isaaqu markay nafta uyaabaan maxay mareexaan iyo ogaadeen iyo been isugu maaweeliyaan? haduu mareexaan joogo miyaad fadhiyi lahayd, Harti markuu is raacay oo dhulbahante ilaahay soo hanuuniyey sow maad arag waxa idinku dhacay? 32 sano sow lamasoo afjarin, hadaanu gacan idiin qaadno xadkaanu idinka talaabin lahayn.
@qoobeeykaliilcawad80277 ай бұрын
Dad bini aadam ah ayuu u yimi AUN Mohamed siyaad wuxuu ka'tagay dadd is wada neceb,
@khalidmohamed17907 ай бұрын
Qabyaalad aya hooyoyin badan qaxonti kadhigtay, Alxamdulillah hooyoyinka Somalil and kuma jiran lkn annaga Europa reer xamar isku dhiibnay shaqa la’an darted. 5ta somaliyed aan ku taliyo kuma soconayso Ee aan kula taliyo ayay kuwada istagi karan. Hateqabyalad
@wardrink7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@Nuurah9517 ай бұрын
MashaAllah dhulkeenu qurux badnaa
@seidabdi7517 ай бұрын
RAMADDAAN WACAN OO WACANNOOYIN KALA HELSHAAN
@seidabdi7517 ай бұрын
AUN HURYOH AAMIIN
@seidabdi7517 ай бұрын
AUN ODA CABDULLA
@user-Axmed7 ай бұрын
Ilaahay haw naxaristo M C Huryo nin weyn buu ahaa
@abdihfahtahmohamed73818 ай бұрын
Abwaanku Mustafe wuxu ka hadlaya dhibaatadii an isku geysanay iyo sidii dalka u noqday 1991. Illahow wan qaldanany e ino falbi dhaaaaf إِنَّمَا ٱلتَّوْبَةُ عَلَى ٱللَّهِ لِلَّذِينَ يَعْمَلُونَ ٱلسُّوٓءَ بِجَهَٰلَةٍۢ ثُمَّ يَتُوبُونَ مِن قَرِيبٍۢ فَأُوْلَٰٓئِكَ يَتُوبُ ٱللَّهُ عَلَيْهِمْ ۗ وَكَانَ ٱللَّهُ عَلِيمًا حَكِيمًۭا
ALLAHA waan ka hor bodey abdulina waa ku jirey waa murti iyo madaalo hore ooy sedex odey isla soo mareen balse Ragan sidey fanka uga kale horeeyeen taariikhdooda soo qora reer mudug reer waqooyi iyo reer konfureed
@lguleed11 ай бұрын
Ninka la jilaiyaa huryo maha ninka aw cabdule eed meesha kusoo qorteen ee waa cabdulahi frey ee Dan iyo xarago ku jirey iyo Shakeel naagood ku jirey bal isa saxa