Ilaahey Dumarka iyo Raga yaa u dhaw?
3:53
Qowmkii Qiyaanada Loo Halaagay !!
2:14
Nabigii qoraxda Istaajiyay waakuma ?
2:10
Ilaahey  Siduu Wax u Nooleeyaa ?
2:49
21 күн бұрын
Sidee loogowracay Nabi Sakariye ?
2:23
Ilaahey Maxuu Ku qoslay ?
1:55
2 ай бұрын
waligaa Ha samayn Ficilkaan
1:22
3 ай бұрын
Nabiga Siduu U ekaaa  ?
2:57
3 ай бұрын
Curadnimada Maxay  Tartaa ?
2:02
4 ай бұрын
Foolxumada Danbi  Miyaaa?
2:38
4 ай бұрын
Ma cuntaa Hilibka Doofaarka  ?
2:18
Пікірлер
@sharmaakecabdikood9068
@sharmaakecabdikood9068 2 сағат бұрын
War book xiiso badana
@143-k1d
@143-k1d 6 сағат бұрын
Beenaale faqash oo bastar ah aa tahay S/rahman abdi shakur waa nin kii no more abgaal lahaa doorashada oo 2 bil ka dhiman af jiisana ka dhahay codjeyga farmaajo aan siiye
@PrestigeInfinite
@PrestigeInfinite 7 сағат бұрын
Qadka rag lee cuna cabdiyow😊
@bestchannel5105
@bestchannel5105 8 сағат бұрын
Keep going
@ahmedshahab8490
@ahmedshahab8490 10 сағат бұрын
Wankula socona
@wariyecagadahab4112
@wariyecagadahab4112 10 сағат бұрын
@@ahmedshahab8490 mahadsanid saaxib
@Salmanshiine
@Salmanshiine 11 сағат бұрын
Been badanaa oo faan badanaa oo tamar yaraa nahaab waaxit
@MuhumedAbdi-z1c
@MuhumedAbdi-z1c 12 сағат бұрын
Hiilka Shacabka farmaajo
@DaudAbdiAli-pd7ir
@DaudAbdiAli-pd7ir 7 сағат бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@daahirali6385
@daahirali6385 12 сағат бұрын
Halkaas markey mareyso Muxudiin warbac maxaa loo badalay yaa fahmay oo xilka looga qaaday shalay maxaa isku soo aadiyay xilka qaadista muxudiin iyo axmed madoobe dagaalkiisa maxaa fashiliyay duulankii raaskambooni dowladu ku qaaday kadibna xilka looga qaaday warbac soo ma cada inuu yahay gacan yaharaha axmed madoobe u jooga nabad sugida
@Guledsaid-w1s
@Guledsaid-w1s 13 сағат бұрын
Bal ka warran madaxaa I furan ayaa maanta masuul ah
@Guledsaid-w1s
@Guledsaid-w1s 13 сағат бұрын
Saadiq joon maanta halyeey Hawiye bal ka warran
@AbdiOmar-gw6dp
@AbdiOmar-gw6dp 13 сағат бұрын
Wixii waxaas sameyay ayaa lagu leyahay waa wadaniniin Xaaramiyiin aan xalaal aheyn ayeey ahayeen wlhi Saa qof muslim ah qof caadi ah dhiigiisa si sahal ah la iskagama xalashadeen
@DaudAbdiAli-pd7ir
@DaudAbdiAli-pd7ir 7 сағат бұрын
Waa tuuga mooryaan ah oo dhiiga umada banaysatay
@ahmedabdi319
@ahmedabdi319 14 сағат бұрын
Habeenkaas in aakhiro laguu diro ayee aheed. Wax walba afkaaga ayaad kutaagtay, diintii xataa afkaad kutaagtay.
@Arabduur
@Arabduur 16 сағат бұрын
Inleen ccw asagaa daadaansaday farmaajo😂 Isku gooso dhe
@abdifitahiman8165
@abdifitahiman8165 20 сағат бұрын
Yoowmul qiyaama yar waaye doorashada teendhada soomaaliya.
