Travel qasaaro waaye. Maa dadka iyo duunyada soo suubtaan oo waraysataan deegaamada dadka dagan. Hees iyo Music ma wax dad loosoo duubaa? Ciwaanka badala umada ha qaldinee
Sida roob gud_gudayoo Bari galac ka soo yidhi Gawlalaale iyo hawdee... Hayee goonyahiisiyo Godanada xal_xalisee Gaashaamo biyo dhigay. Gibladiyo ciyaaraha Dhalinyaro is guratay Goo_goos ahoo.. Anna waxaan guyaal badan Intaa gaaf wareegaba Adaan kuu gol leeyahay.😯wow!! Sida geenyadii bariyee.. Guntiniyo.saraar iyo Gubatooyin lagu furayee.. Galabtiina mayraca Gar_adag la daajoo Gelbis loo habeeyey. Sow naar i gaadhoo Geyigaba ku caanoo.. ............. Anna waxaan gu'yaal badan Intaa gaaf wareegaba Adaan kuu gol leeyahay. Maanshaa'allaah inaba caadi maaha Dhulkeygii oo Barwaaqo inshaa'allaahu mar uun waan tegi. Waxaan aad uga helaa markuu leeyahay"Sidii geenyadii bariyee guntiniyo saraar iyo Gubatooyin lagu furayee..."Saraar waa meesha aan ka soo jeedo.😁
@cabdisamedsuldaanyuusuf81862 жыл бұрын
You are soo amazing dhashii burco iyo toghdheer baynu isku nahay anaa gaashaamo ayaan ka soo jeedaa love you ✌
Ciidaa cas waxay la castaway waa iron ayaa ka buuxda ironka was in la iibgeyaa
@abdihakiimali98354 жыл бұрын
masha allah jawiga +gaadhiga +jawiga+barwaaqada
@aminaabdi11664 жыл бұрын
Mashallah
@somalipure86564 жыл бұрын
Mnsha allah magaladaydi
@saed82024 жыл бұрын
Nice vide. Is this a recent rain?
@planetrandom42104 жыл бұрын
Apti it's me ayub so u made a chanel nice vlog i saw ibrahim and Bilal in the back
@alitog-dheer65714 жыл бұрын
Mashallah
@Abdulkga4 жыл бұрын
HY traditional homeland - from Burao to Danood - hala dego dal waa Hawd iyo Reserved area !!
@burcokibir8944 жыл бұрын
Well said sir
@samsammaxamed85984 жыл бұрын
Waa runtaa wll
@beautyandcookingchannel42014 жыл бұрын
Yeeeeyaaa hore u socda togdher family idin wata gar iyo gardaraba wayo wxn ahay reer togdher 🥰💯👏 I tagera anigana November ayan kuso biraya youtuberada somalida👍👍👍👍
@ahashi78284 жыл бұрын
Maasha Allah Maasha Allah Gaashaamo Illaahay nabada iyo barwaaqada ha u siyaadiyo
@Sara-mb8qk4 жыл бұрын
Hello from Mogadishu my granny please and my mother please beautiful beautiful God Plus gashamoooo مشااللله 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