Пікірлер
@Farxaan123Ismaciil
@Farxaan123Ismaciil 2 күн бұрын
Waaw Yasalam zxp wadku mahad santahay
@Ider-bu6sg
@Ider-bu6sg 17 күн бұрын
😢😢😢
@abshirhaybe5928
@abshirhaybe5928 Ай бұрын
Erayadii boon xirsi bawdyo gaab.
@luqmansuleiman7870
@luqmansuleiman7870 Ай бұрын
Sheeko dhab ah oo dhacday abbarahii 1965-66 ayay ka tarjumaysaa heestan......... iyo mid kale oo iyaduna tan ka horreysay......ADDUUNYO........ Huryo Cismaan ALLAH ha u naxariisto......... Axmad Saleebaaana ALLAH cimriga ha u barakeeyo امين
@KayseCali-c2e
@KayseCali-c2e 2 ай бұрын
Wakhti.iska.tagey.waayo.waayihi.wacnaa
@Muktar-o1g
@Muktar-o1g 2 ай бұрын
Waar heedhe heestoo dhamaystiran soo geli qadaad wayntu iyadoo ay jarjareen ayay soo geliyeen
@Xasmas
@Xasmas 2 ай бұрын
Classic ❤Song OLD GOOD DAYS ❤
@KayseCali-c2e
@KayseCali-c2e 4 ай бұрын
Maxaan.arkay.kuwu.sheegaayo.huryo
@LovelyFox-jt1jg
@LovelyFox-jt1jg 4 ай бұрын
Heestaa inbadan ayaan raadinaayey
@MustafaAli-l3c9j
@MustafaAli-l3c9j 4 ай бұрын
Awr dhigo leh, Erayadii Saxardiid Jebiye Laxankii Cali Fayruus
@WAAYAARAGMedia1
@WAAYAARAGMedia1 4 ай бұрын
👍👍👍👍👍
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas 4 ай бұрын
👉👬👈⚽️⚽️⚽️✌👣👣👣👣👣✍️ 3:54
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 5 ай бұрын
LIVE
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 5 ай бұрын
LIKE
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 5 ай бұрын
LIVES
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 5 ай бұрын
SHORTS
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 5 ай бұрын
LIKES
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 5 ай бұрын
SHARE
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 5 ай бұрын
Legeta
@RuthWanupdirahmanYusuf
@RuthWanupdirahmanYusuf 5 ай бұрын
Abwaan❤ cali ❤caateeye wuxuu ahaa abwaan fiiro dheere Aun wuxuu ahaa nin sacad muuse ah gaar❤ ahaan❤ cabdalle❤ sacad ❤ cabdiraxman dheere dad aan wali Dunida lagu arag❤
@kaynaanyare4476
@kaynaanyare4476 5 ай бұрын
Eesh qiyaasak ❤❤❤❤❤
@maxamednasteeex4359
@maxamednasteeex4359 6 ай бұрын
Waah waah
@MawlidCaydiid
@MawlidCaydiid 6 ай бұрын
Waayo waayo
@abdiqaniyuysuf3183
@abdiqaniyuysuf3183 7 ай бұрын
Ilahay ha unaxariisto Abwaan Mohamed Cumar Huseen huryo Iyo alfanaan Cismaan Abdikarim Cismaan gacanlow 😢😢😢😢😢😢
@sakariyeosmaan1461
@sakariyeosmaan1461 4 ай бұрын
Ameinnn 🥺🤲
@Abdullah.Mohamed-jj3zu
@Abdullah.Mohamed-jj3zu 7 ай бұрын
Ana u ah sa shan ka tirsada hoyadi isagu daba nirig kkkk
@Abdullah.Mohamed-jj3zu
@Abdullah.Mohamed-jj3zu 7 ай бұрын
Cawandi how'd waydii
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 7 ай бұрын
Old stereo system
@AhmedIbrahim-he2ux
@AhmedIbrahim-he2ux 7 ай бұрын
heestan waxaan umalaynaya inay maandeeqna qaado iyado waliba cod aad u macaan ku qaadaysa.
@xogtaheesaha530
@xogtaheesaha530 7 ай бұрын
May wall maandeeq may qaadin marnaba sowdkan la yidhaa madiix lkn waxay qaadaa laxan u dhow oo la yidhaa damaq
@xiinfiniin7458
@xiinfiniin7458 7 ай бұрын
qaraami waayo waayo aad baan u xiiseeyaa heestan
@xiinfiniin7458
@xiinfiniin7458 7 ай бұрын
tha best song mahadsanid
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 8 ай бұрын
Ilaahow u wada naxariiso
@mohdekc
@mohdekc 8 ай бұрын
abwaan ustaad maxamed cumar xuseen huryo
@Bagagac
@Bagagac 8 ай бұрын
❤❤❤❤
@Abdullah.Mohamed-jj3zu
@Abdullah.Mohamed-jj3zu 8 ай бұрын
Mala I. Ad garan
@KayseCali-c2e
@KayseCali-c2e 8 ай бұрын
Waxa.uu.kamid.ahaa.wigic.fanaaniintii.danan.hargaysadii.hore.ee.faqashtu.diyaaradaa.ku.rusheysay.alla.yarxama.cabdilaahi.wigic.
@KayseCali-c2e
@KayseCali-c2e 8 ай бұрын
Maye.dadkii.garanayey.wigic.aduunyo.allaw.kuu.naxariiso.
@HuseinMohedAbdulle
@HuseinMohedAbdulle 8 ай бұрын
Hi
@CabdillahiMaxmuud
@CabdillahiMaxmuud 8 ай бұрын
Godka lagu janee geesi nagabaxoo guul dhashuu ahaa Alle jano Fardowsa ha geeyo. Aamiin aamiin aamiin. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@CabdillahiMaxmuud
@CabdillahiMaxmuud 8 ай бұрын
Godka lagu janee geesi nagabaxoo guul dhashuu ahaa Alle jano Fardowsa hageeyo. Aamiin
@HasanFeedhoyare
@HasanFeedhoyare 9 ай бұрын
Erayadii maxamed cumar huryo dhudii aan jeclaayee dhaayaha wax ku araay
@XASANINDHACASE
@XASANINDHACASE 10 ай бұрын
cabdikarii cismaan kalow ilahay ha u.naxariisto iyo dhaman wxii muslimiinaba
@funchannel1526
@funchannel1526 11 ай бұрын
The original. Wow
@cabdiaadan2771
@cabdiaadan2771 11 ай бұрын
Ilahay unaxariso saxardid jabiye amin amin amin
@mustafehadari8169
@mustafehadari8169 11 ай бұрын
Alle haw naxariisto. Aw00w0. 🟩⬜️🟥
@unspokengamesfnfgamer2176
@unspokengamesfnfgamer2176 11 ай бұрын
Beealahaas sida qaldan u fasiraya abwaanka yaa ka caqli yar
@mohdekc
@mohdekc Жыл бұрын
abwaan maxamed cumar xuseen huryo
@NaasirOsmaan
@NaasirOsmaan Жыл бұрын
Woow
@mohdekc
@mohdekc Жыл бұрын
abwaan maxamed cumar xuseen hyryo
@mohdekc
@mohdekc Жыл бұрын
huryo
@maxamedxuseen3318
@maxamedxuseen3318 Жыл бұрын
Ilahayi naxaristi jano haka warabiyo labadodaba
@mohdekc
@mohdekc Жыл бұрын
abwaan maxamed cumar xuseen huryo
@mohdekc
@mohdekc Жыл бұрын
abwaan maxamed cumar huryo