Пікірлер
@aminarage3673
@aminarage3673 5 күн бұрын
❤❤❤❤
@HafsaOmar-s2m
@HafsaOmar-s2m 7 күн бұрын
Baryay iga tagantee dhibkan igo filan ,bas bo igayahay jacayldhe💔2022 ‘’2025💔🥲
@adnaanalsharaapi6506
@adnaanalsharaapi6506 8 күн бұрын
Liibaan Dooor🔥 Laxan Haduu qiimo leeyahay Tabtiisa waaad heysaa 👏👏 Weldone saxiiib👏👏👏
@apdyaziizboodhle803
@apdyaziizboodhle803 8 күн бұрын
Iyada: Walaalow sidan aad wax uwado uma bogin!!, waxaan go'aansaday in uu halkaa ku joogsamo xidhiidhkeenu isna cafino!, macasalaama noloshu kuma xumayso!. Aniga: ᴀʟʟᴀ!!, ᴍᴀxᴀᴀᴅ ɪɢᴜ ᴄɪʏᴀᴀʀᴛᴀʏ. Iyada: Ciyaar ma jirte, noloshada ka baxe u madax bananow. Aniga:??? Iyada: waa go'aaan!!!. Aniga: ᴍᴀsɪᴅᴀᴀsᴀ.!!!? Iyada: Haa aynu isu soo duceyno, wax kastana halkaas ku ilaw. Aniga: ᴋᴜᴍᴀ ɪʟᴀᴀᴡɪ ᴋᴀʀᴏ.!!! Iyada: Anigu run waan kuu sheegay!. Aniga: Maxaad sidaas iigu galaysaa heblayo.?? Iyada: In ay kuu khayr badan tahay baan rajeynayaa!!!. Aniga: Hebela!, Dhaawaca iga daa.!! Iyada: Way iga soo go'oday markan islama socon karno.! Aniga: ᴡᴀxʙᴀ ʜᴀʏʟᴀ ʜᴀᴅʟɪɴ ᴇᴇ ɪʟᴀ ᴊᴏᴏɢ ᴜᴜɴ ᴡᴀᴀɴ ᴋᴜ ʙᴀʀʏᴀʏᴀ!!.💔 Iyada: Xidhiidh odhan baan nacay nolashayda waxba uma qabsan karo, waaba amar midhan !!,mxd ila hadli weydey.!! Aniga: Dib kuu odhan maayo, walahay!!. Iyada: Anigu maanan danahayga ku mashquuli karin oo hawlahayga ku maqnaan karin.!!? Aniga: Haa!, laakiin hebla dhaawac yay kaa gaadhin!, wehelkaaga ayaa wax walba ii ah, kaamana maarmo, hadii aan awoodo in aan kaa maarmo mar hore baan ka maarmi lahaa.! Iyada: Hebla waa qof nool, hebelna hadi aytagto dabaded nolol waa jirta Aniga: Ma jirto hebalyooy walahay!!!, hadeer ma in aad iga tagto ayaad go'aansatay.!!!? Iyada: Aniga waxa xidhiidhka la dhaho maba rabi kwrn noloshayda inan ku mashqulo ban raba.!!! Aniga: sabab??, maxaad iila sameysay xidhiidhka aniga.???, walahay nafsigaygaasi wuu ku qaban doonaa..! Wayahay. Iyada: Kaligey miya sameeyay.? Aniga: May!, laakiin adiga ayaa yidhi ma rabo. Iyada: Ma aqaani waxaan sameeyey, iyo wax aan sameyn doono!!!. Aniga: Armuu xanaaq kaa keenayaa waxan.?! Iyada: Maad iska kay daysid.!! Aniga: Anigu waan ku dayn karaa laakiin qalbigayga ayaan ku dayn karayn.!!! Iyada: Marka aan Aduunka ka rawaxana.?? Aniga: Markaas danta ayaa tiri laakiin sawdiga hadda nool.! Iyada: Anigoo taydii u yaaban oo daalan, ayaad adna i xisaabin!!, aniga maxa waaxas odhan i geliyay hadaan iskaba joojiyo maanay wacnayn.??! Aniga: Calaacal iga dhamaa ee wayahay, sidii kuu wacan samey Inadeer!. Iyada:.......... Aniga: Qof ku jecel baa ku raadiya oo ku xisaabiya heblayooy , se qalbiga ayaad iga jebisay oo iga jebisay oo iga jebisay!!!, oo adiga ayaa godob caashaq iga galay, kumana cafin doono noloshaada!. Iyada: Sawniga wax kasta kuuso bandhigey!, kuma khiyamin nin kalena ka ma racin, maxa kale jira.!!? Aniga: Maanta wixii laga bilaabo dhawac baan ahy aan hadlayn.! Iyada: Account-yada aan isticmalo ma kugu warejiya aad ila aragtid inaan cid la