Waryaa nacaskaan ku maahmaahaya moosku wuxuu laf u yeelan waayay iyo libaax durka soomaali inay dambaabaan bay u nool yihiin waayo maxaad falanqaynaysaa fiyuusku meel walba wuu galey iimaankii baad beesheenne Alle ka baqa
@ifoonghauri404612 минут бұрын
Reerkooda ayaa caan ah laakiin nasiib daro qurux expired ayuu helay. Kolay waxaan ogahay in uu kaa fiican yahay homles gaal ah baad la degen tahay oo malaa kumuu guursan keen sawiradiisa.
@MarshalFamily-k6b2 сағат бұрын
wa group jaahilin ah oo been iskugu camiraaya hanna maxay cawin kartan waxan wa show waayo hanna waba homless bila nolol ah yaabka adunka😅🤣😂
@MarshalFamily-k6b2 сағат бұрын
jaahilin isku caamira walaahi wan qoslay dadka nocan ah wa dad carurnimo so qaadan yaabka adunka😂🤣
@HooyoMacaan-h3t7 сағат бұрын
Kada😊
@Ghs--1738 сағат бұрын
Ma hadho
@FilsanAbdillahi-c5n13 сағат бұрын
Xeerka cisaha u dhafa abinwaseh Amira joogteh kkkkkk
@AwrkiiCirka13 сағат бұрын
Soo adigi lahaa boqoroow ee leef leefi jirey ma markuu kusoo eryey baad noo calaacalee adeeroow dulli nolosha ka dhacay baad tahay dudublana matihid sheegad baad tahaye adiga iyi candha calaseey waxba isma dhaantaan adigaana kasii xun oo dulinimada eey kaa muuqataa
@kismayo61215 сағат бұрын
Mahamed what u getting out of it dahir his your brother talk to him private
@faizaaliabdallah573118 сағат бұрын
Leyla run badanaa, hanna walaa daahir calasow cid ay wax ka qaadi karaan ayey iska yar, hanna waxaa ka daran ninka u direy u direy naagtaa xubi ku amrey in ay daroogeyo xubi oo gabdhedana mindi intii loo dhiibo sawiro iyo videos iga soo qaad oo child protection service ku dacwee yiri oo sawirada iyo videos u gee.
@faizaaliabdallah573121 сағат бұрын
Dadka dhahayo daahir cadow ayuu leeyahay ee ka wareeji waa dad license u siinayo daahir in uu caayo dadka, isagana aan loo jawaabin. Daahir muxuu yahay oo uu qabtaa? Daahir waa nin weyen oo bully nimo social mediaha u fadhiyo. Si uu dadka ugu xadgudbo na u sameystey groupeysi, dadkana qoorta isu galiyo, even hadaad groupkisa ka mid ahaan jirtey, maalinkad tirahdid adeer hawlahada qaar iguma socdane iga weeci waa kii ku dabo gala. kaligii kuma iman karo dabcan isagoo group wata. Dad somali ah ayaa shiikada ku caan ah, kkkkk, daahir waa mooryaan mooryaan moryanimo kamana toobadkeeno kamana weynaado. caqliga yaan la idinka xadin qof daciif ah ayaa rumeysta daahir calasow in uu yahay nin wax ku ool ah, maxaa uu cadaw ku yeelan karaa qof weyen oo sidii 14 jirkii u dhaqmaya? Dantiisa haddii uu ka waayo maalin cad ayuu ku iibinayaa. Daahir waa sociophat sociophat na ma laha wax empathy ah. Yacni ma lahan qudrad uu ku fahmo ixsaskada. ixsaan kastaa uu sameyaa qofka nooca ahna waa wax uu sameeyo nafsadiisa. Ma ahan naxariis iyo damqasho naftisa ugu jirta dadka uu u ixsaan falayo ee dan uu isaga leeyahay ayuu ka dhex arkey in uu ixsankaa falo ama uu sameynayo. Ixsankan uu hada bilabey dad mediah ku jira ayuu ka soo arkey platform ayuuba u sameystey ixsaan sax ahna ma ahan oo waa kan dadka ku dulmiya ee tuboraaca ka dhigta. Waana wax uu umada ku qaldayo, credit ayuu ku radiyaa si aan loo arag xumanta faraha badan ee uu bulshada kula dhex joogo.
