eid jama and kaltun bacado mahadnaq
9:58
Abdiqani Awil Bile (Mr Bargaal)
3:54
15 жыл бұрын
ku dayo puntland from Mc barry
7:31
15 жыл бұрын
beelo somali song mcbarry
2:43
16 жыл бұрын
somcuta mare and somali
2:49
16 жыл бұрын
ovidiu nicolae
1:25
16 жыл бұрын
somali song and picture
2:31
17 жыл бұрын
somcuta mare
2:09
17 жыл бұрын
mcbarry
1:46
17 жыл бұрын
Пікірлер
@waxbasalagleh1196
@waxbasalagleh1196 2 күн бұрын
Waxaan dhageysanayaa 4/9/2024_9:41Pm Habeen Arbaco Ah❤❤ Xasuus Ayaya ii Noqon Haduu Alleh idmo 😢❤🙏
@niciimamaxamed8441
@niciimamaxamed8441 2 күн бұрын
my favorite song❤❤❤😊😊😊
@ZamzamAbdiasiis
@ZamzamAbdiasiis 3 күн бұрын
Waligay qof adiga kula mida ma jeclaan aan adiga ahayn mana jeclaan doono waligey qof kale jacaylka aan kuu qaadayna u malayn maayo inaan qof kale uqaadayo. balse hada agtayda ma joogtid haduu alle igu kaa simo oo aan ku hanto wax iga maqnaan doona ma jiri doono ilaahaw isoo dhawee oo sawjkaygii ka dhig adaa raxmaane B❤️💋 2/9/2024 11.50pm waan ku jeclahay marwalba🥰🥰🥰
@user-sl6ip3xk4x
@user-sl6ip3xk4x 4 күн бұрын
2/sept/2024 waa waxa qurux badan in aad waxaad jclto waan dareen illahey ku baray dadka waxaan jclhay wiil waxaan rejanay nolol qurux badan aan ku noolan 😊😊😊😊
@YacqubAli-j9d
@YacqubAli-j9d 5 күн бұрын
😢😢Heesihii Dhexe Ayaaba layaabn yhy hadaad maanta dhgeysto dadkii fanka iska lahaaaaaaa
@SuhaybMursal
@SuhaybMursal 6 күн бұрын
2024 old is gold ❤
@maxamedweeraw
@maxamedweeraw 7 күн бұрын
Heesta
@maxamedweeraw
@maxamedweeraw 7 күн бұрын
ma😊
@user-lc3ti9yl8i
@user-lc3ti9yl8i 10 күн бұрын
😢😢😢😢😢 xasus
@TajiroSunka
@TajiroSunka 17 күн бұрын
😅MANAQAQAAAAAAQA
@XasanCali-g7x
@XasanCali-g7x 18 күн бұрын
Waxan dhageystey 2020
@mrelyas9709
@mrelyas9709 20 күн бұрын
Shalay: wiil yar oo aan waxba aduunka ka ogayn ayaan ahaa barnaamin bariido iyo boogadin la odhan jiray oo ay nimco samriye soo dayn jiraty, ayaan inta familyga isku nimaadno anaga oo isku duuban oo isjecel aanu ciyaari jirnay bakhtiya nasib, inta u badan heestan ayaa igu soo hagaagi jiraty, oo waxa laygula kaftami jiray, gabadha aad sidan oo dhan u jeceshahay waayo, waan iska faraxsanaa, aroorti malmaacada ayaan ku kalihi jiray, galabtina familyga ayaan wakhti la qaadan jiray. Maanta: waan waynaday Masuuliyad ayaa i Fuushay, family Waanu kala maqanahay mid qurbaha jira iyo mid si kale u mashquulaba, farxad adiga sheegaya, walahi sacada aan qoraalka qoraayo ilmo ayaa iga socota, laxanka iyo midhaha macan ee heesta lama ooyayo, lkn waxan la oyayaa, 15 sanno ka hor jawigi aan ku jiray, iyo ta aan maanta ku jiro, alxm waan shaqatay oo Shirkad iigara ayaab leeyahay, Gabadh i jecel ayaan haysta, hadana Walahay iyo Family kalintooda ayaan tabayaa, ilahay waxan ka barayay in aynu mar uun isku soo wada noqon doono. FG: familyga iskuma anan dhicin, lkn wayaha aduunka ayaa nakala mashquliyay, ragii qurabaha ayay wada jiraan, hablihina waa lawada. Guursaday,
