Xamae meeshii u isdhigay ayuu yaala Somaalidu ku mahamahadda ri waliba shillaaliki ay isdhito balaguqalla.O. Minaheeduyah Rida buuran ciida laga ilaliy tan caatadana macanamalah
Reer Jubbaland oo u muuqda iney u jiheysteen Qabsashada Doorasho Dadban xilli Dawladda Federalka Soomaaliya u muuqato inay dawlad Goboleedyadii kaga soo hareen GALMUDUG iyo Hirshabelle 1.Somaliland Doorashadeedu waa ka madax banaan tahay Dawladda Federalka Soomaaliya 2 Puntland Doorashadeedu Waa ka Madax banaan tahay Dawlada Federaalka Soomaaliya 3.Jubbaland doorashadeedu Waa ka madax banaan tahay Dawladda Federalka Soomaaliya Haddii Saddexdaa Dawlad Goboleed ee ugu faca weyn maamulada Soomaaliya ka jira ay doorashooyin ka madax banaan dawladda Federaalka Qabsadaan, ha ahaato mid DADBAN ama Mid Qof iyo Cod waxaa laga yaaban yahay Waxa ku kalifay Madaxda DFS iney baadi goobaan maamul Goboleedyo ay ku khasbaan Muddo kororsi Sharci daro ah oo ay kaga dhawaaqaan shirar Madasha Qaran oo mar hore laga kala dareeray!!! Siyaasiyiin badan waxåy u arkaan qorshaha Madaxdii Dowladda Fèderaalku kåga hòr imaanayaan doorashooyinka Maamul goboleedyada mid lagu waxyeelayo Nidaamka Federalka ee Soomaalidu ku heshiisay. Waxaa. Kaloo Madaxda DFS lagu eedeeyaa musuq-masuq balaaran iyo maamul xumo iyadoo caalamka ku tilmaamay Maamulka Adduunka ugu.musuq maasuqa badan. Waxaana muuqata in DFS aaney saamayn badan ku.lahayn inta badan Gobolada Dalka. Xilli la sheegay in baarlamaankii Federalku sii kala qaybsamayaan. Laakiin Su'aashu waxa weeye haddii maamul goboleedyadii ugu balaarnaa dalka ay ka xiriir Furteen Madaxdii Xarunta dhexe ee muqdisho, muddo intee le'eg ayey shaqada siî wadi karaàn. oo xiriirka Caalamku la leeyahay madasha Qaran sii socon kartaå iyadoo siyaasiyiin badan ee soomaali aaminsan yihiin in la sii kala furfurmayo. Soomaalidu Waxay u baahan tahay Dibu heshiisiin Qaran oo Soomaali oo dhan mar kale hal meel la isugu geeyo oo Dawlad Midnimo Qaran loo dhiso. 24 Sanno Kadib, Shirkii Carta oo Dawlad ku-meel gaarka ka dhalatey, waxaa muuqata in Soomaaliya Nidaamkeedu weli qabyo yahay oo ubaahan yahay in dib la isugu celiyo si loo helo dawlad Soomaalida ku kalsoon tahay oo taageero buuxda ka hesha dadkeeda Hadda waxaa laga cabsi qabaa in hogaan xumo awgood, shisheeyuhu isku dayo inuu kala qaybiyo oo midba qaar goostaan dalalka deriska ah ee Kenya iyo ETOBIYA ama soomaalida khilaafkeedu sababo mar kale iney burburto dawladnimadeedu siddii dhacday 1991dii. Si kastaba ha. ahaatee dadka qaar waxay ku doodayaan in dawlad goboleedyadu Noqon doonaan meelo lagu badbaado haddiiba Xarunta dhexe ee dawladda Federalka Somaliya lagu kala tago. Sidaa awgeed, waxay mudnaanta siiyaan in Dawlad Goboleedyadu yeeshaan awood bulsho iyo Qaanuun oo ku dhisan dastuur, gole baarlamaan iyo maamul leh awood fulin. Kaas oo u saamaxaya iney Qabsan karaan doorashooyin heer Dawlad Goboleed oo ka madax banaan doorashada Dawladda Federalka. Siddoo kale Jiritaanka dawlad Goboleedyo haysta amni iyo awood waxay aasaas u noqon karaan in mar kale dib loo dhiso dawlad Qaran haddii DFS ee iminka Jirta kala daadato. Ethobiya oo horey xukunka u dhaafisay MW hore C/Quasim Salad Xasan iyo MW hore C/llaahi Yusuf ayaa u muuqata iney maantana ka laalaado MW Xasan Sheikh. Ugu danbeyn, Waxaa jirta dood weyn oo Soomaalida dhexdeeda ah in haddii 24 Sanno kadib Shirkii dib u heshiisiinta Qaran ee Carta Somaliland lagu soo dari waayey Nidaamka Federalka ay xaqiiqo ahaan fashilan tahay Dawladda Dhexe ee Federalku oo loo baahan yahay dib u heshiisiin kale oo midnimo Qaran la qaban qaabiyo si la isugu keeno Dawlad Goboleedyada.