@kenedidhadi8701Күн бұрын
Sarqaamiin ilaahay ka foogaaday oo nolosha ka dhacay oo cocaine ka so dhargay. Maxamed Daud iyo kooxdiisa wa wada loosers alcoolistee aa oo xaramiyin ah
@DeeqoadannКүн бұрын
Allah idiin roog nacaalad
@moxubomamamia373Күн бұрын
Ooy
@hibaqadamКүн бұрын
Doqonka Ugu Weyn Hg Oo Dhan Madhahaayo Ceyr 😂
@SagalMohanedКүн бұрын
NIN DHASHAA MA DHUUNTO DHAGAXNA BIYO KUMA DHAXAMODO MAASHAA ALLAAH
@SagalMohanedКүн бұрын
DAAHIR ANIGA WAXAAN UMALEYNAA OROM LA SO ADEEGSADAY WAAYO HAWIYO IYO SOMAALI WEYN WAX UMA HAYO
@axmedyare2404Күн бұрын
Fiigooni Khabiil bey wax walba u sameyne. Somali Diinta ku yar
@Novemberrain096Күн бұрын
They are doing this for views and drama,its not real
@MuhaCmrКүн бұрын
😂😂😂😂 Hye wareejineysa boqul kun dollar 😂😂😂😂
@AbshiroIbraahim-w2nКүн бұрын
Waa isku ogyihiin
@Sahramohamed-f3uКүн бұрын
WALEE NIN CEYTAMAYO NIN MA AHAN EE ADIGAA KA LIITA YUU BOOS OO XUN NINKA RAGA WAA KII QARIYA XAASKIISA CEBAHEEDA ADIGANE WAXA RABTAA IN UU CAAYO NAGTIISA MARKA ADIGAA XUN OO QOOMA LUUD AH
@amalquule84Күн бұрын
naara khaalidawa qadiija uguyeedha habalihiina
@amalquule84Күн бұрын
waasheeko.kale khaja khaalida dishaya
@HirsiAdenRaageКүн бұрын
Waa been naag nin gaala qabo beenley ayagaa soo alifey waxaan
@kenedidhadi87012 күн бұрын
Shuubooyin ilaahay ka furtay. Xaaramiyin nacdal ku dhacday oo tuugo ah
@abaadirjecliyaa51142 күн бұрын
Ninkaan sidii khaniiska u hadlaaya ma wuxuu ka xun yahay ineey gabdha guursato ? Mise asagaa ninka gabadha guursaday rabay oo waa khaniis hadalkiisa jilcan ee lalabada ah oo aan hadal nin rag sax ah aana laheeyn / marka ninkaan laba mid ayuu yahay oo waa khaniis ama ineey gaba dha horey ugu deeyrisay 😂😂😂 bal niman rag ah ayeey isku sheegayaan waxeeyna leeyihiin xan baan idi wadnaa 😂😂 taloow kuwaan ragba ma ahane ma iyagaa la dubeeyaa oo waa jeeb gadaal 😂😂😂 waryaada hadaad rag tihiin idinka bal naag keensada oo aroos u dhigta oo uureeya hadii kale rag ma tihiine khaniisyayahow banaanka yaalla dabadiina ureeysa idinkoo rag isku sheegaya balse aan laheeyn callaamadihii raga lagu yiqiinay gabar iyo wiil alle iskugu tala galay oo is guurasadaad ka muraara dilaacsan tihiine orda oo dabada idin cun cuneeysa oo khaniis kale guskiisa u kala qaadneeysa ordoo raadsada makhaanuudaas balse qooyskaan is guursaday guurkooda uurkooda iyo wasmadooda ha ka hadlininee aamusa dulli baad tihiine .
