Пікірлер
@rahiidrahka8862
@rahiidrahka8862 2 минут бұрын
Wasir maxmed kaahin Waa wasiirka amniga bal wuxu aminiga haka hadlo ileen isagu mucarad wax dhaliilaya mahe Hadan tayda ka hadlo intii wasiir ee Soo martay arimaha gudaha waa Kii uugu liitay ee soomara Intuu joogay waxay gadhay in aay faraha ka baxdo amnigii somalilnd
@Charkherad
@Charkherad 2 минут бұрын
Intaanuu taa ka hadal, aaway cadayntii ciidankii uu abaabulay cirro ee uu amniga ku khalkhal galinayey 2022 kii 😂😂
@faisaljama4208
@faisaljama4208 2 минут бұрын
Muuse wa ninkii ka soo cararay dalkii loo dhiibay, wa tuugii dhulka umada boobay, wa ninka cuqdada isku galiyay umadii Somaliland
@faisaljama4208
@faisaljama4208 4 минут бұрын
Muuse wa ninka umads Somaliland ku beeray cuqdada iyo isku dirka, wa nin ku shaqaysta xumaanta, wa tuug dhulka umada booba, wa ninka boobay beertii agoonta cusmaan dacas
@faisaljama4208
@faisaljama4208 8 минут бұрын
Ninkiii ciidanka soo galiyay Lasscaanood miyaanu ina KAAHIN ahayn, NINKII Daahir Riyaale ku yidhi dhangad ayaan kaaga soo saarayaa madaxtooyada waayo gudabiirsi ayaad tahay, Ina Kaahin, ninkii yidhi miyaanu ahayn, Garxajis ayaa ciidan ka keenay Xamar oo wa cadowga gudaha, ma kaas ayaa maanta umada hor jooga,
@mustafemaxamed2519
@mustafemaxamed2519 9 минут бұрын
waar kaani waa naacaas naacas dhaalay siida ciiyalka ayuu haadaqaaya
@abdirahmanmohamud1635
@abdirahmanmohamud1635 18 минут бұрын
soomaalidu waxa ku maah maahdaa nin reer uweyn umulisaduba siday wa uarkeen wax uma sheegaan ciidanka qarankuna wuu ogyahay wixii dhacay
@yasminjama2703
@yasminjama2703 21 минут бұрын
Kaahin mukhbaarka
@abasemohamed6827
@abasemohamed6827 21 минут бұрын
Maansha Allaah meesha Mohamed Kaahin joogo,Dadkan hada soo baxay ee S/land oo dhisan ku daba Al bartay ee ragas ka danbayn waayey waa in ay runta u sheegaan.
@HasanhuseinAhmed-xp8if
@HasanhuseinAhmed-xp8if 21 минут бұрын
Ciidankii yaa jabiyay ma caybaa. Miyaanay ahayn cidii jabisay in ln keeno. Jananka ciidamadu waa madaxweynaha isagaana amarka leh.
@abdirahmanmohamud1635
@abdirahmanmohamud1635 24 минут бұрын
😐😐🇮🇷🇮🇷😐😐ciidanku waa ogyahay nin ganay iyo nin galaday
@abdinasirmohammed4595
@abdinasirmohammed4595 26 минут бұрын
Mujaahid Mohammed kaahin noolaw
@abdirahmanmohamud1635
@abdirahmanmohamud1635 27 минут бұрын
😂❤❤🇮🇷🇮🇷❤❤😂😂m.kaahin arimo muhiima ayuu sheegay tolow ma cadhaa kakeentay?ina xaashi ismuu lahayn warkaaga waa lahayaa
@abasemohamed6827
@abasemohamed6827 28 минут бұрын
Waa maalintiisii wuu Ila hadhay,halala doodo maxaa loo cararayaa.
