Ruwaayadu kaliyaata maaha maad ama qosol lkin waxay ka hadleysaa sida wadanku bilaa sharciga uyahay ee aan cidna aan waxba looqabanayn, oo lacagta uun layska cunayo. Sidoo kale waxa uu ka hadlayaa film-kani in uu sharcigu kaliya ushaqeeyo cida lacag siisa ama uu sharciga laftarkiisu yahay wax la iibsan karo
@yaxyeym37663 жыл бұрын
Kadeed waxdaran liqe mamargedi 😁😁😅😓
@abdifitaahduceysane55984 жыл бұрын
Daacad ala aamin dariiq toosane jawaan caadi ma ahan
@mustafemohamedabdi37354 жыл бұрын
Hhhh
@Yasin-bq5pn4 жыл бұрын
Seedo-cune cumaa cuma-ruug iyo kadeed wax-daran liqe ma margade. hhhhhhhhhhhhhhhhh