@AwrkiiCirka
@AwrkiiCirka 21 сағат бұрын
Alla faan weeynaa waligeey isma laheyn hawiye sidaa u faan badan baa jiro 😂
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 21 сағат бұрын
Fadhi ku dirir 😂😂
@dal-xoreeye1030
@dal-xoreeye1030 23 сағат бұрын
Wa mahadsantahay bro lkn waxaan ka codsan lahaa in aa iskudaydo in aa no dheereyso o ugu yaraan 20 daqiiqo xita nooga dhigto 🙌
@abdihakimmohamed1224
@abdihakimmohamed1224 Күн бұрын
Zxp soo dhameystir mideeda kle buugag badan sidaan oo kale uso codee
@wariyecagadahab4112
@wariyecagadahab4112 20 сағат бұрын
Buuga cabdulaahi Yuusuf alaha unaxariistee ayaa ku xigi doona kan
@AwrkiiCirka
@AwrkiiCirka Күн бұрын
Ilaahoow cumar cabdirashiid madaxweeyne ka dhig aan xoogaa shilimaad ka shaxaadee CC INA MAKO MADAXWEEYNE UMA SOCOYEE EE WUXUU RABAA WAA AGAASIME
@AwrkiiCirka
@AwrkiiCirka Күн бұрын
AAW INUU MADAXWEEYNE NOQDO WALLAAHI BILLAAHI TALLAAHI WAXAA KA RAJO FIICNAAN LAHAA FARTUUN BALBALAARKA IYO MUSHARX BURKA
@AwrkiiCirka
@AwrkiiCirka Күн бұрын
MUXUU YIRI CABDIKARIIN GUULEED IYO COSOBLE WOXOODA PRANK BEEY AHAAYEEN 😂😂😂😂
@ahmedshariifsomali8569
@ahmedshariifsomali8569 Күн бұрын
Mw farmaajo ❤
@maxamadcade2234
@maxamadcade2234 Күн бұрын
Buuga pdf ma loo heli karaa
@apdimalik94
@apdimalik94 Күн бұрын
Lakiin video walba page kad ka bilowday iyo kaad ku dhamaysay sheeg
@apdimalik94
@apdimalik94 Күн бұрын
Hore u soco zxp talent baad ledahay soo gudbin cajiiba😮
@marshmula4273
@marshmula4273 Күн бұрын
Waad mahadsantahy soo gudbinta book adkeysi
@wariyecagadahab4112
@wariyecagadahab4112 Күн бұрын
Qeebta soo socotada waa Weerarkii Cabdiraxmaan Cabdishakuur lagu qaaday . Like-ta inoo kordhiya saaxiibayaal
@MohazeMude
@MohazeMude Күн бұрын
Sxp buga man Heli karaa sxp
@HarounParejo
@HarounParejo Күн бұрын
War saaxib waxaan yaa kaaga sheekeeye teda kale waxan xaqiiqo miyaa
@wariyecagadahab4112
@wariyecagadahab4112 Күн бұрын
Waxani waa xaqiiqo waxaana qoray oo weliba dhaman siyaasiyii isku raaceen xaqiiqadiisa Buuga waxaa qoray Cabdiraxmaan Cabdishakuur
@ahmedshahab8490
@ahmedshahab8490 Күн бұрын
Mahadssnid saaxib
@Cabdiraxmanka
@Cabdiraxmanka Күн бұрын
Masha Allah siyasiyii ta soomalida mid kamid ah oo aan weligey xiisayn jiray taariikh nololed kiisa. Abdirahman wuxuu kamid yahay dadka mudan in mar uun latijaabiyo oo loo doorto m weynaha dalkan kuwa kun jeer aqoon iyo codkarnimo Ka badan yahay Aya dalkan la doortay abdirahman waa reer hiiran ane waxan iidhashay kana soo jeeda hiiraan. Gaar ahaan magalada belted weyne abdirahman sxb horey usoco
@Alicabdalla7332
@Alicabdalla7332 Күн бұрын
Waxaan shimuu qoray mr 15cod
@avvmuzamil
@avvmuzamil 19 сағат бұрын