@abaadirjecliyaa51142 күн бұрын
Dadoow idonka ha ku danbaabina labadaan qof idinka ineey xaaraan iskugu tageen iyo ineey xallaal iskugu tageen idinka ma toosh kaad u haayseen ? Dulli baad tihiinee allahii idin uumay ka cabsada oo adduunyadiina & aakhiradiinana ha iska haleeynina ,tan kalena naagaha nolosha ka dhacay ee diasbaraha ah ee aan waliba ayaga marwooyin la qabo aan aheeyn intaad qof noloshiisa meeleeystay aad ceebo u raadineeysaan idinka is meeleeya , tan kale waxaan la yaabay marka naagaha ceebaha raadinaya laga tago ninka halkaan sii dii naagaha ka hadlaayo oo waliba hadalkiisu uu ka liito midka dumarka ceeba doonka ah ee halkaan ka hadlay 😂😂😂
@HalimaRage-q6n2 күн бұрын
Walahi way cabsotay
@Habon-y6m5 сағат бұрын
😂😂
@AsiaMohammed-i3f2 күн бұрын
Ilaheey ka baakha bil kheeyr ayaa lagu jira Ajakis duco ayuu uu bahan yahay ee edeeb yeesha
@halimamohamed49262 күн бұрын
War dad waa ween ayaad tihiin ee ilaahey kabaqda waa billshacbaan dahirow ilaahey kabaq qabir ayaa idin sugaayee
@abaadirjecliyaa51142 күн бұрын
Beenaalayaal maxaad celin kartaan marka hore marka xigase waxaad hada inta ku abaabuleeysaan soow ma ogidiin in la duubay oo markhaati aad afkiina isku fureeysaan markaad dhaheeysaan waxaad dhahdaa gabdhaha yar yar oow ninkaan kufsan jiray 😂😂😂 baaba jeey hadalkiinaan been abuurka ah ee xasidnimadaa ah oo aad afkiina idinka ku sheegeeysaan baaba jeey waa u faa'iido sidaasuuna ku guuleeystay 😂😂😂😂 sir ma qabane Saab baa biyo u celiyo 😂😂
@RahmaBanooda2 күн бұрын
Qolkaan hadal xumaa reer shaanshiyo qurun labo labo king qani rufiyaan
@RahmaBanooda2 күн бұрын
Nin jiis oo leyskugu tagaayo weligey ma arkin,cumar shooli weligaa ma shaqeynin gabdhaha yar ayaad far xumeyn jirtay
@NasroXidig12 күн бұрын
Risaaqada maa meeshaas kaa gashay nacal kuku dhacady duliyahay baqtigaa
@IssaJebril-c9d2 күн бұрын
Asalamu alaikum
@SafiaHussein-v4q2 күн бұрын
Gabadhan waxay ka tirsaneyd tiimka xalane ka tirsanayd si toos ayan u arkey mar hore
@zaharanoor62753 күн бұрын
War hooy waad dhimanaysiin ee ogaada rag iyo dumaroow irsaaqadana siwanagsan ku raadi gabadhaas haday uur leeday adinka miyaa qaba Maxay dinka galay isku xishooda Allah na kabaqa maalinta qiyaamo waa lagu waydiin doonaa to be the
@FarhiaAli-s8e3 күн бұрын
As 4bilood maqarsoomo alleka Cabasada aniga ku sheegu maayo 5 bilood yey ku sheegin marja nin mareykan jiooga lacag lasinnaayi maxey tahay xishooda oo qaraarka iska daaya
@Jalina_love-j4t3 күн бұрын
Aduunyo nin noolow maxaah aragti kuu laban ku waligee is ma oran dad noocan ayaad arki dotah xasideen
@caaliyahasan16083 күн бұрын
Dhamantin xishoodka ayaa laydinka qaaday inaa qof muslim ah hilibkiisa aa goosgoosataan hal su aal maxaa idinka galay ilaahay adinku danbi dhaaf weydiista naagaha naarta ka jooga
@faraxcali12363 күн бұрын
Uur malaha uu muuqanlaha mida kale wajigeeda laga fahmi laha
@issamuhumed3 күн бұрын
Waxaan daaan waa daad kaxun hor mar keeeeda . Subxanallah
@Dd.Ismayaa2 күн бұрын
Mexeikuhormartai.ilmajaxune.madowgabadan.uff
@IlwadAli-f2g3 күн бұрын
Waxaan u maleeynayaa Hashiishkan la isku caaynayo waa run seey u qeeylinaayan u dambaabayaan ayaa laga fahmayaa in ay caadi aheeyn dadkan Alle ka bakha
@IlwadAli-f2g3 күн бұрын
Warka xitaa iskama sugarcane rag iyo naago warooshin baa tihiin Bismillaahi naagahaan iyo nimankan Alle ka bakha