Пікірлер
@Faysal_Mohamed
@Faysal_Mohamed Күн бұрын
From asad hagio 😂😂😂
@SalmoOmar-p6d
@SalmoOmar-p6d 7 күн бұрын
Allow idiin naxariiso dhamaantiin
@mustaphe301
@mustaphe301 11 күн бұрын
Waxan dhageysanaya kaligey malin khamiis ah Tariqduna ay tahay 11/07/2024 From Mogadishu Alla Barashoy barasho wacana😢 Bi'i waa Adunyoy😢 Maxad laba bugleysiyo😮😢 Howlahagu badana😢
@farhanhassan72
@farhanhassan72 11 күн бұрын
Waa wax lays dulsaaray
@abdirahmanbarre3905
@abdirahmanbarre3905 11 күн бұрын
11 ka bisha 7aad 2024 aan dawanaa alaha u naxairisto inti dhimatay
@user-wn6ml1nw6z
@user-wn6ml1nw6z 18 күн бұрын
Illaahay ha unaxariisto faadumo iyo axmed naaji aammiiin fana waa kii hore
@abdiqadirahmed1524
@abdiqadirahmed1524 19 күн бұрын
Heeska Shaydaan buloow waa shirki weeyn Shaydaanki aa la leeyahay shiikheey Adigawaaye wixi sheegtid shacan ka qadaa. Shaydaanki aa daaci looyahay subxanallah. That's why eey diinteena u mamnuucday heesaha. wixi larabo aa la isaga heesa
@user-rh3iy7mb7d
@user-rh3iy7mb7d 21 күн бұрын
Maclin tuke marko asaa watay 1984 85
@MrSheikh778
@MrSheikh778 22 күн бұрын
Ma gudoomiye gobolbaa mise waa waziirka arimaha dibadda, waa kaa markii badow wax maamula layiraado, Xamar biyaha qaaday ka hagaaji taas ayaa shaqadaada ah
@NuurAxmad-ig5bq
@NuurAxmad-ig5bq 23 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@sagaro143
@sagaro143 26 күн бұрын
Doqon dadkaas ku jiraa dugaagna duurkiisa 😅
@SamatarDalmar
@SamatarDalmar Ай бұрын
Meel bay itaabatay heestu ❤😢
@user-xz4uu8nx4l
@user-xz4uu8nx4l Ай бұрын
Midi igu danbese
@seidabdi751
@seidabdi751 Ай бұрын
SACIID DUCAALEH UDURUXMIIN KAANA KHAMRIYOH CAB
@Sadik-ij3on
@Sadik-ij3on Ай бұрын
Saas waaye
@Sadik-ij3on
@Sadik-ij3on Ай бұрын
Xasuus waayo waayo
@user-bz3jy1vt1y
@user-bz3jy1vt1y Ай бұрын
Cuud
@abdullahibulla
@abdullahibulla Ай бұрын
heesta muuqalka ugu dambeyso waa another level labadaas ma nool yihiin tolow😃
@MaxamedCabaas-ug5bk
@MaxamedCabaas-ug5bk 25 күн бұрын
Maya lawada waa ay dhinteen
@sihaam3612
@sihaam3612 Ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤
@sihaam3612
@sihaam3612 Ай бұрын
Jacelka qaar wuxuu ku dhamaadaay xasuus waxaad qalbigeyga ku noqon doontaay keed aadan ka bixin 😢😢😢😢😢😢😢
@mohamedhassen733
@mohamedhassen733 Ай бұрын
Anaga shiikhaaloow aan soo gaarnay the pest player of somalia
@ahmed.bakool
@ahmed.bakool Ай бұрын
Heestan Waxaa Qaadaya Maxamed Cali Baafoow Labadoodu Aad Bay Isagu Cod Dhawyihiin Waana Laysku Khaldaa Codkooda Waa Heestii Uu Baafow Kaga Qayb Galay Heesaha Hirgalay 15/05/1973 Oo Uu Kaalinta Koowaad Ku Galay Heeso Ay Wada Qaadeen Way Jiraan Oo Ay Kamid Tahay (Maama) Maadaama Ay Labadoodu Saaxiibo Ahaayeen Heesta Maga Radio Muqdisho Ugu Qorani Waa Dan Sheegad Inkastoo Dadku U Yaqaanaan Hodan Waxaana Miraha & Laxankaba Lahaa Abwaan Sahal Macallin Ciise Saddexdaba Allaha U Naxariisto.
