Anab daara waan leenihiyo damal hadh waaweyne Shirkii dibada lala aadeyey iyo dabaqa nayroobi Doodii kambaala iyo asmara duqeyda loo geeyey waxa ay igad damiinka uga tahay danaha soomaali in hadhuubka duur laga qoraa loo danleeyahay. Shantaa meeris waa shan meeris oo aan madaxa u ruxey wlhi gabyaaguna si farshaxamaysan buu u curiyey ninkii inuun suugaanta wax ka yaqaan wuu la dhacayaa
@AbdullIbrahim-n3n Жыл бұрын
Is it still open?
@Dahir001 Жыл бұрын
Feyte oo Warsangali ugu baaqay "Siyaasadda Gala!" Dhulbhante Feyte ha u doorteen Garaadka guud oo ha ka soo amaahdeen Warsangali
@warsanxidig97492 жыл бұрын
WALAAL ODEYGA FAROOLE IYO WILASHIISA DADKA REER GAROWE MASUUL KAMA AHA, WAA ODEY ISMOODEY INU CID MASUUL KA YAHAY WAA XARAAN INU GURSIGA BARLAMANKA SOMALIA 2 JEER ISKU XIGTA HELO AWEY ODEYADI KALE, HADOWNA WUXU KEENI DOONA WIILASHISA, MA SIDI KHADIJADA WASIIRKA SOMALIA OO KALE 20 SANO ISKA DHEX FADHIDA U DIIDEY DADKEEDI WAR WAXAN WA XARAN XAQDARO AH SIDA ISU DHAMA REER GAROWE
@sakerieibrahimali93132 жыл бұрын
Garaad mahadasanid; Muuqaalkanna Facebooka soodhig suu dad badan ugaadho. barnaamijyada noocan ahna so badi.
@Hibajamaa11222 жыл бұрын
Kusoco indro
@KHaledAHmeD072 жыл бұрын
Mashallah
@aliwardheere43782 жыл бұрын
Warsangali waa Sultanate facweyn. Waxay jirtey ilaa 900 sano. Hadaba waxa dhici jirtey in saldanada la isku laayo oo lagu loolantamo. Marka laysku laayo saldanada dhaqan baa jiray in cida laga adkaado raga oo dhan la laayo macaa wiilasha yaryar. Markaa dad badan ayaa qaxi jirey si aan loo layn. Doonyo ayayna ku qaxi jireen. Meelaha ay tegi jireena waxa ka mid ah Eritrea iyo Jabuuti waxaana dhulkaas ku dhaqnaa Cafar markaa Cafar ta waxaa dhex galay Warsangali aad u fara badan oo waqtiyo badan iska daba tegey dabadeed na meeshaas ku dhaqmay
@apdiqanixasan52 жыл бұрын
Waynu ka qabnaa
@hafsamaxamed89642 жыл бұрын
Woow Wonderful Ciid wanaagsan
@abdirizakhussein92042 жыл бұрын
No dib u noqosho
@naasihshow67482 жыл бұрын
Mashallh
@abdullahraheem25602 жыл бұрын
Hhhhhhh😂😭
@jamacibrahimaffishl61442 жыл бұрын
Aad baan ugaxumahey arinkaas anoo ah reer maxamuud
Wasiir qorshayn ee somaliya ma aha waa wasiir qabiil Waliba jufo hoose farmaajo ayaa lacagtii umada ka dhaxaysay gacanta ugu shubay si dhalinyarada degaanka askar ugu dhigto
@nadiaabdi10873 жыл бұрын
Waa run anfar asal kodu waa warsangeli darood
@lukekeller83673 жыл бұрын
How anfare and warsangli how brother sanbody explain for me
@abdulhakimbelbel84823 жыл бұрын
Canfarta ayaa waxa ku jira qabiilo badan oo warsengali ah ayaa canfarta la dagan oo cafar noqday sida somalida cascadka ah ee koonfurta dagan ookale
@lukekeller83673 жыл бұрын
Thanks
@midlifemakeover3 жыл бұрын
Hi Where in Somali meet up in Austin?
@memenene76753 жыл бұрын
kani waa video duug ah. Xaaladu waa ay soo hagaagtay
@fartuunj64263 жыл бұрын
dani tuug baa umadii xoolaheedii dhacay oo guryo ku dhistay
@zahraahmed9723 жыл бұрын
Al Hamdu LLILAH
@zahraahmed9723 жыл бұрын
Ma Sha ALLAH
@abdullahraheem25603 жыл бұрын
Mash allah waa run abayo qali nolo
@abdihogsade473 жыл бұрын
Wow. I've been Houston before many times for holiday from the UK. I might move there in the future lol. Didn't know there was any Muslim Somali in Texas lol
@abdihogsade473 жыл бұрын
@@sawaji1073 are you Somali?
@abdihogsade473 жыл бұрын
@@sawaji1073 come Birmingham G
@sawaji10733 жыл бұрын
@@abdihogsade47 yeah bro
@abdihogsade473 жыл бұрын
@@sawaji1073 why would you want to go to America? The only thing you would benefit is losing your religion. Unless you move to a Muslim neighbourhood it's not worth it lol
@ismahaanofficial8993 жыл бұрын
Hestaydiii khatumo
@abuhaadiyah94034 жыл бұрын
Has this been completed?
@Feyte123 жыл бұрын
No Yet bro
@dahirabdirahman95614 жыл бұрын
Hambalyon reer khatumo waynu heli guushena malin uun waxanu nahay darwish from Qararo-buhoodle❤️❤️