@CabdullahiDheere-ik5ew3 күн бұрын
Xildhibaanadu dab shidan miyeey basiin ku sii shubayaan xildhibaanimooy xaal qaado kkkkk
@ahmeddirshe31413 күн бұрын
Wixii xumaan Ah oo xasan sameyo waxaa shacabka soomaaliya uhaystaan golayaasha baarlamanka oo iibsaday maserka umada somaliyed marka codkoda xasan ka ibsado oylacagqadtan mushahaarkodana lokordhiyo iyago odantoda KU ibsaday dantii gud ee dalka & dadkaba damaca xasan Ayey usaxiixaan kadib markay qaadtan lacagta cadeyn wali yaamaqlay waqlay wax dadweynaha soomaaliya udan Ah olahorgeyey 2 labada gole ee baarlamanka yase garanaya go Anlokenay oy diiden su Ashaas dadkeyga somaliyed hakajawaben macabsiba ugeysay mise dalka dadka diintaba inlaxaraashto Ayey kuheshiyen xasan & barlamaanku cajaa Ibweye waxanahelaye xasana waakiiyiri mel Anlagu Aqoon badan ifiinwadnaa inlagarto codkiisa Ayaalarabay ee waakagu qoslay ee somaliyey see waxla idinku sheegaa indhaha kalaqaada odatina usojesta & tiikale Ahayd waadhinta waafakada dabilihii sii Aydhida lagu xiray & dawladan wadaxagjirka laguso ururiyey gormaad waxgaradtan sowmaaha
@XassanyuusufSasbakeeri3 күн бұрын
Waasax hadalka🎉c,cabdishakuur❤
@FarhiaismailMohamud-z4y3 күн бұрын
labada xaq daro KU heshiso xaqa isku diro ilahey xaqa xaq ku gudo viva mucaradka shalay V's mucaradka manta nahay
@IshamaanXayaatii3 күн бұрын
Alllh dal nawda
@mohamedahmed26753 күн бұрын
Beenaale xanuunsan yaa weerari kara xasan sheekh
@MobamedAbdiHassanAddeec3 күн бұрын
Xasan Sheikh waxaa weerari Donna Cuqubada uu ka galaayo shacabka Soomaaliyeed,Tuugga bariyey ee madoobeeyey.
@naasircawaale55553 күн бұрын
Somalia waxayqaaday dariiqii bororka
@Queen222-q6p3 күн бұрын
Hadaan kahalayo odowaay xasantuuug jenaralka odowaaye dana gaarah ayuu rabaa inuu u istic maalo sirma qabr saab ayaa biyaha uceliya
Waa cadahay sida aay wax u socdaan ninkii wadanka ethoopia ka hor istaagi rabay waxaa jid xir u dhigay sadax maamul gobaleed soomaaliya saas ma ku sii jiri doontaa yaa difaacaya gobalka banaadir waa meeshee soomaali nimada ka dhalatay maxaa la gudboon shalay markuu lahaa abbia axmed xoog iyo xeeladba bada waa in aan helnaa xamar kaliya ayaa laga canbaareeyay marka banaadir maxaa la gudboon hadiiba kaligeed kaligeed aay noqotay yaa figrad iga sii karo sida gobolka banaadir ula dhaqmayo kuwa ethoopia la jira aqoonyahaan hadii aad tahay figrad ka soo bixi😮😮😮😮😮😮
Markabka Turkey wuxuu ku wajahanyahey Kismaanyo iyo badii Kenya la isku heystey... waa goobta kaliya ee shidaal badeed lagu hubo.
@TaaroAliАй бұрын
Waar wasiir fiqi waxba muu joojin passaport ka dublamaasiga ah ee waa laga joojiyay oo waxabka joojisay j.somaliland oo fashilisay sida uu uga ganacsado fiisayaasha iyo passaportka oo markii ay daraasad badan lagu sameeyay ayay waraaqo dacwado ah loo gudbiyay dawlada talyaaniga markaasuu wasiir fiqina idiinka dhigayaa nin isagu joojiyay passaportka waxaanay j.somaliland ku qasabtay in lagu celiyo kenya waxaanu arinkaasi daba socdaa arimihii hawada ee ka dhexeeyay labada dawladood ee dawlada somalia iyo j.somaliland oo la rabo in lagu kala baxo inta lagu kala baxayona lageeyo ama lagu celiyo dawlada kenya?guul iyo gobonimo j.somaliland.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Ibramoha_19Ай бұрын
Soomaaliya waa dowlad dhimatey
@mohamednur16962 ай бұрын
SALAANTU KU QABATAY OO MADAXA LAGAA JARYE WAXA XALANE KA SOCDA KA HADAL NIN LA HAYSTO HANNOOGA SHEEKAYNE
@alinoor65152 ай бұрын
Ismail is traitor let him keep off
@abuudeeq2002 ай бұрын
Madaxweyne HSM guuleyso
@abdisheikh60942 ай бұрын
Waxaa cajiib maxaa isku lifaaqay magaca hawiye iyo dawlada maxayse tahay dhabar toogashada aad soo qortay waa cajiib waa wax laga yaqyaqsadooda fikradaha qaarkood War dalku miyuusan hal ahayn dadkana miyey soomaali ahayn sidee wax idinka yihiin ma la idin sixray maxay tahay naceebka intaas la, eg.
@MahirCade-bs1yr2 ай бұрын
Midas wan ku tager sanahay ina La hergaliyo
@abdideria182 ай бұрын
Beautiful order
@somaliweynproduction2 ай бұрын
Thank you 😊
@Sahankawararka-gh5tg2 ай бұрын
Nin weyn indheey 😂
@computergadgetsmore21962 ай бұрын
Xildhibaanka aad ka hadleyso waa khaainu waddan, meel fogna aan Wax ka arag ama laaluush yar ka Healay xukuumadda, balse aan ogeyn waxaa Masar iyo Xassan sheekh ay u maleegayaan maamulka KG oo uu ka soo jeedi xildhibaankaas