Ood la gama gura Waa agab la'aan! Ay gabarra sudhan Wax la yidhi islaan Afar will lahayd Ceel u muuqda bay Anshax oo u weyn Inoo soo dar tidhi Kuma dhago adkaan Amarkeedi buu Is xaam-xaamtay orod Ufo iyo dabayl Awaaruhu liqyaa Utun lagu dilyoo Ayda loo galyaa Orgob qaadayaa Abris jiidayaa! Inan kii maqnaa' Dibna looma arag Intii kale harraad Bay il daran tahee Edeboo ku xiga Waxay tidhi aroor Oogada wax baas Cirka ula baxyaa Dhulka hoos u qodan Lagu abudhyayaa! Aakhiraysayaa Ifka joogyayaa! Indhii baa ninkii Isna loo lahaa Islaantii dareen Aad buu u galay Waxay tidhi ammuur Awal yeyna yidhi Dhulku waa ammaan? Anshaxoo ka maqan Edeboonay hayn Asluub bay ku tidhi Inoo doon biyaha. Ilayn oon kibaa Asaddihiyayoo Olol baa hayee, Ilintii gefyoo, Inan kii lunyaa Awtaad falkiyo Aayado taqaan Arba-cuuntayaa Libaax umal hayoo Gaajo weerar ahi Isu gaabiyaa Ehelkood sidii Innamadii horay Isna uga samreen! Islaantii markay Weyday innamadii Oohin ciirsatoo Waxay tidhi aheey! Ood la gama gura Ay gabarra sudhan Waa agab la'aan! Ubaxaan korshaba Ma ukuli uun buu Afka uga galaa Afartaa ashkule Maansadan abkeed Isirkeedu waa Ay gabarra sudhan ~HANGOOL ``Aadan tarabi
@DeeyNaldo15 күн бұрын
Goni cabdi xaji😂😂😂😊
@jaamaccabdigodane97118 күн бұрын
War ninkaan baa ka sii jawaab culus cali dhoof waranle war baa galay, qodob qodob buu uga jawaabay gabaygii waranle
@XasanAllale18 күн бұрын
Markay harti israacen away absame
@MacruufIbrahimАй бұрын
Qamaan bulxan ❤
@FaaqiddariАй бұрын
Mw warkii aad lahayd wakaah
@CaashaXasan-y9qsahgfudАй бұрын
Suugaantan iyo taariikhdan cajiib ka ah waxan dhagaysanayaa 17/9/2024
@AxmedbulaaleIzmaacilАй бұрын
Wwcc
@nayruushmedia3008Ай бұрын
Abwaankani waa kuma, xagguuse ku nool yahay?
@MaanCali-r9d2 ай бұрын
gabaygaan runtii lugukalabadi📢
@CabdikhadarAxmad-n1k2 ай бұрын
Qamaan Bulxan Yuusuf (Ogaadeen, Hareer waxaa iga xiga saahidooy hiladii buuxdaaye Dubbad Hiirad heel laguma ridin hanadkii dhuubnaaye Cilmi raage iyo Yuusuf baa hoos dhig ii maqane Xasan iyo cabdina waa ila hayb hadise meysaane sheywaalna horintii laheyd hadalkii loo sheegye Intaas oo hogaa iga ag qodan amase haadaane Oo lagu hor-dhigi maalintii hilibku jiitooye 2024.. 7..15:: 2:05pm
@Abdirahman-dv9bd3 ай бұрын
Shr mahwi ah ninkii maahiraa madal la gaystaaye .
@Kim_Jon_Un3 ай бұрын
Idaaja wuxu sheegay in Darawiish aanay qabiil ku dhisnayn, markaa maxay Daarood u sheegtaan Daraawiish ⁉️.