@sabahbucurde137
@sabahbucurde137 30 минут бұрын
Mashalaah mundane wasiirmaxamed kaahin
@abasemohamed6827
@abasemohamed6827 31 минут бұрын
Qoladii Muxaaradka ahayd walaahay Weedha ina Kaahin on aaanay sugi karin,waayo waa Xalaal cun,waa Geesi, markii hablihiina la khasbi jirey ee Indhaha hoos u rogeyseen waa ragii in wax laysla celiyo idin baray
@mahdibiixi3512
@mahdibiixi3512 31 минут бұрын
Ina Kaahin hadaanu qabyaalad soo hadal qaadin muu dhimanayaa, waa 89 jir ka shaqaynayaa kala qaybinta dadka
@abdirahmantama8859
@abdirahmantama8859 27 минут бұрын
Wadani faqash miyaanad arag hhh
@suberh8985
@suberh8985 9 минут бұрын
​@@abdirahmantama8859mayee ma arkayo waayo qabyaalad iyo faqashnimo waxay ka tahayba nimankii ciidanka laayay. Kuwa furinta joogana jabkooda ku farxay dad ayay la wanaagsanyihiin oo la quruxbanyihiin taaga
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 9 минут бұрын
waad buktaa bukaanada wadani miyaanad arag iyo garxajis oo buka cade gudoo miidhan
@Yaasiin1
@Yaasiin1 37 минут бұрын
Arab ceebta intaa leeg wa maxay maxaa sacabka ugu dukaysa ninka caytamaya
@abdirahmantama8859
@abdirahmantama8859 26 минут бұрын
Wadani iyo faqash waa lanacay
@maxamedadan9024
@maxamedadan9024 38 минут бұрын
NIN KASTA OO OGAA WIXII DHACAY IYO KOOXDAA WADANI SIDAY DALKA CADAWGA UGU SOO RAACEEN NARKUU ARKO IYAGII OO WAX EEDAYNAYA SOW INUU XANAAQO MAAHA
@suberh8985
@suberh8985 14 минут бұрын
Allaylehe caawa runta ayuu farta ka saaray
@Yaasiin1
@Yaasiin1 39 минут бұрын
Waa nacas qofka liita ima arag muuse bixi ku shaqaysta
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 34 минут бұрын
ima arag waa maxay bal maxaad qortay !!!1
@abdirahmantama8859
@abdirahmantama8859 25 минут бұрын
Faqash iyo wadani in ceebtooda banaanka la keeno waa waajib
@awiladen7814
@awiladen7814 Минут бұрын
Hhhhg😅🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@baja123
@baja123 41 минут бұрын
tuug
@osmanibrahim8708
@osmanibrahim8708 44 минут бұрын
Madhibmanayo.doorasho.kacarar.ya.dalaki.kalajaray.hanakagu.hayar.cabana.dhaf.aafanad.lahan iileen.maqabatit
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 35 минут бұрын
maxaad iminka qortay kkkkkkkkkkkkkkk
@burco688
@burco688 44 минут бұрын
Waanu kadalay dad iyagu is haysta oo aan u tudhayen shacbka iyo dalka cadawgu kulaalayo qaara maxaabiis loo haysto waar isla yaaba
@axmedhasan2767
@axmedhasan2767 45 минут бұрын
Kkkk xukuumadii kulmiye gole kasta gaangibay yeelanaysa
@burco688
@burco688 47 минут бұрын
Nimankan mianay mellom kale iyo siyabo kale aanay u wada hadli karin mise shacabka masakiinta ah bay isla soo doonanayaan😮
@suberh8985
@suberh8985 11 минут бұрын
Hadii lagu sheegana waa laysa sheelaa. Haduu lagu sheegana waalaysa sheegaa. Iyagu maxay marka hore dadka beenta ula dhex imanahaan sow markaa in runga loo sheego kama fursanayso
@Ahmed-jk6go
@Ahmed-jk6go 48 минут бұрын
Wa runtiiye ciil iyo cuqdad isu qaada inakuma laha siyasiintu lkn codbay inagu leyihin
@hooyoosman8308
@hooyoosman8308 49 минут бұрын
Are you still talking?
