qof safari galata waa in uu iska hubiyaa taayarada ee dad laguma eedeyn karo
@QalanjadaBaxdo6 күн бұрын
Dabodhigu
@ilmo12346 күн бұрын
Saa u socotay amxaar u adeeg aad u dhuratay iska shaqeyso calool wax la geliyo ayey u baahantahay beenta joojiyo nin qolcidla ku jiro oo calooshiis u shaqeysta ah uma xumid dadka war xuma tashiilka ka jooji hadii aadan war kheyr leh aadan u sheegeyn
@GeedicadeGeedicade6 күн бұрын
Waataan sowc ya sacahawaayaa libaax libaax dhalay
@abdikadirhaji68526 күн бұрын
MD Qoor Qoor Wax kasta oo lagu Dacaayadeyo Ma Isagaa dad Xir xiro Waa Maya
@AliALI-fi4rh7 күн бұрын
Asc sxb DAGAAALKAAD WAA XAARAAAANNN
@SOMBOYDSHIRE7 күн бұрын
Kkkkkk wariyahini daab huriyoow kas waxu aha sidadokale nooh
@dahirwarsame75287 күн бұрын
Walaal waa inaad been ka sheegin wariye , waa inaad ogaataa in qof kasta sheegan karin mihnada wariye, wariya waxaa ah qofkii shahaado muctarif ah oo wariye nimo ah wato, ma ahan wariye qofkasta oo kaamaro soo iibsaday, yaahuu
Weriye Xilguntade,Qoorqoor waa aad Taageeri jirtey, Annaguna Adigaan weligaa ku taageeri jirney haddana ku taageersannahay,Laakiin Jooji Xukunka Degdegga ah ee aad Rideeyso Walaalkeyow,Ninkaad u danaanineyso iyo kan aad ku Duuleyso waa kuu siman yihiine maxaad ka Xaqiijin kartaa waxa ka Dhexeeyo. Gaari Bareegga Goostay oo Shilgalay madaxweyne Qoorqoor-baa hoos galay oo bareegga u jaray?!!!!!!!!!!!!!!!!!!!.? Midda kale kolba waxaad isugu hiillineysan Werriyo nimo iyo bah saxaafadeed ahaane,Weriye haddii uu Qalad galo Dembi ma yeelan karo miyaa?Casharkaas ma Reer Galbeedkaa idin siiyey? Wallaahi weriyihii Qalad ka gala Shacabka iyo Qaranka waa la Qabanayaa,waa Casaarayaa, Xukunkiisa iyo Ciqaabtiisana waa la marsiinayaa ee taas Cidwalibaha ogaato. Xilka waa waa ku Taageernaa waana kuogolnahay ee hanagula Degdegin waxaadan hubin iyo kutiri kuteen sxb.Mahadsanid.Thanks All.
@maxamedclle25737 күн бұрын
Adiga bolasha in laga furay ya ku shegay, malaha waxba ka malegtay u malayna
Sheekadan waa isku dirka labada wiil ee walaalaha ah walaal iska jirzwar kaas waxaa shici karto in rag isku laayo ee jooji warkan aan waxba ka,jirin Saleebaan waa in ay ayaga isku gar dhigtaan adiga ma waxaa laguu soo maal geliyey Qoor Qoor iyo in aad isku iftiimisp sheekafaada waa war ay kuu soo dhiibeen Mahad Salaad oyo Shuluq jaalle jooji warka been abuurka ee aad Saleebaan rabto in ay osku laauaan.
@MacalinEnglish7 күн бұрын
Maxaa ka fahanteen warkaan?
@halimayusuf48997 күн бұрын
War waad naga naxisay ee waa alxamduli lilaahi allaah ayaa bad baadiyey ee walaalow taga ha isku layn adiga naf tir kaaga Saleebaan ha isku layn please.
@alphakatun78787 күн бұрын
Waa yaab busmilahi raxmani raxiim maxtahay waxan
@AbdulNaleie-kc2qe7 күн бұрын
Wariya maa hidiin. Waxaad tihiin qaaqlayaal, qowleysato ah. Wacadde t iyo b ma ihid. Dhegahaadana isma maqlaan. Cid ku raaceysaa ma jidho.
@FadumoMohamed-x8j7 күн бұрын
Cid meshintay malahe
@FadumoMohamed-x8j7 күн бұрын
Hadi malagi yimado mala meshimay
@abdulahixareed93047 күн бұрын
Yaa ku yiri waa wariye qofkii facebook kaso qeyliya ma wariyaa
@axmedmustafcumar65777 күн бұрын
Yaa ku dhahay wariye ayaa madax banaan ii sheeg wariye tabiya waxaan dowlad u ogoleyn faafiye ma jiro
@sahraahmed-fv6rj7 күн бұрын
Soomaali xabashi baa isku fashay si ay dhulka meel cidlo ah uga qaataan 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