DEGDEG: Maraykanka oo Aqoonsanaya Somaliland
17:25
Пікірлер
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 17 сағат бұрын
CIYAAR WAA GALIN DAANBE 5 SANNO HADII LA GADHO OO SOMALILAND JIRTO ILEYN HURDYE DORTEE WALEE KULMIYE 99% WUU KU SOO BAXI KOLKA WAXAN HADLYOWO LACGTII AJNABIGA IDINKA MUQATAA CUDURNA WAAD KA QADEYSAN ILLEHY LACAG XARAN AH CUDUR BAA LAGA QADAA KU BUSHRSTEY IN AANAD KASBAN
@khadijaibrahim3054
@khadijaibrahim3054 18 сағат бұрын
SALEEBAAN OROD REERKINII QABO
@KhadaryYusuf
@KhadaryYusuf 19 сағат бұрын
Heedhe maxaa DHAKHqaran jacayl. Sheeganeusa, hadda waa kuwii mucaridad iyo qaran kala garan la'aa !!!!
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 20 сағат бұрын
Dad badan baa cilaajka ku soo xaroonaya sanadkaan waar ha la diyaariyo cilaajyo cusub
@CamuudAwed
@CamuudAwed 20 сағат бұрын
Qadar Qadiyadda Jamhuuriyadda Somaliland wey ka soo horjeedaa gudiyey taa ma ku baraarug santiihin waxaa la yidhi findhilku ma xaaraan baa mise waa xalaal wuxuu yidhi Ninkii Sheeg sheegiisa ayaaba xun Oo xaaraan ah
@abdilahiyusufyusuf3395
@abdilahiyusufyusuf3395 Күн бұрын
Hooyadiin bad u doonta dhulkii ada hore nooga dhacdeen ayaa la isugu imanaya diyaar garooba
@Mukkeg
@Mukkeg Күн бұрын
Program joogta ah ka dhiga
@SuldaanMaxamedfod
@SuldaanMaxamedfod Күн бұрын
Waxaan kucabirayaa qabyaalada iyo isubahaysiga gursiga habqabiil
@hamsesaeeed1564
@hamsesaeeed1564 Күн бұрын
Waxad dontad baad iska qoaraysan ku qora ciidamada wadanka suudaan intaad leedihiin ciidamada milatariga ee xagee dee. War nio hadalkaad soo qoaraysaan iska hagaajiyaa
@KhadraMawlid-h3p
@KhadraMawlid-h3p Күн бұрын
Waar ninwayn baad tahy ee dadkaka ka xishooda maxaad u arkiwayda Markey kuwaagu reeraha aflagaadaynayaa oo ay xataa kuwa madax dhaqameedka sheegtaa aanay waxba lahadhin waar adkayso walaahi way kuu bilaabatay goormaad ogaatay wadanuyada iyo walaal tininada aad sheegaysaa sowdigii aduguba waxaad doonto ku hadlaayay wixii aad dadkabartay baa laguu hayaa taaha yarayso waxaan kuusheegayaa waad hanjabaysaa oo waxaad tidhi afxumo nabaday kaa fogaysaa colada waxba kaagamatarto xisaab qaldan baad Isku gaysatay cidaad wayeelikarto ha utudhin wabalan in aad jahawareer gashaan naacda aad meesha la fadhidaan la taga walaaltinimo inga dhaxaysaana majirto waxaynu kala hay suusuf harti iyo awal sh isaxaaq waxaad kala garan waydeen muuse iyo reerkadhan ee subeer awal way idiin kaydsanyihiin kibirkii iyo aflagaadadii aad shubijirteen Adeer adkaysta waalays hayaa sowdinkii libaaxayda ahaa ee lahaa habarawal ceebimasaarna oo angaa dagaalana waamaxay cabaadku calool nugulidaa
@SabahAdan-c5o
@SabahAdan-c5o Күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbiibColaad
@AbiibColaad Күн бұрын
Mou Somaliland iyo Ethiopia dhexamay waa dhamaystirmayaa wlee
@TewodrosBethlehem
@TewodrosBethlehem Күн бұрын
Somalia maka go,aysaan markaa 😢 somali nimada kusolabta 😂
@abdilahiyusufyusuf3395
@abdilahiyusufyusuf3395 Күн бұрын
Hooyadaa ayaa dhamaystiri karin halkan adeer annaga leh orod hooyadaa sii
@saeedali6699
@saeedali6699 Күн бұрын
Masha allah reer somaliland gob wax isu ogol way soctay guul iyo gobannimo
@Mustafa-ty8tq
@Mustafa-ty8tq Күн бұрын
Masaakiin waa lawanjalay laakiin masaakiinta yaan laga aarsan haloo dulqaato
@Faisa-f8c
@Faisa-f8c Күн бұрын
Waa Islaan khadiisadcah taa maxaa laga waraysanayaa
@muktaribrahim7397
@muktaribrahim7397 Күн бұрын
Madaxweyne ku xigeenka Wadani mee dee 😮 miskiin durba
@MacalinQaddafi-t4w
@MacalinQaddafi-t4w Күн бұрын
Saln sare sarkaal
@advyser
@advyser Күн бұрын
True statesman, Mr biixi Muuse biixi waan statesman dhab ah
@HoodoiyoAyaan
@HoodoiyoAyaan Күн бұрын
Guul
@MubYus
@MubYus Күн бұрын
Ciro caano fadhi, waxba idiin qaban maayo.