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 Сағат бұрын
Masha allaah ibnu xalaal hooyadeey agoonimay igu soo korisay hadal qiimo badan aniga kula mid baan ahay hooyadeey allaah ha u naxariisto aamin
@1962yusuf
@1962yusuf Сағат бұрын
Afkaaga caana-lo'aad lagu qabay, si fiican ayuu u hadlay. Asc
@warsamekhadari7892
@warsamekhadari7892 Сағат бұрын
Somaliland aad ayan u jecla isku haben ayanu dhalanaya calankaygaaa lkn buuni oo kale walahy wan niyad jabba buuni wuxu tusale muuqda u yahay siyaasinta manta kuwaa inoo badalaya ayuu tusale u yahay
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 43 минут бұрын
ma 33 baad jirtaa
@hanalander
@hanalander Сағат бұрын
MUNAAFAQ! waa Nacaskii iibiyay HAWADA SOMALILAND. TUUG DAMEER FAQASH U SHAQEEYA
@mrshabazg6647
@mrshabazg6647 Сағат бұрын
Qarankii laguu dhiibey kawaran ee hablaha yar yar kusoo eryaden Halgamaa maxamud xaashi cabdi waa baarqab baarqab dhalay bal nin la mid ah maanta sheeg oo somaliland jooga isaga iyo Xirsi mooye
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 24 минут бұрын
Waa bisad iyo shabeel miyaanu bisad iyo shabeel u eekay bisad iyo shabeel baa kan iska dhalay
@munasagal2496
@munasagal2496 Сағат бұрын
Alle hownaxariisto hooyaday xamdi maxamed diiriiye,oo aanan ku garaadsan, waxa booskaa ii buuxisay iyna alle hownaxariistee ayeyday shuun aadan wadaadiid oo nolol adag iyo daruufo adag nagu so korisay wakhtigii caruurnimada
@hooyoosman8308
@hooyoosman8308 Сағат бұрын
Geesi qaran jir oo joog ilaahow dalka noo xafid waxii dhib ku hayana naga qabo
@AmiiraMahamed-ke5ps
@AmiiraMahamed-ke5ps Сағат бұрын
2024😢
@barwaaqo1amiin954
@barwaaqo1amiin954 Сағат бұрын
Reer Awdal codka ma siinayaan Kulmiye?
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 44 минут бұрын
Waysiinayaan Aduun baa naftaada ka hadlay
@abdinasirmohammed4595
@abdinasirmohammed4595 Сағат бұрын
Buuni waa Geesi qaran
@barwaaqo1amiin954
@barwaaqo1amiin954 Сағат бұрын
Ma Awdal ayaa la dhaafsanayaa ictiraafka?
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 43 минут бұрын
mayee Itoobiya
@user-qf1fo9mq9m
@user-qf1fo9mq9m Сағат бұрын
Wiilkaan aabihii ordaa ayuu ahaa negeeye ayaana loogu yeeri jirey
@abdinasirmohammed4595
@abdinasirmohammed4595 Сағат бұрын
Madaxweynaha mustaqbalka
@user-oi7tf9rm1f
@user-oi7tf9rm1f Сағат бұрын
Subxaanallah waaaa sumaysane oooooyaaaaye hanaliqin illahaybaaaa kaaaa wayn adiga iyo munaaafaqiiinta wadani huwanta gudaha down 👇 insha allah
@hayaan8591
@hayaan8591 Сағат бұрын
HADAAD MAQASHO CALOOSHII U SHAQAYSTE KAN UUN EEG, XATAA REER AWDALBAANAD MAANTA KHAYAAMAYN KARIN
@abdirahmantama8859
@abdirahmantama8859 5 минут бұрын
Wadani iyo faqash ha dhacaan
