PUNTLAND BAKHTIGA VILLA WARDHIIGLAY YAAL UMA XANIBNAANAYSO WAYNALA VILLA WARDHIIGLAY IYO XAMARO IN LASUGO XAMAR MA RABTO INAY SOCOTO MA RABTO WAA MOORYAAN TUUGO AH OO QABUURAHA FAGTA
@mahamudnuur78504 сағат бұрын
PUNTLAND BAKHTIGA VILLA WARDHIIGLAY YAAL UMA XANIBNAANAYSO WAYNALA VILLA WARDHIIGLAY IYO XAMARO IN LASUGO XAMAR MA RABTO
@mahamudnuur78504 сағат бұрын
DANI ❤❤❤
@mahamudnuur78504 сағат бұрын
PUNTLAND ❤❤❤❤
@omarali4265Күн бұрын
Aabe Mohammed siyaad barre 🎉Allah u naxariisto aamiin Aamiin
Musiibada na haysta ummadeena soomilyeed anagaa u ah sabab. Maxa yeelay. Mooryaantani iyo tuugada baarlamaanka ka ah ee dunida dacaladeeda ka soo wada hayaamay ee u yimid boobka hantida ummadeena intuba waa isku xiran yihiin..Hassan tuug dhiiqo musuq munaafiq beenaale waxa uu hantida ummadeena ee ah danta uu xaraashayaa. A. Waa inuu ina uu asagu dhacco ina uu siiyo kuwii doortay ee tuugada ahaa una badana Mooryaanta maafiyada habar gidir dugaag iljeex iyo abgaal/ majeerteen iyo ogaden..kuwa baarlamaanka Somalia 🇸🇴 ku jira ..reer Mogadishu iska dhiciya tuugan iyo kooxadani tuugada ee Mooryaanta Hawiye iyo baarlamaanka tuugada wada ah.. qofka somaliga ah ee Mogadishu ku nool ku baraaruga waxa ini ku soo socda ee ah in aad dabaqo hoose oo liidata oo kooxadani burcad ka ahi ini yeeshtaan. Oo adoomo u noqotaan. Hubka qaata laaya iska dhiciya burcadka dowlad waxani ma aha dhiigiina hantidiina ilaalsada..waajib diini ah oo ini saaran midooba oo ka dhiidhiya dulmigaan saaidka u xargo goostay.. Mooryaan Hassan tuug qoslaaye dhiiqo khaain musuq munaafiq beenaale. Ma dherge tuuganamadii jees jees iyo kibir ayuu ku darsaday waa waxa la ini ka arkay ee bulshay kaca Mogadishu..waa indhaha soomilyeed ha sahlanina waxa ini ku socda tuugo fare badan oo wajiyo badanaa dushiina ku hardamaysa wax baarlamaanaa jirin wax dowladaa jirin reer Mogadishu kacdoon abaabulan oo dad aad ku kalsooni ku qabtaan. Inta iska doorataan diirataan tuugada ah iska dhiciya. Inta goori goor tahayna..
@Dulmidiid-b7x5 күн бұрын
Eyaha soo doortay waa kuwa barlaman isku shegayo waadayuusin aan dalka u turin
Xasan doqonnimadiisa ayuu bulshada u soo bandhigay
@Waloos5 күн бұрын
War dadku warxumotashiilsanaa, wax walba oo loo sheego way iska qaadanaayaan ayagoon maskadooda la kaashan, anigu markaan arkay warkaan social media yaha ku jira, waxaan dib u dhagaystay hadalkii uu Xasan yiri, hadalkuna wuxuu ahaa "hooyada soomaaliyeed cariishkeeda hayska dhisato, dawladu hada guryo uma dhisi karto laakiin waxaa u daran iskoolkii ay caruurteedu wax ugu baran lahaayeen oo lacag la' aan ah" hadalku kaasuu ahaa ee bal hayskala boodinee dib dhagahiina ugu dhagayta, hadii kale dambi idinka aakhro la idiin soo istaajiyo, maalinta khayaamaha ay idinku noqonaysaa.
@user-tp3rz9kq4b5 күн бұрын
ALLE AH DAAYO MADAXWAYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD SOMALIDU WAA DAD AAD UU XUN WAAYO ADUNKA KAMA DHACADO DAD MADAXDOODA SIDA ULA DHAQMA
@abshirhassan38485 күн бұрын
Suaal bal inoo sheeg hal shay oo qura oo Mooryaan Hassan tuug ku fiican yahay oo uu qabtay hadii aadan qabyaalad amase wax yaroo laalush labadaas midkood adaan u amaanaynin. Hasan tuug qoslaaye Khasaare dhiiqo musuq munaafiq beenaale..?
