Пікірлер
@abdinasiraliabdi5363
@abdinasiraliabdi5363 21 күн бұрын
Mahadsanid Ditore waa qodob aad iyo aad muhiim u ah
@miskiAhmed-q2h
@miskiAhmed-q2h 27 күн бұрын
Dr thanks alot dambigada iyo Kan Walid kaba Allah dhaafo dr Ahmad Waxman u baah naa inaa kula soo xiriiro mac quul ma tahay ustadi ii soo sheeg
@ahmedkhadarabdijama6202
@ahmedkhadarabdijama6202 27 күн бұрын
Haa, Shukran
@miskiAhmed-q2h
@miskiAhmed-q2h 27 күн бұрын
@@ahmedkhadarabdijama6202 shukran jazaka Allah khayr
@baxsanmediatv713
@baxsanmediatv713 Ай бұрын
Somalia Waa Mashruuc
@Tubsanmedia
@Tubsanmedia 2 ай бұрын
Shurkan
@shamsudinabdi1288
@shamsudinabdi1288 2 ай бұрын
Wa mahadsantay Dr. Wxa jira shirkado ku takrifara maalgashatada oo ay u cadahay kaliya sidi ay u si hormarin lahaayeen ganacsigooda taas waxay dhib ku tahay isla shirkada inta aan la gaarin investors-ka
@MaxamedNuur-wt5rq
@MaxamedNuur-wt5rq 2 ай бұрын
Nio meeshu ma tictok baa vedio soo dheere mahadsanid
@user-sg6wv6og1d
@user-sg6wv6og1d 2 ай бұрын
Masha Allah ustad Ahmed dambigada iyo Kan Walid ka Allah dhafo please no soo dhamestir casharkan
@ahmedkhadarabdijama6202
@ahmedkhadarabdijama6202 2 ай бұрын
Mahadsanid, waan soo dhigayaa qeybaha kale
@Abdikhalaq
@Abdikhalaq 2 ай бұрын
Salaam ustaad. mahadsanid. slides ka halkee ka heli karaa?
@user-ik3xs3tq5b
@user-ik3xs3tq5b 2 ай бұрын
Asc. Ustaad dadka barte economic. Xirfada dheeraadi
@ahmedkhadarabdijama6202
@ahmedkhadarabdijama6202 2 ай бұрын
Waxaa laga rabaa inuu leeyahay xirfado badan lkn waxaa ugu muhimsan data collection and analysis iyo sadaalinta ( forecasting future economic issues). Intaas waxaa u dheer, writing capacity aad u sareysa. Mahadsanid
@xikmaawissg6042
@xikmaawissg6042 2 ай бұрын
Wadankan dhan prAnk waye😂
@masarsheekhmursal335
@masarsheekhmursal335 2 ай бұрын
Ujeedo wan lahaa aqoon wan u lahaa lkin waxa iga burbiriyay , adkeys la aan caqabadaha soo wajahay iyo degaan igu xeeran oo u jawabikarin hal abuurkeyga . In laguuldareysto dhib ma ha waxa dhib ah inaa is dhiibto haduu wax kuu shaqeyn kariwaayay waxkle isky day, ganacsigu wa ka duwanyahy waxa lagu dhigo jaamacadaha.
@ahmedkhadarabdijama6202
@ahmedkhadarabdijama6202 2 ай бұрын
Waa tusaalayn wanaagsan
@saleebaanbashiir2756
@saleebaanbashiir2756 2 ай бұрын
Mahadsanid Dr. In badan.
