Dad ku liidaya oo Caloosha Malaxi kaga jirto in aad u cayaarto si ay u farxaan waa shay qof walbaa uusan samayn karin Maryan Abaal Marin Qaran oo aad u wayn ayay mydan thy Allaha Dembigeeda ha dhaafo Aakharana Dadka meel wanaagsan la geeyo Allaha ka yeelo❤❤❤
@kaliyeelmi57866 ай бұрын
Landhere waa nala hadlay abwanku hg power
@nuuradiinxariir13076 ай бұрын
ILaahay baan kugu dhaarshee codkaa yaa samayn kara bal miyaad 12sano ku dhalatid AHUN boqorkii codka soomaalida maxamed saleebaan tubeec ❤
@sharifahmed99258 ай бұрын
Allaha u naxariisto Abwaan maxamed cumar nidaamiye
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Fanku waa hibo eebbe siiyo qofka. 2.0. Cidwaliba fannaan heesa ah ma noqon karto. 3.0. Haddaba xilligan fankii wuxuu noqday mid bariis lagu raadinayo. 4.0. Hase yeeshee maryan mursal ciise bootaan waa deeq ilaahay ku galladay. 5.0. Waana midey u dhalatey maaha midey baariis ku raadineyso. 6.0. Haadaba way yartahay sida lagu helikaro fannaanada maryan mursal ciise bootaan iyo qaar kale oo la mid ah.
@lovelyunicorn6107 ай бұрын
Jacayl ka iyada markaan wuu haayaa nafteeda eey ka soo maaxaneeysaa
@MudaneSooyaal Жыл бұрын
Ilaahay wuxuu na siiyay dumar qurqurxan ka qurxan Carab iyo Caddaan iyo Afrikaaan kaleba wuxuu naga dhigey Afrikaan barax la' kushetik ah muslimiin ah dhul wanaagsana wuu nagu beegay waxaa nasiib darra ah in dadkeena qaar ay carabnimo wax weeyn u heeystaan ayna sheegtaan qabka iyo kalsoonudii xageebay geeyeen kuwaasi waa suaale? Inaan intaas oo nimca ah nabad iyo wada noolaasho ku darno Allaha na waafajiyo
@mohamedabdinasir831318 күн бұрын
Waa mahadsantahay ina adeer wax intaa ila fahma ma arag waayahan❤ waxaan nahay afrikaan asal ah kushitik ilma adeerna waxaan nahay itoobiyaanka la isku keen diray
@daruurcuratay1969 Жыл бұрын
Badowgaasi dhoohane Dhoobadu ku raran tahay Waadigaan ku dheehane Ka dhuraaya hadalkee. Goormaad dhaqaaqdee Dhaantaysay inanyahay. Markii aan ku dhinac imid Dhababa qabsadayoo Dhakafaaray aniguye. Mid uu la qayd dharkii yahay. Dhaqaalana aad ka roon tahay. Markii uu dhinaca kaa galay ayaad aniga iga dhimatee.