@peaceprosperity39515 күн бұрын
Ninkan qof ka aqli xun oo ka akhlaaq xun oo ka liita oo ka munaafaqsan oo weligey Ilaahey ima tusin. Waa nin aan masuul noqon karin oo maalin kasta wax laga murugoodo ama laga yaxyaxo ku hadlaaya. Dadka u ugu necebyahay waa reer Muqdisho oo burburin iyo barakicin maalin kasta ku hawo oo haddana maanta dhahay wax ka khuseeyaa ma jiro waxaan daarahaan dhisanaayo. Waa wax dhintey oo aan wax isku faleyn oo qeyra masuul. Hadfi Ilaahey ka soo gaadhin waa Somalia baabin lahaa.
@caliphabdoe7085 күн бұрын
wax E Eka ma Ka liin? Waan JelaX La hay .
@gigachad98795 күн бұрын
Xasan wuxuu u hadlaa sidii ciyaalsuuqii sannadka u dhimman yuu hadlin heyska Aamuso. Hadduu mardambe hadlo hala casilo
Waa idinku fiican tahey, walee nabsi wuu soo degdegaa , ka xaaxaabi taageradii aad siiseen nin yiri “muqdisho qaraxa ka dhaco kama naxo sida aan uga naxo nairobi… mala dhihi karaa shacab iyo magaalo buu rabaa… walee waa ustaahishaan kaasi…
Cid uu madaxwayne u yahay ma jirto.Waaa tuug meesha xaaraan ku yimid oo xaaraan ku jooga. Midda kale haduu sharci jiro dhulka muu iibiyeen..Sharci ataa qabanlahaa.Hadda wax qabtaa ma jiro.
@damaashadtv56725 күн бұрын
Wiilka Askariga ah ee xooga dalka katirsan ee furinta joogo dhaxanta,gaajada, qoraxda, kaneecada, isku darsaday hadii uu arko madaxweynihii oo.leh ilmaheeyga dadlka.dibidiisa ayeey wax iigu soo baranayaan waa wada jaamiciyaal qalbigigiisa maxuu dareemaya waxaa qasab ah askarigaas in uu dib u fakiro
@abshirhassan38485 күн бұрын
Askarigaasi Somaliyeed waxbaa.ka khalad marka hore maxa ka galay hassan qoslaaye Khasaare dhiiqo musuq munaafiq beenaale/ iyo dhaqankiisa inuusan madaxwayne Somalia ahayn waa uu og yahay dee hadiisan dili karin nacaskaan dhiiqo musuq munaafiq beenaale ha iska joogo xaafadiisa 💯 percentage hadii yahay somali dhalad ah askariga somaliga ahoow toogo oo dil hassan qoslaaye Khasaare dhiiqo musuq munaafiq beenaale iyo baarlamaanka tuugada ah ee waxan inoo keenay ee laalush ka yar Wadanka hooyo iyo dadka soomilyeed siistay inyar oo laalush ah..askariga somaliga ahoow adiga ayaa leh Wadanka oo dhaartay inaad Cadowga ka difaacdid Cadowga kowaadi waa waxan doqonka ah kibirsan kuna kibray xoolaha Somaliyeed ee aad adigu xaq u leedahay qofka kowaad ee ah inuu ku caysho. Amaa tuug qoslaaye dhiiqo khaain musuq munaafiq beenaale/ maya maya. Ku jihaada oo dila asaga iyo baarlamaanka tuugada ah. Kacdoon bulshada Somaliyeed iyo taageerada shacabka sidii 1969 kii uu ciidankii qalabka sida ee Somaliyeed ay u qabteen Wadanka hooyo ayaa la ini ka rabaa ma aha inaad indhaha ka daawataan Mooryaan Hassan tuug khaain qoslaaye dhiiqo iyo baarlamaanka tuugada ah ee Wadanka hooyo ku soo duulay. 400 odayaal iyo habro tuugo ah oo 90% qurbaha ka soo duulaan tagay si ay u dhacaan hantida ummadeena soomilyeed. Askariga somaliga ahoow badbaadi Wadanka hooyo..masuuliyadaa kaa saaran. Shacabka Somaliyeed iyo somaliba hantida ummadeena soomilyeed intaba...
@Mahadosman-q9s5 күн бұрын
Barlaman somaliya ma jiro wa khaimin tug ah
@Mahadosman-q9s5 күн бұрын
Mw Xasan shekh wu fashilmay e wa in xilka laga qada
@Mahadosman-q9s5 күн бұрын
Xasan gur gurte wu fashilmay ha is casilo
@Mahadosman-q9s5 күн бұрын
Xasan shekh wa u fashilmay wana inu is casila wa khainu wadan
@Mahadosman-q9s5 күн бұрын
Mw Xasan shekh waxa u sameyay sida heshiski itoobiya u la galay iyo sida u u hadlayo waxa khainu wadan kharo masul ah wana inu is casila Xasan shekh