@user-sg6wv6og1d
@user-sg6wv6og1d 2 ай бұрын
Thanks ustad please casharada bankig ka and finances la xiriro noo soo badi iyo wixii update ka soo noqdo
@ahmedkhadarabdijama6202
@ahmedkhadarabdijama6202 2 ай бұрын
Insha Allah, waan ku dadaalayaa inaan sameeyo casharadaas oo kale
@user-sg6wv6og1d
@user-sg6wv6og1d 2 ай бұрын
Waxaan kasoo baxay jamacada Somalia 2021 ki waxana so bartay bank and finance Casharada History of Bank of somalia iyo lacagaha iyo dhaqalaha aduunka Aya kamid ah kuwa aan aadka u jecladay Ustad hadi lacala aad firintayda aqriso waxan rabay meel aan kala Soo xariri karo Baraka Allah
@ahmedkhadarabdijama6202
@ahmedkhadarabdijama6202 2 ай бұрын
Mahadsanid, wl waxaad igala soo xiriiri kartaa messenger ka facebuug page kayga oo Dr. Ahmed khadar Abdi Jama
@user-sg6wv6og1d
@user-sg6wv6og1d 2 ай бұрын
Asalamu calekum Dr Ahmed jazaka Allahu kheyr Dambigada iyo dhan walidkaga Allah dhaafo Runti wan ka xumahay casharadada qimaha badan oo hadana bulshada ka fa idesanenin😢 xumantana dhiri galinayan Ani ahan mardhaw Baan ku so biray chenalka malinkina sadax video camal dhagesta alhamdulillah
@ahmedkhadarabdijama6202
@ahmedkhadarabdijama6202 2 ай бұрын
Mahadsanid, Jazaakallah
@abdiwahaabsooraan1561
@abdiwahaabsooraan1561 3 ай бұрын
First one comment your vedo when time is 1:27
@zulthaancimraan6961
@zulthaancimraan6961 3 ай бұрын
Waxan rabaa inaan ganacsi bilaabo, kaaso ah mid aanan hore ugaso shaqayn ujeedadan ufurayana ay tahay inaan lacag kasbado mana garanayo meel tobobarkeeda lagu bixiyo markaa maxa tala isiin lahayd ustad
@SacdiyaCali-tb8jy
@SacdiyaCali-tb8jy 3 ай бұрын
Ustaad thanks alle haku sharfo ❤
@ahmedkhadarabdijama6202
@ahmedkhadarabdijama6202 3 ай бұрын
Mahadsanid
@AbdikaniAhmedOmar
@AbdikaniAhmedOmar 3 ай бұрын
Waad mahadsantahay Ustaad Dr gudoomiye Ahmed Alle ha ku barakeeyo ha neh xiftiyo aduun iyo aakhiro.qurux , cilmi iyo aragti Dheer Alle waa kusiiyay
@haldoortvchannel9320
@haldoortvchannel9320 3 ай бұрын
Mashllh dr Khadar hore usoco
@AbdikaniAhmedOmar
@AbdikaniAhmedOmar 3 ай бұрын
M.A Ustaad Ahmed Alle kheyr badan hakusiiyo
@abdala114
@abdala114 3 ай бұрын
Qabyalad ayaa lagu qoraa shaqalaha xuquuqna lama siiyo xalaaldha ayaa ku yar iyo in ganacsi kale lala dagaalaa
@user-uh5hc8ei5g
@user-uh5hc8ei5g 3 ай бұрын
M.a
@user-uh5hc8ei5g
@user-uh5hc8ei5g 3 ай бұрын
M.a
@CiiseHussein-tb4nv
@CiiseHussein-tb4nv 3 ай бұрын
Ustaadow waxaan doonayaa inaan shaqo bilaabo waxaana doonayaa inaan ka bilaabo wadanka dibadiisa marka yaa muhiimsan inaan ka bilaabo afrika ama yurub maxaa igula talin laheed adoo mahadsan waliba waxaan doonayaa inaan 10 year aan ku noqdo ganacsade isku filan
@ahmedkhadarabdijama6202
@ahmedkhadarabdijama6202 3 ай бұрын
Marka isku day inaad ganacsi ka bilowdid meesha ay fursad ka jirto. Sidoo kale isku day inaad wax ka ogaatid ganacsiga aad geli rabtid. Kaasho sabarka iyo ducada. Mahadsanid
@Ahmed-bo1zs
@Ahmed-bo1zs 3 ай бұрын
Dr Ahmed khadar our uniso president
@ahmedkhadarabdijama6202
@ahmedkhadarabdijama6202 3 ай бұрын
Mahadsanid.