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 Сағат бұрын
Geesi qaran doqonta runta waay ka naxaan 😂😂😂😂😂
@hanalander
@hanalander Сағат бұрын
OOYAAYE WAA DAMEER BILAA DAMIIR AH OO SIDII WEEL MADHAN OO CADOWGA SOMALILAND KU SOO SHUBTAAN. LAAKIIN LAYAAB MALEH QOF DIBJIR AHAAN JIRAY MARKA MEELAAN UU UQALMIN LOO DHIIBO SIDA AYDA IYO DAMEERTA AYUU DADKA UGU XAARAAA. LAAKIIN NACASKAN DOOFARKA AH WADANKA WAA LAGA QABAN DHAWAAN HA ISKA NIICLEEYO
@muuminbarkhadle3915
@muuminbarkhadle3915 Сағат бұрын
alle aya mhdle illhey kani dadka miyu kaqaban wayey mise weli udaaq,sinaya nio ictiraafka dhulkagi lguradinayo ictiraf mha wlhi shilinti geela kutaaley wa ninkan shilin gobolka awdal kutaala weeyan xaqiiqdi illhow nga qabo horgalka kowaad wakn dhuuni qaate wakn
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 42 минут бұрын
Oo adiga muxuu Alle kuu qaban waayay
@abduahmed9380
@abduahmed9380 Сағат бұрын
WALAAHAY WAA RUNTI CAYAYAAN AYAA INA BARTAY
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s Сағат бұрын
Isaq land kan yar kan weyn aqonsi ku wash tay cfmd ma jiro
@hanalander
@hanalander Сағат бұрын
ilma FAQASH FIRCOON ISKA NIICLEE SIDII DAMEER BILAA DAMIIR AH. NACASYOW
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s Сағат бұрын
Baq yar dad wan wasa baqwey cibir weyn wan haya lama mitir wili ba adiga cml gos ku dila
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s Сағат бұрын
Bonta isaq miya tahay mise bonta oromo jarer ta oromo tahay
@muuminbarkhadle3915
@muuminbarkhadle3915 2 сағат бұрын
alx alle aya mhdle
@hanalander
@hanalander 2 сағат бұрын
MUNAAFAQ! WAA AYAAN DARO INAAD HADASHO DAAYE IN WADANKA LAGUU OGAALAADO!
@Zsomalilander11
@Zsomalilander11 Сағат бұрын
Hanalander: adigaa munaafaq ah .waar ka xishoo xildhibaanka maxamed abib yuusuf guulayso xildhibaanka cadawgaa ha dhaco
@hanalander
@hanalander Сағат бұрын
@@Zsomalilander11 NACASYOW MA DAMEERKAN OOYAAYE EE CADOWGA SOMALILAND RARTAAN AYAAD DIFAACAYSAA? KULA YAABI MAAYO OO WAXAAD U EEGTAHAY DADKII MADHNAA EE OOYAAYE IYO KULA LA MIDKA AHI KU SHUBTAAN DAMEER DAMIIRKU DHINTAY! BALAN WAXA AH IN OOYAAYE IYO MUNAAFAQIINTA LA SHAQEEYA LA SOO WADA XIDHO OO LACAGTA LAGA JARO IMINKA ISKA NIICLEE MUNAAFAQYOW. DAMIIRKA XUN EE CADOWGA U NIIKIYA
@hanalander
@hanalander Сағат бұрын
@@Zsomalilander11 MUNAAFAQ! ORODOO SOO LEEF LEEF OOYAAYE DAMEERKA MADHAN EE BADOWGA AH
@sahnim7481
@sahnim7481 2 сағат бұрын
Waa runtii qabiilkaagu wuu yaraanayaa marka ay noqoto arinku doorosho madaxweyne, hase ahaatee sanadkan adigaa soo baxaya haylyey qaran Faysal Cali Xuseen.🎉🎉🎉🎉❤
@ruushkarushka1453
@ruushkarushka1453 2 сағат бұрын
😂😂
@seadhuad2445
@seadhuad2445 2 сағат бұрын
Madaxwane faysal coming soon inshallah