hadlo iyo inkale.!? Aniga: Maya inadeer!, kalsooni xumada kuguma qabin awalkii horeba, Mahadsanid. Iyada: Waxan aniga uun ba go'aansadey ee mad iska kay fasaxdid Hebelow.??! Aniga: Fasax baad tahay anaan raali ka ahay.! Iyada: Muxu ii taraya hadad raali ka ahayn!, meelna uma socdo!!. Aniga: Nacas jacaylkan baas baa iga dhigay ee sidaas uma hadleen! Iyada: Anaa isla yaabana ee maad igu dartey adna.!? Aniga: Qalbigaygu wuu bur-buray walahay!!! Aniga: Umalayn maayo inaan qof kale ujeclaan doono sidaan ku jeclaaday!!, wlhy cashar baad ibartay heblayooy!!, adoo dad ixiga ee waan iska kaa cafiyey, ee hore usoco waanan isku dayaya inaan ku ilaawa.!! Iyada: Iminka halkii aad xal keeni lahayd ayad ila sii qasatay oo adigi iga dartay.?!! Aniga: Xal maba jiro, Mahadsanid. Iyada: Wax kala tagaya ma jiran, ee niyada khayr usheeg!. Aniga: May!!. Iyada: Waa qasab waynu wada joogaynaa, aniga ayaa ku leh taas.!! Aniga: Maya waan ku fasaxay heblaooy!!. Aniga:Aniga ayaan ku fasaxayn!. Iyada: waan ka noqday go'ankaygi cadhadu iga keentay maanta.! Aniga: Beri ba wu igu dhici kaasi, sorry! Iyada: bilaa shuruud waxan dhan iska ilow, oo ka bax khadka, refresh oo fariimaha oo dhan aynu iska saarno, wixii dhacayna aynu iska dhaafno.!! Aniga: Hadaan ka tagi lahaa isku dhaceeni ugu horeyey maanta qalbi jabkan maan dareemeen.!!! Iyada: Xbbi bes!!, hadaba ALLE kugu dhaarshe.!!!! Aniga: Xidhiidhkaaga ma rabo.!! Iyada: Aniga ayaa raba.!! Aniga: Faraha ayaan kaa qaaday anigu, walahay waa iga bes!!. Iyada: Ee shaydaanka iska naar, xagaad adna uxanaaqday.?!! Aniga: Ma aan xanaaqin.! Iyada: Eyaahe orod is deji, Shaydaanka iska naar oo soo tuko oo qadee, khadkana iska xidhoo. Aniga: No answer still up to now.💔
@AbokorGiijegwydyf
@AbokorGiijegwydyf 8 күн бұрын
Yasalam waxni waa hees dhaftay😊
@degmosoham3066
@degmosoham3066 9 күн бұрын
Walal j aime tes chansons et tu chante pas pour moi degmo walal ❤❤❤
@Gullet-Ahmet
@Gullet-Ahmet 10 күн бұрын
Really this my song ❤️‍🔥
@adnacismaan2818
@adnacismaan2818 10 күн бұрын
Bukaan igu filan intasi bas buu iga yahy jcyl 💔💔
@queenfarxiya4846
@queenfarxiya4846 11 күн бұрын
Nafta u baqe I daa dheh 😢😢😢 2024 bushii 6aaad😢😢
@KAWSARARAGSAN-dc9fi
@KAWSARARAGSAN-dc9fi 12 күн бұрын
Mm.😅 n,mm... mn😅m.😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅a few inche😅
@CabdiqaniHassan-p4z
@CabdiqaniHassan-p4z 13 күн бұрын
Libaan shp hore usoco music kana sii wad oo hadhsii fanaaninta
@AbdifatahSamatar-d4v
@AbdifatahSamatar-d4v 13 күн бұрын
From whatsapp ka libaan ❤
@NathiphaAbdishakour
@NathiphaAbdishakour 13 күн бұрын
Birban ka adka hortaye bisla qlpgi haderto 💔😭
@degmosoham3066
@degmosoham3066 13 күн бұрын
Walal Belle chanson le prénom de ma mère Allah accueil dans son paradis éternel amin
@Liibandoor
@Liibandoor 13 күн бұрын
@@degmosoham3066 “Allah yerhamha wa yedkhelha fi janaatihi el-khalidah. C’est beau que cette chanson te rappelle ta mère. Amin.”