@user-uh5hc8ei5g
@user-uh5hc8ei5g 3 ай бұрын
M.a
@AbdikaniAhmedOmar
@AbdikaniAhmedOmar 3 ай бұрын
M A Ustaad gudoomiye Ahmed aqoon yahan Alle yaqaan ah Alle ha barakeeyo ha neh xiftiyo aduun iyo aakhiro.
@ahmedkhadarabdijama6202
@ahmedkhadarabdijama6202 3 ай бұрын
Mahadsanid Ustaad
@abdinasiraliabdi5363
@abdinasiraliabdi5363 3 ай бұрын
M.a Dr. Ahmed waa falanqeyn quruxbdn oo aad naga siisay qaabka canshuur bixinta dalka isku bedeshay mhdsanid jazakallaahu kheyr
@ahmedkhadarabdijama6202
@ahmedkhadarabdijama6202 3 ай бұрын
Shukran,
@AbdikaniAhmedOmar
@AbdikaniAhmedOmar 4 ай бұрын
Waad mahadsantahay Ustaad dr gudoomiye Ahmed kheyr badan Alle ha ku siiyo Ustaad
@AbdikaniAhmedOmar
@AbdikaniAhmedOmar 4 ай бұрын
Waad mahadsantahay Ustaad waa arin muhiim ah
@AbdikaniAhmedOmar
@AbdikaniAhmedOmar 4 ай бұрын
Waad mahadsantahay Ustaad in badan
@AbdikaniAhmedOmar
@AbdikaniAhmedOmar 4 ай бұрын
Ustaad dr gudoomiye Ahmed Waad mahadsantahay in badan noo siiwad hajoojinin ustaad waa kafaideesaneenaa.Alle kheyr hakusiyo.
@ahmedkhadarabdijama6202
@ahmedkhadarabdijama6202 4 ай бұрын
Adiga ayaa mudan,
@wisdoms-v6v
@wisdoms-v6v 5 ай бұрын
Thanks teacher
@wisdoms-v6v
@wisdoms-v6v 5 ай бұрын
Waad mahadsantahy ustaad
@AhmednorMuhumed-pk5wm
@AhmednorMuhumed-pk5wm 6 ай бұрын
Ku sali xabiibkena scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ibrahimjibrile9606
@ibrahimjibrile9606 7 ай бұрын
Thanks 🎉🎉🎉
@qeysmedia2793
@qeysmedia2793 7 ай бұрын
Masha allah mahadsanid ustaad
@calisaciid1554
@calisaciid1554 7 ай бұрын
Mashaa Allaah Dr Axmed Khadar, waan ku faraxsanahay waana soo dhaweynayaa bartan kale ee KZbin inaad inoo sameyso. Allaah hakaa abaal mariyo Ustaadkeyga qaaliga ah
@ahmedkhadarabdijama6202
@ahmedkhadarabdijama6202 2 ай бұрын
Mahadsanid,
@ibrahimjibrile9606
@ibrahimjibrile9606 7 ай бұрын
Thanks 🎉🎉
@MohamudIssa1
@MohamudIssa1 7 ай бұрын
Shukran walal
@hareed114
@hareed114 7 ай бұрын
Masha alah ustaad ❤
@ahmedkeyse949
@ahmedkeyse949 7 ай бұрын
Shukran 👏🙏
@zeynapahmed8298
@zeynapahmed8298 7 ай бұрын
Jazka allh khyer DR.khadar 🎉
@mudaneaxmedcarab
@mudaneaxmedcarab 7 ай бұрын
Inbadan mahad sanid Dr axmed khadar , waxa jeclan lahaa Eray bixinada maaliyadeed inaad ku so darto so godbintaada Mahad sanid mrkle ✌️💯❤❤
@hareed114
@hareed114 7 ай бұрын
@KafiYare-wd9tp
@KafiYare-wd9tp 7 ай бұрын
Masha Allah ii soo dir fadlan Bro Insha Allah wixii
@Amiin-dk6tu
@Amiin-dk6tu 8 ай бұрын
Ustaad online busines kawaran
@hareed114
@hareed114 8 ай бұрын
❤❤❤