@Zuumih
@Zuumih 21 күн бұрын
Heestan qofkii ila dhegaysanjiray 7sano kahor mnta waa xaasle 3caruura leh😢calafoo mxd hbeeno badan iga oohisay 😢 Isagah xaaskiisa iyo awlaadisabah wxan urajaynayah nolol ta urasaysa🎉❤ 16/8/2024❤
@abdulkadirmohamedyusuf
@abdulkadirmohamedyusuf 21 күн бұрын
Xili danbe 2:00AM habeen jimco ah.👌🥰
@CabdiShakuur-ny6we
@CabdiShakuur-ny6we 25 күн бұрын
12/8/2024 monday 😢😢
@QayzQayzar
@QayzQayzar 26 күн бұрын
Still listening ❤
@anizamouse7201
@anizamouse7201 29 күн бұрын
Wakhtigu waa 6:47Am taarikhdu waa 8/8/2024 bishuna waa bil iga duwan bilaha kale heesta waxa iso diray qofkayga aan aduunka ugu jecelahay waxan rajaynayaa inaa meel kuwada dhagaysan doono saatir ban ku mahadshaa nimcadu i siiyay saygayga kaa dhigay❤️🫶
@AhmedMohamed-qp8hk
@AhmedMohamed-qp8hk 29 күн бұрын
Waxan daawanaya heestaan oo ah dookha heesahan aad ka uga helo maantay taariikhdu tahay 7/8/2024 dhanka kale waxa khadka iigu jirta una diray ❤ oo dhankeeda ka dhagaysanysa ma wada joogno jismi ahaan hada waqtigan farxad iyo wanaag badan oo wada jira ayaan usoo rajaynaya dadka inta isjecel AA🫶
@MaxamedCabdiaxmed-jm1rb
@MaxamedCabdiaxmed-jm1rb 29 күн бұрын
Waar.heesahan .lamanaha.ee.aa iska.jeclaaday.goorma ayaan.tayda.helayaa.mise markhatiga.ayaan.ku.dhamaysanayaaa
@ibraahinabdilaahi9897
@ibraahinabdilaahi9897 Ай бұрын
Waxan dhagysanaya haben aan safar ku jiiro anigo 4/8/ Aug 2024
@saciidsaciid4068
@saciidsaciid4068 Ай бұрын
Old is gold 21:47/ 2Aug 2024
@abdirahman7721
@abdirahman7721 Ай бұрын
Hibo weeye codka xaqiiq waxaa ah ninkan dhalinyaradaa Hibo faneed buu wataa mahan dadka xoogsanaya oo la buunbuuniyey wax cod hibo ilaahay usiiyey wata waxan arkay isaga iyo fanaan nimcaan hilac
@user-vt3sm9qz2v
@user-vt3sm9qz2v Ай бұрын
Waxaan dhageytey 1/08/2024 hadaad iga danbeysey like ku yaaca
@nzsomalitv3775
@nzsomalitv3775 Ай бұрын
Ciyaalki hore 2009🎉🎉❤❤❤
@phatmamohamed6076
@phatmamohamed6076 Ай бұрын
Ilhw nlsha inagu mide 😩oo inasi ubad aan ku Indha doogsnyo Rooblw hbbi😭❤️
@mohamedmuhumed508
@mohamedmuhumed508 Ай бұрын
ASC wll
@user-ou7es1fs4d
@user-ou7es1fs4d Ай бұрын
It is anice song.❤😅
@user-ou7es1fs4d
@user-ou7es1fs4d Ай бұрын
It is anice❤😅
@Zudaysiali-bb3cq
@Zudaysiali-bb3cq Ай бұрын
Waayo waayo Hees xasuustedii -Dadkii dib uso radiyeyy heestan 2024kii Like saar😁
@YoIzxaaq
@YoIzxaaq Ай бұрын
Heestan waxaan dhagaysanaya 25\5\2024 waxaana jirta qof aan bash isku nahay lake iisar hadaad iga danbeyso bal inan isla joogno iyo in kle aan ogaada markaad reply iiso gashaan umadayda somaliyeed from garowe puntlan somaliya 🇸🇴🌍🙏.