@ayaanqaali8570
@ayaanqaali8570 Күн бұрын
😅😅😅😅😅😅😅😅
@Kadar-ex8xp
@Kadar-ex8xp Күн бұрын
Waar wajiga dhawro qif wayn baad u eeg tahaye. Mise waad iska barartay
@saeedali6699
@saeedali6699 Күн бұрын
Waar hoy ka istaqfuranlayso hadalkaas oo madaxweyna aflagada ka jooji
@mohamedyussuf9079
@mohamedyussuf9079 Күн бұрын
​@@saeedali6699 caydi muuse biixi cabdi miyaad ilawdey
@khalidkilas.6552
@khalidkilas.6552 Күн бұрын
Mnsha alla
@burjilibax
@burjilibax Күн бұрын
Masha Allah Guul iyo gobonimo
@Safiyalowriinta
@Safiyalowriinta Күн бұрын
Heesaha Goohaan ka Ah Wey badan Yihiin Waxa Ilaawdeen Heestii Saado Cali Warsame Ee Liibaan Maleh Aduunoo Alaha Unaxariiste
@IbrahimFarah-gh5cf
@IbrahimFarah-gh5cf Күн бұрын
Guul Somaliland ❤❤❤❤
@Safiyalowriinta
@Safiyalowriinta Күн бұрын
Roda keyf ayu Weydiiyay Markasey Kahadlee Jaweeriya Janno Kkkkk
@mustafesulyman
@mustafesulyman Күн бұрын
Somalland.mawaxa.qabsaday.ictisaam
@Abdul253dj
@Abdul253dj Күн бұрын
Kulmiye waa xisbi macangag , extreme right wing. Siyasad xin iyo xasad ku dhisan , iyo isaaqism. Kulmiye qudhmiye waa ina dhafay. Alhamdillulah.
@abdijama3884
@abdijama3884 Күн бұрын
Waa runta Suldaan
@Degmociise123
@Degmociise123 Күн бұрын
Biyahan daboolka lahayn sidee loo Cabi karaa? Wax kasta ayaa ku dhacaya oo dhimanaya 🤔
@saidhashi2856
@saidhashi2856 Күн бұрын
Kuwa plastiga ah ee lacagta aad kugadato kuwaan baa kawanaagsan hadii xoolaha laga celiyo.
