Farmaajo waxba wadanka umà qaban mana doo neyno imaaradna ha soo taagerto dilkisa ayuu soo doonayaa waa cadawga soomaliya iska jira ninkaa lagu adeeganayo
@yaxyejaamac15943 ай бұрын
الكذب حرام
@cabdinuurabshir89753 ай бұрын
Ayaanlow maxaa luguuwaayey
@XamarayXamar-od6zu3 ай бұрын
ilaahayow xaqiq ka dhig midowga soomaaliweyn ilaahow cadowga dhexdooda ka bixi ilaahow soomaali oo dhan mideeh aam Iin aamiin aamiinyaa rabi. Hada ka sanad ayuu turkigu ka bixiyey masar iyo imaaraad waa fdno ilaahey anagana ha na dhaafiyol masar iyo imaaraad wey noo soo socdaan duufaan ilaahey haku kiciyo intesan nasoo gaarin
Maad ka hadashid adigo madaxwayne ah baa laascaanood lagu dumiye la barakiciyey
@halimaisse21637 ай бұрын
Madaxweyne howsha iyo halgankan guuleystey mid la qarin karomaahan hore u soco Allahana kula garab galo waxmagaradkana warkooda cid dhageysanee ma jirto Hore haloosocdo guul iyo gobonimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ADNAN197517 ай бұрын
Ethiopia waa heleysaa bads somaliya
@عبدالكريماسدى7 ай бұрын
تهانينا 🎉 شعبنا ن صوما لي ذكر استقلال من استعماري ايطالي 🎉
@jamaalmohamud96797 ай бұрын
Hadii Ethiopia ay u hirgasho ku qabso ku qadimayside, walee dhulkale iyo bad bay xoog ku qaadantoontaa. Somaliyey isdhiibaa soo socota ee Xasan munaafaq iyo Muuse Biixi ha la laayo waa qaainu wadaniyiine.
@BaxsansiciidOwnuur7 ай бұрын
Masha allaah allow farmaajo markale sii xilka u herynta soomaaliya
@BaxsansiciidOwnuur7 ай бұрын
Mar kale madaxwene farmaajo guuuleyso cadowgaag cagta hoose
@jamaalmohamud96797 ай бұрын
Alshbaab hadii ay heshiiyaan dowlada Xasan sheikh waxaa u aragnaa Hawiye ama irir samaale dhexdiisa heshiinaya, Darood ma qusayso iyo dhulkiisa😂 maxaa yeelay waxa ay joogaan waa dhulka Hawiye.
@safiawarsame85987 ай бұрын
Alaa wayn dowladii hore magac iyo maamuusbaylahade aduunkana sharaf baan kulahayn ee halkee adugu xukuntaa Xasan caraashoow halkeese wax marinaysaa waa adiga NGO ga noqdee yaahuu adaa dowladii xooga lahayd iyo nidkaleba ka hadli kara . Waxkasta adaa baxshay please nadhaaf.
@makehilahmed36957 ай бұрын
Xasan shiekh inta wada jooga, ha kale dirin inta wada jooga. Beenloow Beenloow adigah & Cumar C/Rashid ayaah iibsaday.. lacagtii uguh badneydna adigah qatay.Silsnyo wax yar ayaad ka sisen
@halimaisse21637 ай бұрын
Hadey turkey 🇹🇷 ka mid tahay wadamada wada hadalka wada waan ku kalsoonahay in madaxweynahayagu aqbalo Allahana maslaxad keeno
@awenoolays65407 ай бұрын
Tan ku xigta dalkii somaliya wuxuu ka tirtiray diintii islaamka suniga shaafiga ahayd 100% oo hada diimo kale ayuu somaliya keenay oo keenayaa oo taas waxaa kuu cadaynaya xasan shiikh masawirka uu ku tusay aduunweynaha in somaliya diinta masixiga ay qayb ku yeelan doonto somaliya oo somaliyey eega masaxa uu xasan shiikh ka khudbeeyey 26/6/2024 waxaa uu ku sharaxday calaamada iskutilaabta masiixiga ah oo cadaan ah oo si uu caalamka masiixiga ah u tuso somaliya inay masiixi noqotay oo baarlamaankii iyo isimadii iyo waxgaradkii iyo aqoonyahanadii muslamka ahaa iyo culumaa'u diintii islaamka ahayd ee somaliyeed waa fadhiyaa masaxaas uu xasan shiikh ka khudbaynayo shaydaankaan ummadda somaliyeed musaladka ku noqday oo meel kasta moora duugaya.
@farhanabdi11027 ай бұрын
Beenaale cad
@farhanabdi11027 ай бұрын
Ma markiuu qabuurihii quftay miyuu kantagayaa beenaale
@jimaleahmed14447 ай бұрын
Maaanshaaa Allah Wariyaheeena Guuleyso Like iyo share nagu daaaa Wadanka TV xogaha Xasan Ku soco Mudane🎉🎉🎉🎉❤
@XamarayXamar-od6zu7 ай бұрын
xasanow wax aad bilaawdo ood dhameyso waa lanahay ee tan dhamee bal wax aad soomaliya u qabatey oo lagugu amaano magacna aad ka tagtid sababta aduunkoodhan noo hunkuriyeynayo oo uu noo daldalanayo oo noo xukumayo waa shabaab la heshii ajnabigana xuduudada gee oo soo xir xuduudada oo dowlad aan u ekaano waa fursadii kuugu dambeysey