Markii aad dooddaha macnaha lahayn ku mashquulsnayd ayuu isagana waqtigiisa galiyey uu qoray. Adeer wax baro, muhiimadda intaas. Ninkan gaadhi maydid
@Alicabdalla7332
@Alicabdalla7332 19 сағат бұрын
@avvmuzamil asi ayaba 24hours tv hortaagan muxu qoraa ma gudbe madaxda in la caayo uunbu barty
@KhalidIbrahim-e1z
@KhalidIbrahim-e1z Күн бұрын
13:16 Runti buugan Adkeysi si xadka dhaafsan ayaan u xiiseenayaa qoraaga buugana si toosa ayuu qalbigayga ugu dhacayaa hadalkiisa oo waxaabad moodaa markan akhrinayo inuu i hor taagan yahay ina Cabdi shakuur,waxaan ka xumahay inan siyaasiga sidan u bisil horey waqtigayga u gelin waayay taageeradiisa inkastoo labadii sanee lasoo dhaafay an ku xirnaa, Been ma sheegayo siyaasadana aad ban u xiiseeyaa oo waa balwadayda C.raxmaan 70% waan ku qancay 30ka harayna waxaa iga hor taagan kaliyah ku marnaantiisa madaxda shisheeye iyo sirdoonadooda dariska iyo caalamkaba, waxaanse hubaa in buugan sida daahfurnaanta ee uu uga hadlayo kulamadiisa madaxda iyo taliyeyaasha sirdoon wax badan ka badali doonaan fikradaha laga qabo shaqsiyadiisa. Markale wan ka xumahay inan ka raagay fahamka ninkan baaxada intaa leh.
@fiya-q2u
@fiya-q2u Күн бұрын
99%ban xiseya ninkan weliba sida an utagero majirto qof bil,adan an utagero hdan awodi laha wllhi wan ka dhigi laha madax weyney❤😭🫶
@KhalidIbrahim-e1z
@KhalidIbrahim-e1z 23 сағат бұрын
@@fiya-q2u aad iyo aad runti wuu u qalmaa waaya aragnimo ku filan ayuu helay horayna aqoon maadi iyo mid diiniba wuu u lahaa kaliya waxaa caqabad ku ah dhawr arimood oo ay ka mid tahay in uu waaqici (realistic)yahay xiliga aan ku habooneyn xiliga ku haboonna uusan ahayn, waxaana u malaynayaa inay sabab u u tahay khibradiisa iyo d’adiisa oo kala weyn micnaha isagoo aad u yar ayuu khibrad (experience)badan helay taana waxay ku keentaa in uu futsado badan dhumiyo oo soo maray, sidoo kale caqabadan waxay ku kalifta dadka aan u fiirsan inay u qaataan inay islaweyni ku jirto.
@AsadcaliAsadoow
@AsadcaliAsadoow Күн бұрын
Asc sxb wdku mhdsnthy sida qurxda bdn ad nogu so tabiso buugata wana kugu taxanahy mida labad wxn u bahna buuga (halgan iyo hagar damo) sida anku heli karo
@GuledIbrahimcumar
@GuledIbrahimcumar 2 күн бұрын
Asc wll magacayga waa gulled Waxaan ku suganahay muqdisho waxaan ka codsanayaa in aad iga gaarsiiso siyaasiga in uu i cafiyo wayow waan u gafay waliba waxaan ku tilmaamay wax uusan Aniga dad kale shaqo kuma lihi Balse aniga ahaan waxaan ka codsanaa in aad iga gaarsiiso Mahadsanid wll
@MrkingBoy-b7z
@MrkingBoy-b7z 2 күн бұрын
AAW tolkiis hg madhisaan qabiilo kle uniikiyan xasan gurguurte oo abgaal uniikiyan
@Alicabdalla7332
@Alicabdalla7332 Күн бұрын
Qofkaan maleh karti uu dad ku hogaamiyo waa musuq socda