@aididmohamed8165
@aididmohamed8165 Күн бұрын
Hambalyo siyaasiga mashallah waa runta Ayuub waa ii nuu helaa samigiisa
@kawsardahir3169
@kawsardahir3169 Күн бұрын
Ader maxad u haliweydey 7sanadood oo reer la cayayeey
@AbiibColaad
@AbiibColaad Күн бұрын
Maareye daarood wx fcn dalka uqabty wlee
@muktaribrahim7397
@muktaribrahim7397 Күн бұрын
HAYAAY Wadani inu Soomaaliya yahay way og yihiin hadan ilahay sikhirin
@fatimayassin2049
@fatimayassin2049 Күн бұрын
xaseed makhrooqa upppppppoo subxxan allah
@mustafeRashid112
@mustafeRashid112 Күн бұрын
Abdi ali xayd raage taliyaha cusub ee ciidanka booliska xukuumada cusub inshallah
@aaa66677t
@aaa66677t Күн бұрын
Ina xirsi qani miyaa laga bedelay suldaanka guud ee habar yoonis
@jijaluup7873
@jijaluup7873 Күн бұрын
Nolow daaroodow guuleysta weligin alla daarooku wacana ilahow ada mahadleh ol daarood weeyne iga dheliye guuleysta guulrysta amiiiiiiiiin💪💪💪✊✊✊💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪✊✊✊✊✊✊✊✊🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🤲🤲🤲🤲🤲🤲🌹❤️❤️❤️
@louganwolfe-ng1ss
@louganwolfe-ng1ss 2 күн бұрын
Laîche pot
@hah7064
@hah7064 2 күн бұрын
Caqabad caqabad caqabad... kkkkkk waar caqabad yaan afku kaaga dhegin jaahilyahow, caqabado maaha ee waa shaqooyinka u yaalla hawlaha horyaalla ayaa la yidhaahdaa ee waxkasta caqabad maaha
@AbiibColaad
@AbiibColaad 2 күн бұрын
Ninakani xaqiqda ayuu kahadalay sanadkan inshallah 25 aqoonsiga waa u imanyaa reer galbedka Somaliland ayaaba. Raba in aqoonsiga lasiiso siba mesha kutaalo slnd oo stragies oo badacas ayey Somaliland kutalaa oo duunkuba ubahanyhy
@IsmaciilcRaxmaan-z5e
@IsmaciilcRaxmaan-z5e 2 күн бұрын
waxba tarimeyso haad hanbalyeyso iyo hadaad iska aamus toba waa isku mid adeero
@nuuraxaamudismaaciil4312
@nuuraxaamudismaaciil4312 2 күн бұрын
Guul wayn waxaa gaadhay madaxwayne muuse rooble ❤❤
@abdulraven4970
@abdulraven4970 2 күн бұрын
Waa dadkii dooxa hargaisa ee Garhajis soo raaca ahaa
@mohamedhassanhoussein8627
@mohamedhassanhoussein8627 Күн бұрын
Adiga iyo gabadha kaa horaysaa laba jaahil baad tihiin wuxu yidhiba maydaan fahmin afsoomalibuu ku hadlayaa wuxu ku yidhi hambalyayn maayee waan u ducaynayaa waana sida saxda ah waxa loo baryaa inuu ilaahay u fududeeyo masuuliyadaa laba cuqdada ayaa idinka badatay
@Adnan-bc1vk
@Adnan-bc1vk 2 күн бұрын
SANADKA SOOSOCDA ICTIRAAF AYAYNU HELEYNAA INSHA ALLAH
@husseinmohumed282
@husseinmohumed282 2 күн бұрын
Cadhadaada la dhimo saaxiib.
@saadhussein5466
@saadhussein5466 2 күн бұрын
Caradada kudhimo iskaheyso ducadada iyo Xaaqid
@XASSAN-q4e
@XASSAN-q4e 2 күн бұрын
Been ayaad isku qancisa
@SomaliLander-l1r
@SomaliLander-l1r 2 күн бұрын
been hatay tahay ha daawan waadigan Soo cararay mar kaadaqoobsi maqashee kkkkkkkkkkkkkk waa risiq Alle aqoon sigu
@maryam-cd3gt
@maryam-cd3gt 2 күн бұрын
Aftahan nimada reer Xaaji Adan bay u tahay Fadumo Ibraahim
@sahramohamed3380
@sahramohamed3380 2 күн бұрын
Dadkan horta ma is dhagaystaan miyaa? Garcajis hunguri ilahay maanka ha idiin jaliso. Shalay wixii aad ku hadlayseen adeer miyaad ka dhigo la ayd? Hada ayey dhagahaago wax maqleen? War fiican ee adkayso adeer hingiriuow
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 күн бұрын
Waar niyow safirdan ino imnya somalia u magacban dalka halga jojiyo madama markay imadan xita aan odan karin dawlada somaliland marka idhadan xita dawlada somalia lo so magacbay ay qabsnyso safirka aan matalin somaliland