed11212 жыл бұрын
Doctor Ani Wan is duray cirbada teetanada lkn dadka ayaa igu dhahay ma qadan kartid subaga idaha halis waye gaas xun Ayan qabaa subaga idaha gaaska ayuu u ficn yhy I hope I a iso jwb dontid mhdsnd
@Geele022 жыл бұрын
Wllo wax sameeyn ah oo ay isku leeyihiin cirbada teetanada iyo subag ido ma arkin waxan filaa iney war somali yihiin
@queensamara28822 жыл бұрын
Aniga cunugteyda naaska wey diidey 2 bilo dhalantahy naaska afka hadi ugaliyo wey ooye maxan samena walalo
@Geele022 жыл бұрын
Wll ku celceli koleeyba haduuna xanun jirin wey ogolaaneyzaa insh
@shamsoshamso77422 жыл бұрын
Wll isoo jwb wiilkega 2.iyo 6 bipod ayu ji Raa buraa laga qalay infakshanka calosha ayuu ku dhashay hada matalaali karaoke wll
@Geele022 жыл бұрын
Haa wll wali talaalo badan ayuu qaadan karaa Ee isbitaalka gey insh allah
Asc Dr wad mahadsanthy Dr wxan ku weydina cunugeygu 6bil ayu jira marka naska siyo wushubma xili kasto ilkana wey uso baxayan mala dhihi Kara shubanka wxa kenaya waa ilkaha saxaro cagaran oo urbdan wye
@sagalibrihaam6358 Жыл бұрын
Abaayo ana hada SaaS eh maxaa sameysaye jwb?plz xbbty