@WarsanmohamedShukri
@WarsanmohamedShukri Ай бұрын
24 July 2024 maalin arbaco ah sacaduna tahy 4:05am galabnimo Wiilkan xariirka leenahay ardey school oo isku class ah ayey aheen 2023 waan isla dhameysanay imtixanka dowllada waan ka wada baxnay horey ayuu jamacadii ka bilaaway anna hal sano guriga iska joogay oo wey ii suurto galiwayday isla sanadkaas inan jaamacad bilaawo lkn hadan qorshenaya inan bilaawo i.a Boqorkeyga waxan nahay dad saaxiibo ah kaftan badan waxna aan kala qarsan dhib iyo dheefba alle calaf ha isku keendaro markaan guul ka gaarno jaceylkena ayaan wada dhageysan doona Dhanlinyada is jecel allah wada kulmiyo dhamaantod jawaaro jaceylku ❤❤❤❤❤
@updirahmamshaxam1901
@updirahmamshaxam1901 Ай бұрын
Jaceelka hawaaro mcnbdn ❤🎉
@WarsanmohamedShukri
@WarsanmohamedShukri Ай бұрын
@@updirahmamshaxam1901 insha Allah xabiibi mcne anagoo wada jirna waan soo booqandona💞
@nasriinsiciid1646
@nasriinsiciid1646 Ай бұрын
23 / Julia/2024 4: 26 galabnimo baan dhageysaneyaa 💔😭 Ilaa malinkan bartey heestaas kamadaalo ilaa malin kad iga tagteyna waxan ka dhigtey inaan ka dhigto wehel ka keli ee aan haysto mcn i.a wad iso laban wan wad dheysan saan rajeyneyo 😭💔
@danab-1
@danab-1 Ай бұрын
Waxaan dhegaysanaya maalin jimce ah oo ay taariikhdu tahay 19/07/2024 city den haag nederland berisamaad waa badna wale
@user-de3yt2wr7k
@user-de3yt2wr7k Ай бұрын
Ano mrkab kso dagy 2009ki bn dhagysan jiray 140 kun dolaer soqtay manta wak topad kenay
@BashiirAhmed-r2b
@BashiirAhmed-r2b Ай бұрын
❤❤❤ heestan wxan dhagaysanahay habeen ay mugdi ii ahayd wxan iga tagay abtigay marna ahaa saaxiibkey oo wakhti bdan wada qaadany lkn Manta wakhtiga ayaa na kala kaxeeyay 15/07 / 2024 Wxan Manta u Daulay wadanka Egypt Isku soo noqod wacan abti Guul.ayan ku rajaynayaa abti mcn❤❤😢😢
@mohamedapdiqadir6191
@mohamedapdiqadir6191 Ай бұрын
Hablo sebenkan kula nool kolba kulama simayee…❤
@Snake_Ayes
@Snake_Ayes Ай бұрын
3:02 pm waxan ahy wil rer hargeisa ah lkn waxn joGa tuLo jiGjiGa konaheda oo la dhaho dhagaxle wana mesha ay hoYdey ku dhalaty adunka wxn ka leyhy hammi fara bdan i.a iyago iirumeyay ayan kuso lapan dona😊
@SadiaAbdulllhi
@SadiaAbdulllhi Ай бұрын
❤❤
@moha.abdi1
@moha.abdi1 Ай бұрын
Kaltuun bacado iyo cabdiqadir Aj Kaltuun bacado iyo batalaale Farxiya fiska iyo cabdikhaliq m sirad Farxiya fiska iyo diini Amiina dhool iyo kastam Kaltuun bacado iyo farxan xidig 2008-2011 heesihi lamanaha ugu shidnaa😪
@user-bn6ms8rn8h
@user-bn6ms8rn8h Ай бұрын
Waxaan dhagaysanayaa maanta oo ay taariikh tahay 9/7/2024 ..arooskii abtigay xasuus abdi qadir yusuf. Gurigaga. Alle haku barakeyo.abti❤🎉🎉😊
@ShabacGuy
@ShabacGuy 2 ай бұрын
Hestan marwalpo mirqamayo wn so boqda jawigay isaxda 4:15 hapenimo ibaxaysa
@user-qi2ni3ot8x
@user-qi2ni3ot8x 2 ай бұрын
Favorite song❤️🥺
@deeqahmed9980
@deeqahmed9980 2 ай бұрын
"Markaa subaxdii tuuso suradaada wacaniyo" marka ina dhaho EID JAMA waxaa i hor iman jiray wajigeeedi quruxoona 🥰
@abdulahitarabi498
@abdulahitarabi498 2 ай бұрын
heestaan in aan dhageysto ayaa waxaa laiga qaatay 12kun oo shiling somali ah oo aan ku cabay galaas cambe iyo hal Xabo Hambegar ah 2010 maqaayad guriel ku taala oo kilimanjaaro la dhihi jiray 😂
@Umalkhayr-x8c
@Umalkhayr-x8c 2 ай бұрын
Ya ila dawanaya 2024
@iidleyare2771
@iidleyare2771 2 ай бұрын
Hablo samanka kula nool kolna kulamasimaye Waa hadiy aan siiyey jacaylkaygii kowad labad sdxaad Kowsar
@suhaybomerr
@suhaybomerr 2 ай бұрын
2024 ayaan daawanaya
@abdirashidsheikh1184
@abdirashidsheikh1184 2 ай бұрын
Waan isqabnaa lkn waan kla mqanhy waana is jecelnahy allow nolosha kuwii halmeel kuqaybsada naga oo na midee kla dheeraanshaha lamaanaha uma wnaagsna❤
@hassantangi1632
@hassantangi1632 2 ай бұрын
Xiligaan ayaa dhageysanooyaa waa maalin jimco ah goor sheektada 1:54 pm taariikhda 28/6/2024 kama daalo dhegeysigeeda mar walba way ii cusub tahay ❤❤❤❤❤❤❤
@Najma2345
@Najma2345 2 ай бұрын
2024 old is gold ❤
@ShabcaanSheekh-i6t
@ShabcaanSheekh-i6t 2 ай бұрын
Ģgg