@MUQDISHOMEDIA
@MUQDISHOMEDIA Ай бұрын
Mahadsanid sxb sida noo saxday aad laaga mahadcelineynaa history FAN heysaa
@fahmahassan6335
@fahmahassan6335 2 ай бұрын
Nolol fican wadan qurux badan fananin fican lkm hada away ax ax yaa duniya😢
@liibarre9415
@liibarre9415 2 ай бұрын
Allah yacizak barteduu dhogay
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c 2 ай бұрын
killer and xabiib heesa hooda akau heystaa riwaayadaan caadi ma aheyn iikar cade aaku xareyste organka sheikh cabdi iyo shankar boongaha shooli batariga xabiib
@abdibiley2237
@abdibiley2237 Ай бұрын
xasan shariif waaye beeska, shankar maahan
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 2 ай бұрын
Illaahay haunaxsriisto jete iyo kuligod
@user-od2du7en5i
@user-od2du7en5i 2 ай бұрын
Masha alaah aloo kuunaxariiso
@user-yv3du2cl5k
@user-yv3du2cl5k 2 ай бұрын
N
@segma1981
@segma1981 2 ай бұрын
qalbigeyga eykusoo dhacdaa lakin ma filaneen in eyku jirtey youtubrka thank you😍😍😍
@user-ny3ij9hb9w
@user-ny3ij9hb9w 2 ай бұрын
😢😢😢
@ilyaasrajaa5982
@ilyaasrajaa5982 2 ай бұрын
jeeyte kulaha ilahaya nala aaday 😂😂
@FarmajoAbdullahi-kc9gp
@FarmajoAbdullahi-kc9gp 2 ай бұрын
Buujino maxay ahayd barakada allah haka qaade 😂😢 AHUN JEYTE
@user-gn3qh8en2e
@user-gn3qh8en2e 2 ай бұрын
Heestii dalfre waa kuusoodegayee idaawey full axmed inshaar iyo sitey maxamed
@user-yc3uy4sg3b
@user-yc3uy4sg3b 2 ай бұрын
Xusuus hore, yaraantii ayaan ka dhagaysan jiray gaadiidka dadwaynahay marka aan iskoolka u socdo. Mahadsanid
@LondonAngala
@LondonAngala 2 ай бұрын
Waaw xasuus Allow kunaxa riiso baba
@LondonAngala
@LondonAngala 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Abdihakim-lz6ym
@Abdihakim-lz6ym 3 ай бұрын
Wiilkan veeska Banaanka Jilaayo asaa Jeclazy oo la Socdey Waalid keedna Waa la Rabeen Ninaa ka baloogay ka dul qaadey Kii kaqaatey Markuu kusoo baashaaley Uu Soo buriyey Usee usoo laabatey Asna Wuu diiday Aad ban Yaray 9 jir aan ahaay waa xasuusta Shute ku galey qfaz iwadey
@Abdihakim-lz6ym
@Abdihakim-lz6ym 3 ай бұрын
Haku daalin doonis taydee Waa ku diidaye Asoo jecel oo baryazye ka tagtzy Nin ka Raacey Gaabsi ah Markow Soo Nacey kusoo Noqotey Xiligii Waali aa jirtay Waan daawadey
@Abdihakim-lz6ym
@Abdihakim-lz6ym 3 ай бұрын
Caadi maahan heesta
@MaxmedQadarCali
@MaxmedQadarCali 3 ай бұрын
Hdalka Uurka Kujiro Afkyga sodafayee Madkeysankrayyee Ee Eryadeyda Dhageenso Waa Hagak Wllhi Eray Murti Leh Oo Qalbigeega tabtay Waaye Allah Uwada Naxriisto😢😢🤲🤲🤲🤲
@asad_hagio_2749
@asad_hagio_2749 3 ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 3 ай бұрын
Mahadsant walaalkey ❤❤❤❤❤
@user-lw2xi2tc1o
@user-lw2xi2tc1o 3 ай бұрын
Aad iyo aad waxushore jacel keyga mugdisho
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 3 ай бұрын
Aduunyooy waataay xasuuuusteydaan iskaga noolaana ❤❤❤❤❤
@YahyeQarni
@YahyeQarni 3 ай бұрын
Wwwww
@zubeirabukar6624
@zubeirabukar6624 3 ай бұрын
2024 hadi ad dawanesid🙋🏽‍♂️🙋🏽‍♂️
@user-rs8sl4oy4k
@user-rs8sl4oy4k 3 ай бұрын
Iftin band 1983
@user-rs8sl4oy4k
@user-rs8sl4oy4k 3 ай бұрын
Sulfa on drums. Salah bonge on congos. Sh Abdi on rythm guitar. Shankar on bass. Jerry on organ.
@iftinxaajicabdi791
@iftinxaajicabdi791 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@saciidcabdi9251
@saciidcabdi9251 3 ай бұрын
Allah haka baqno hees ma fiicno