Allaha u naxaristo fananka waalidkis wey u diidijireen fanka qoys culumo ah ayu ka so jeedey sheehkal ah gabadhas gabadha xaaskisa ayey ahayd star heesaha wuu qaaday gabdho uu guursaday ayu u qaaday
Waxay kamid ahayd heestani riwaayadii Garcadaawe iyo Caashaq ee horaantii 1970s ee uu alifay Yuusuf Aadam Xuseen (Alaalle).
@osmanugaas6694 жыл бұрын
Alaha unaxariisto
@saleebaanaxmed39894 жыл бұрын
War hooy qabyaalada iska daaya aakhiro qabiil waxba idin tarimaayo axmed gacayte wuxu ahaa fnaan somaaliyeed duco ayuu idiinka baahanyahay uduceeya alle sw naxariista jano haka waRaabiyo
@mobayle85085 жыл бұрын
2:19--2:41 mugweyn.
@caweyskadalmar5 жыл бұрын
AUN Legend, heestan ugu jecelahay heesihiisa. Ilaahay ku naxariiso AAMIN
@raxiilali66655 жыл бұрын
Fanaan aad u cod macaan ayuu ahaa ilaah ha u naxariisto aamiin. Reer waddaado ah ayuu ka soo jeedaa oo u diidey inuu sii wado fanka. Beesha sheekhaal. Laakiin hadda waa adduun is bedelay fanaaniin badan oo sheekhaal ah ayaa jirta cid ka fariisisey ma jirto. Dayax dalnuurshe, Dalmar yare, faysal muniir, cabdirisaaq ansha,Prince istaahil. Mahamed Alta
@mohamedcumar5422 жыл бұрын
war Ninkaan, Dudubluu Ahaa, AHUN anagaa, Fir Iyo Farac U Naqaan, Wuxuu la Dhashay, General Garaad Nuur Cabdulle Oo Booliska Ah, Iyo farxiyo Nuur Cabdule, Oo Aan Ku ogaa, U qaybsanaha, Xuquuqul Insaanka, Iska Hubi Meeshaan Hadda Fanaanku Ka Heesayo, waa Qoryoolay, Oo uu U qaxay, Dagaalki 1991, Marki siyaad La Saaray, Ugu danbayna, Wuxu Ku Dhintay, bulo Xuubeey Dagmada Wadajir, Halkaas Oo u Ka furtay, pharmacy Meesha, Hadda bakhaarka Dhismaha, Ah Uu Kuyaalo,
@caadil-zx2lh Жыл бұрын
Alle haw naxariisto waa fanaanka san taageero heesihiisa inbadan dhageysto
@dheemanjag20216 жыл бұрын
Hadad ijeceshy mel iga ma adidoontid
@mulkiibrahim36706 жыл бұрын
AUN AAMIIN YARBI
@allaaamin66806 жыл бұрын
naagta yar way qushuucsantay!!!!!
@maxamed-abuukar6 жыл бұрын
war aaway luqadeeni aynu laheen
@wiilkaReerCigalle6 жыл бұрын
Fanaan codkaas ookale leh Reer waqooyi ama isaaaq halaga helo meesha cod marqaan lama rabee lolz
@fagaarahafanka23076 жыл бұрын
boqorka codku xaguu ka yimi maxamed saleeban tubeec hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
@wiilkaReerCigalle6 жыл бұрын
Fagaaraha Fanka waqooyi markaan ku leeyahay isaaq ayaan kawadaa waad i fahmaysaa waxba gabooye haku ordin Gabooye waa dad gobolkasta jooga lkn aan lahayn meesha ay dagan yihiin
@allaaamin66806 жыл бұрын
sxb marxuumka dhintay afka hay gellin kollay adi sac aad tahye
@allaaamin66806 жыл бұрын
maxamed axmed kulluc ismaciil qallinlle maxamed yuusuf axmed mooge liiban iyo maxamed mooge liiban axmed gacate ismaciil gacan law sxb miyaan tirin karaa adaan alle ku tusiin oo shiikhalka ku haysteee
@ladaneladane31216 жыл бұрын
Ahsn hees iga dhehn io jecel Romantic ilhy fananka vodka halasiga ahn January fardaws hakawarabiya
@bushidoshogun49647 жыл бұрын
Real G is sky high entertaining the SNM solders. Because every rebel knows when your out gun and out financed the only thing u do is get high and don't thing about the next battle. I remember these days as 8 years boy who had his father and uncles on the Faqsh frostlines. They say that old memories don't die. This day song has a political meaning.
@aliismail80497 жыл бұрын
Erayadii .A /qAadir hirsi yamyam.
@shaafimahmud3137 жыл бұрын
Tatiko thanks sxb lkn heestii sida labiga hawd Soo gali sxb hadaad helayso oo uu cumar nuur cabdule qaadayo AHN
@dalla1127 жыл бұрын
cumar nuur cabdule ALLA YA RAXMA
@ahmedaska60587 жыл бұрын
cumar nuur cabdulle hala ha kuu raxariisto adiga iyo inta umada islaamka ahba amin..... hees dareen jacayl mudan waah waah
xamar waa eelaay isma af naqaan adoon sawaaxili ah
@zuhuuraaa9 жыл бұрын
gawarow wa fanankii somalida siiba doqeyga waaye
@yolo__70509 жыл бұрын
My uncle, rip.
@hassanwarsame12879 жыл бұрын
Njfhy
@hassanwarsame12879 жыл бұрын
Illahay how naxariisto aamin yaa rabi
@abdiadan35210 жыл бұрын
Gacaladaydii ha iguwracdii haday-doonto garta u daaya.
@axmedcalicabdi68410 жыл бұрын
@HassanMohamed-uk8ri11 жыл бұрын
nice cod allaha u naxariista
@fatimasheikhissa904611 жыл бұрын
Zaynab Haji Ali well known by (BAHSAN) was captured by the Ethiopian in 70’s, been in jail for a time and tortured in different ways, but all this up uses could never make her stop from singing for her dear country Somalia, she had a vision that one day Somalia will be the Lion of Africa, calling for freedom was her ultimate goal, and that can be seen in her songs about Somalia, asking her nation to stud up for the country like one person.
Naag tayari wey qushuucsantahay, ma iyadaa Istara talow?
@cabdiraxman673111 жыл бұрын
alh janadi geyo cumar nur cabdule
@gxman294811 жыл бұрын
alla ya raxma Cumar nuur cabdule waxa uu ahaa fanaan aad u cod macaan run ahaantii aniga Gx ahaan waxa aan oran kara cumar nuur cabdule waxa uu ahaa ehelkii fanka somaliyeed ilaaheyoow waan ku barya u naxariiso ,amiin amiin amiin
@sakariyeabdillahi686811 жыл бұрын
rag waa reagii hore fanaaniini waa kuwii hore hadal iyo murti waa murtidii hore hada waa aduun wax walba isbadaleen
@balqiisakhadar20894 жыл бұрын
Ana waxn qorlkagan arky 7sano kadib Mar ay dad hdlyaa fnaniin U yihiin somli