@Cismaan_darawish3 ай бұрын
Ninkan idaaja codkiisa iyo erayadiisa kma helin sidii jaamac kadiye ee silsidii guba bay ahayd inuu u tiriyo
@Mohamedqani184 ай бұрын
Abaan Yuusuf keenadiid alle haku naxaristo
@Pablo-s4c4 ай бұрын
youtube.com/@saalimalvarez?feature=shared
@guleedciise44975 ай бұрын
Chanelkaan cidda iska leh waxay kala jareen Gabayga 2aad ee Cali Dhuux Silsilada ku leeyahay Waxay ka tageen Tuducyo dhowr ah "Hantaq laasta Haadaanta Qodan Hirada Muulkeeda Waxaa Hoos isugu Tuuri jiray Hebed Irmaanaa"
@AbshirSaleebaan-or3zc5 ай бұрын
Mnsha alaaaah abwaaan wariye Axmed faarax idaajaa codkiisa baa xiiso kale galiyey silsilada waan dhaxalkeenii maansadu hiiliye cali dhuux alle ha u naxariisto
@AliAhmed-mf9hf5 ай бұрын
Hanti niman lahayn looma tago holaca jiilaale haaweyda aan dhacay maxaa haatufka u geeyey!! waxa uu jilayaa in halacdheere u hillinaayo.waxaana uu caayayaa ragga Cali sharmarke ee Bahyaaquub
@AliAhmed-mf9hf5 ай бұрын
Bal maxaa hobyuu dhigay Arladu kala hoyaad roone?!!maashaa Allah sayid maxamed waa riday nimanka
Dhowr jeer baan dhegaystay Silsilada Halacdheere. Jiilka Gobaysane iyo raggi la eyniga ahaa suugaan dhaxalgal ah bay Soomaali uga tageen. Idaaje taariikh reebe weyn weliba dhanka suugaanta iyo dhaqanka
@kadarkhalifabdi96646 ай бұрын
Alle Ha AUN dhamaantood ❤
@MaxamedCnaasir-qo2sl6 ай бұрын
Waa silsilda ugu wnaagsan M nsir dhagcase
@uptherhmnizmail91577 ай бұрын
Idaaja cimrigaagu ha raago😊❤❤
@SheikhDoon-z3f7 ай бұрын
Awalbaan Hor dhaladkii noqday iyo Hanadkii Darood..
@AbduqadirAbdulahi-n3v7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@abdikanisuleimam95437 ай бұрын
Gooni cabdi xaaj8❤
@mustafeahmed53598 ай бұрын
Nasabkiisa daarood ninkii dega awaaraa og
@maxamed-xw9tb9 ай бұрын
Ninki tarikh ka taga adun joga awowayshy😮 Ismaciil mire=AHU Cali dhuux=AHU Samatr baxnaan=AHN Aadan carab=AHU Cisman baxnaan=AHU Axmed diriir=AHU Xine xiiray=AHU Abwaan suusu =cimir dheer iyo cibado suuban awowe
@AfraxYare-x1e9 ай бұрын
MAREEXAN WAA GUBTA😅😅
@abdicali-oe2nl9 ай бұрын
Waa lagu digtaa duul haduu ku darnaajirey Daaduunka ow maxamed qabo waa ku diirsay
@CabdiwaliAhmad10 ай бұрын
Samatar gal eri gangis sre
@AbdisamadmohamudGees-wp8zx10 ай бұрын
Laandheere afka ayuu jabiyay.
@saidmuse690410 ай бұрын
Abwaan Gooni Cabdi Xaaji Mic toos ah ayuu qatay.
@maxamedbeyle2661 Жыл бұрын
Ade🔥🔥🔥
@ShukriKhaliif-kq9pf Жыл бұрын
Dhamaantod allah u naxriisto😊
@XasanXaashi-p4d Жыл бұрын
7
@MaxamuudCabdinuur-sr5is Жыл бұрын
Inta 2023 dawaneysa like zaara
@TALEEX1919 Жыл бұрын
Idaaja alle cimriga haa ku barakeeyo waa taariikhdi iyo xigmada Somalia odhan nin isku hawlay
@TALEEX1919 Жыл бұрын
Aun Alle hawnaxariisto waxay ahay dad qiimo badan xigmada iyo erayada caajib
@MaryanAbdi-z8y Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉😅😅😅
@deeqsiabdilahiahmed1038 Жыл бұрын
Alle ha uwada naxxariisto. Maansadan waxa calan ka usiday murtidhaadhigii waynaa Qamaan Bulxan Yusuf
@abdikhadarahmed8510 Жыл бұрын
🎉🎉🎉🎉
@AbdifitahHussein-py8bp Жыл бұрын
Cali sharmaake tixdaa gabay xir ama gabay xayir ayuu uga jeeday, maadaama markay noqdaan lawaydiin lahaa halac ma Hadlay, hadii "Haa" lagu jawaabo, soo saldanada hobyo ha loo gabyo xaalku ma noqdeen. Saa saan filayaa inuu ula jeeday Allahu Aclam.
@AbukarAbdi-wk6ey Жыл бұрын
Eber banaan Ku xaajood
@dhimbildragon7 Жыл бұрын
Cali dhuux adan is not easy ilahay haa uu naxariisto aaaamiin ❤❤