Xuduud soomaali ma kala lahan, wax la yidhaa xad ma jiro, waxa caqligiina mirdhiyey ee ka buuxaa waa ujeedo gaal ku gumeysan jirey uu kuu sameystey inaad ku dhaqanto waa kugu qalad, xeerarkii uu kugu cadaadin jirey waa dulinimo inaad aaminto.
@IB_AdamКүн бұрын
Waa dad mirqaansan
@faizam523Күн бұрын
IDINKU ISAAQOW MAXAA UMADA IDINKA SAAREY????? YUHUUD BAAD CAAWA CADEYSATEEN, SUBXAAN!!!! WAR MAXAA UMADA IDINKA DHEX SAAREY, ILAAHAY KA BAQA OO WADAR IYO WAAXID IYAMAA QALDAN????? WAXAAN U MALEYN WAXAAD TIHIIN DUUL BAXAYA, NINKII BAXAYANA BUURAHA JINKAA LOO BIDHBIDHIYAA.
@KaltunAbdilleКүн бұрын
war heedhe ma dad waalan baa tihiin maxaa iska galay somalilan iyo itoobiya ma xaduudaad ku haysataa dadkan waa dds maxaa idinka galay war wad gardarantihiin umada qaska ka daaya walaahay isma qabatan miyaa dawlada itoobiya ma kaftanto ee dadka dds dagan ee iidoor dadka dds ayay wax la qabaane jooga
@MaxamedAli-i4jКүн бұрын
Beenwaynaa kani umada ha ugu sheekayn waxan dad kaa caqli badan baa ku dhagaysanaya
@iidwarfaa9936Күн бұрын
Waa kii xanuunka aha anaga garxajis ah kanu WA eey waalan
@Xograadistv24hoursКүн бұрын
Waa Halis Ta qarsoon kkk😅😅😅😅 beeyo khatar cadeem
@saynebsaleh9254Күн бұрын
Habar yoonisey meedkiina ka soo jiida filada kaasu madax weeyne mahee hoheey nin jilicsan iyo somaliland markiiba everywhere laga soo galay oo cadawgii yidhi soo yaaca aan meedka ciro jiidnee