@gobaadinaabdi
@gobaadinaabdi 13 күн бұрын
Jah Habo mcn ❤❤❤❤❤
@aminamahamed-eq1en
@aminamahamed-eq1en 14 күн бұрын
Waa dirac dadnimo ku sifowday waa dahab dunjiga makadoora wa dir reer boqoro darajeysan 🥰🥰🥰♥️
@gobaadinaabdi
@gobaadinaabdi 13 күн бұрын
My ❤❤❤❤Hooyo mcn dirka Reer boqor
@CallMeToastyy-cq1gt
@CallMeToastyy-cq1gt 14 күн бұрын
Jaaah ❤❤❤❤
@bashirabdi2692
@bashirabdi2692 14 күн бұрын
2:05 habenimo ,Monday, 30,12,2024 dhib Baan uso boqon dona tariqdan anoo nolashayda wax badan ka badalay🥹😭💔
@bahjabiixi7427
@bahjabiixi7427 14 күн бұрын
28/2/2024💔😢
@mohamudxaji1112
@mohamudxaji1112 15 күн бұрын
Bar bay naga furteen Birban ka adkaa hortaa 😢 😭💔💔💔💔💔💔💔💔
@saynabali3824
@saynabali3824 15 күн бұрын
Masha aallah❤❤❤❤❤
@SacdiyoMaxamed-j4o
@SacdiyoMaxamed-j4o 17 күн бұрын
Bir baan kadka hortaye bisla qalbigi hadeerto😢😢😢
@HamzeAbdi-t8z
@HamzeAbdi-t8z 19 күн бұрын
Heesta balqiis ayaad moodaa
@shamsamohyadin8223
@shamsamohyadin8223 20 күн бұрын
Maasha.aLLaah.❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@AyaanAbdullahi-k6h
@AyaanAbdullahi-k6h 20 күн бұрын
Qofkasta oo culays daremaya malinka dagaya
@Sheima_R47
@Sheima_R47 21 күн бұрын
Duruftiyo bahidad inan kabaxan rabaye 😭
@GmaalGeman
@GmaalGeman 22 күн бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@aliassia8800
@aliassia8800 22 күн бұрын
Ax ax ax ax maxa sita uyeshay maxa icid laysay maxa iga maranday ax landa site wax uqab san gara landa site wakhti uqada coome back my love qalbi naxarisleh hada ledahy iso daymo wayo qalbigan ga dalay
@abdiazizabukar5795
@abdiazizabukar5795 22 күн бұрын
GOAT🐐
@Quruxleyawad
@Quruxleyawad 22 күн бұрын
I'm farhiya from dhul udug puntland waxaba modaa inay igu sokoto aniga
@Quruxleyawad
@Quruxleyawad 22 күн бұрын
❤❤❤❤
@Farsamo10
@Farsamo10 22 күн бұрын
wiil uu abtigi Abwan yahy malayga darema 🫶Amir Aafi ❤️
@salmanali2584
@salmanali2584 22 күн бұрын
Hiboole Ayaad Tahay Shoodhahaygii
@MaxamedAadan-ql3ue
@MaxamedAadan-ql3ue 22 күн бұрын
Best fanan
@MAANOW10
@MAANOW10 22 күн бұрын
Heesta walashey loo qaadey😊❤
@MaxamedAxmed-b7d
@MaxamedAxmed-b7d 22 күн бұрын
Wlahay ninkani waa best fanan ❤🎉
@queengobaad4144
@queengobaad4144 22 күн бұрын
Liban dor fanan mulaxan musician abwaan guleyso ❤❤
@yasminhussein9256
@yasminhussein9256 23 күн бұрын
fanka ka hiiliyey waa geesi liban door waxbwalba isku darsaday walahi😮😮😮😢
@BishaarShide-o4d
@BishaarShide-o4d 23 күн бұрын
Liibaan Door fanaan aan taageero horay usoco ❤❤❤
@cabdicasiismaxamuudmacalin869
@cabdicasiismaxamuudmacalin869 23 күн бұрын
Fan aabaha was hadaa liibaan door u hiilin weysid wax walba waa isku darsaday sxb meeshas kasii wad waad heysahe
@LiibaanIsmaaciil-k8c
@LiibaanIsmaaciil-k8c 23 күн бұрын
Saaxiib waxaad samaysay dadaal la taaban karo waxaanan kuu rajaynayaa guulo baddan oo ilaa xad macquul ah iyo inaad fanka ku soo kordhiso wax wayn. Guulayso legend ow.
@NaciimaCabduqaadirmaxamed-l4c
@NaciimaCabduqaadirmaxamed-l4c 23 күн бұрын
@alfanankuukaayyare9796
@alfanankuukaayyare9796 23 күн бұрын
Sxp igu qali ah salaan sare ustaad liiban door keep going
@zuhaip8551
@zuhaip8551 23 күн бұрын
2:40 jacayl Bahdilaad Abuura kadaa Nafta waad Badee😭👸💔 Bir baan ka Adkaa Hortaaaye😭❤️
@asalqurux499
@asalqurux499 24 күн бұрын
2024_12-19 Maran jecel nacey ka restey alxm 😂
@hafsamohammed2004
@hafsamohammed2004 27 күн бұрын
4.2022 up to now waxaan xidhidh l wadaa qof aqoonin qiimahyga intaa inka si badan ma qaadan karo bahdilli illhowu qalpig iga so celi
@Suhaybmuumin-wv2pm
@Suhaybmuumin-wv2pm 27 күн бұрын
birbaan ka adka hortaye bisla qalpigi hadeere👋🙏
@maryamabdi7073
@maryamabdi7073 29 күн бұрын
waa best musck❤❤❤😂😂😂😂somg
@MariaApdalla
@MariaApdalla 29 күн бұрын
14/12/2024😭😭
@maxameddeeq8364
@maxameddeeq8364 Ай бұрын
Bis jacayloow baryeey iga taagantee intaan igu daaa😢