Anigu lama yaabo inaanta gosha isaaq wayo waa ba dumar waxy donto haku hadashee lkn ninkan waa munafq bal muxu ka fa,iday dadka walalaha ah e uu isku dirayo war illahay kabaqo jooji munafaqadan aad wado subxanalah
@saalaxyКүн бұрын
Ninkaan Waa sacsac
@ABDIJAMALSAHALКүн бұрын
Cabdi ismacil Shek sharif CC Shakira DaniAxmed madowbe Wa dabdhilifyasha cadowga umad somaliyed waxan mushaarka siiya imaradka o diidan Batrolka somaliya
@ABDIJAMALSAHALКүн бұрын
Hadi wax la adonsanayo cabdi isacil samatar hargeyso ayaa samaroon xaninyaha loga bixiyey o asan ka hadli kar cabdi ismacil hooyais o hargeysa ku dhimatay ayaa isaaq ku yirahden hargeysa hadi ad timdo wa Lago xiraya hawiyahan maskinta o canshurtoda ad ku cayeyso waxey aheyed in ay xamar ka masafiriyan ama madax harti kala dhacan
@rahmoibrahimhussein9345Күн бұрын
Kkkkkkkkkkko😂😂😂😂😂
@TawfeeqHassan-ix4qvКүн бұрын
علي بيلعاد. خاين يعمل لي. ساليح اتوبيا عميل
@ZahraIbrahim-vp2ezКүн бұрын
Been waye issak baa laiska horkenaya waar ma intasaneydu fahmeyn adna matkahore baa wadad shekey neysa ayaad u ekeyd
@CabdiqadirCali-n3oКүн бұрын
Waxa diley biciido waxaana loo diley taliye casayr
@fatuuhussein5233Күн бұрын
Mxa dhex dhigay reero caayaya hdana dhulkodi jooga imikana hdi hw jiidaha daganan lahyd gx iyo hj mnta miyay dhulkaga iman lahayeen w maya mrka wxa halka dhigay w qalad
Waar carabka ilaahay kusiiy ilaahay kaga cabso garxajis iyo awal waa walaalo cid isugu dhaw doqoneen
@SaedDahir-v6d2 күн бұрын
Waar waxan waa cadaw sokeèaha uyaqaan cadaw
@aliMohamed-ev3wr2 күн бұрын
Walal kuwaan wadani mahan reer Somaliland... Waa shaydin losodir ina Somaliland lagu burburiyo.. Ano nin ah habar yonis kudahayo.. Shekada haa kadigin habaryonis iyo habar awal..
@SulekhaYusuf-y1h2 күн бұрын
😂😂😂😂😂 war waxaan odhan laha raga cidanka ku jira ee habar awal halaga soo saro jiidaha hore hargeisa cidamada boliska ha lagu shubo kkkk meshaaa libaxyo ssb iyo G36 ayaa difacanya
@AbubakarAbdilahi-w3b18 сағат бұрын
😂😂Ilaahay baan ka barinaaba iney Habar awal meesha isaga timaado hubkana iyadaa gacanta ku haysa suug xaajid saaran baad ku dagaalanta ciidanka 70/ waa iyaga
@SulekhaYusuf-y1h9 сағат бұрын
@AbubakarAbdilahi-w3b kkkkkkk ala maxaanad is ogaynba sxb hubka dawlada ayaa leh wlhi raga h awal waa waxma tarayaal fully ah oo badh nagood ah been laguma dhadiga isaaqa oromo ah weye
@SulekhaYusuf-y1h2 күн бұрын
War ilahay ka baqo bari waa akhiree dadka bilayo kugu dhacdee dadka ha isku dirin
@HaronOmar-fo7ji2 күн бұрын
Allah ha u naxariisto aamiin aamiin
@SamaDeri2 күн бұрын
Habar jeclaa dishey oo yufle kudishey. Waanu ognahay waxba ceerigaabo yaa la odhan. Ciidanka habar awal ha ka baxaan deegaanada habar jeclo. Shaley maanu dhalan cami munaafaqada ay habar jeclo waddo waanu ognahay.
@HaronOmar-fo7ji2 күн бұрын
Waankugu raacsanahay
@Jaamac-i6i2 күн бұрын
Qabiil qaran ma Noqdo, inagoo Somaliland ah oo gaarkeena isu maamulayna Somalida kalena an la midowno oo wax la qabsano,
@fardusaw96882 күн бұрын
Faqashyay shut up
@JaamacMaxamed-m6o2 күн бұрын
Cudurkii as lajoogteen galbeed baa rabaan inaa usoo raraysaan ceerigaabo anakaa maantan rag namadheera ee cidii Disney talaabo
@Shucayb-e8d2 күн бұрын
War waad uraysaa ee dadka Kal tag qabyaalada iyo xanuunka saqajaan yahaw
@shukriahussein11462 күн бұрын
Wax la qaadan karo maha in inamada yar yar iyo saraakisha habar awal maalin walba lagu laayo degaano kale
@MaxamuudCabdilaahi-q6o2 күн бұрын
Allaah haw naxariisto
@abokaraadan25062 күн бұрын
Ninka cidii dishey noo keena adeer waxaas ma qornee
@JamaAbdullahiQalinle2 күн бұрын
Adiga laftasda yey qabyaaladi ku qaadine iska hubso sxb si xun wax u sheeg sixir ka darsn ayaa la yidhi markaa sxb hubso intaanad male warkaaga ku sii deyn adoo veiw ku raadinaya mida kale kii arab ee gabiiley lagu dilayba ka maad hadlin maxay jibriil abokor u dileen wiilkay abtiga u ahaayeen nooga soo jawaab suaashaa adigu
@Araweelo742 күн бұрын
g36 iyo ssb waa doofaaro fuleya huwan ha wastee ugaso baxa meesha dhagar qabe yaashii buurta fuulee shaleyba sniperka ciidan ku laayey iyo Ssb ciilan raga Awal kama garab dagaalami karan deegaankoogu waa nabad
@QorshoIidle-d8x2 күн бұрын
Ssb cid kale uma bahane casaryr ka wamaa wasa hooyne
@abdirahman-b9l2 күн бұрын
Soobaxa waxaa taraysaa yare
@Araweelo742 күн бұрын
Subeer Awal reer barigu wey neceb yihiin waa dad munaafiqiinoo aad u calool xun inamo yaryaro 18 jiro 800 km uga yimi ineey futadooda difaacaan ayeey dhabarka ka toogtaan maalin walba Awal saraakiil badanbaa ka maqan oy dhabarka ka toogteen raga Awal waa raga 2 cadaw dhexda ugu jira hakasoo wada baxaan walee cerigaabo iyo bariyoo dhan huwanbaa qabsan hubaal salaadiinta subeer Awal hadla inamadiina kasoo wada 2 daa cadaw 10 Awalo SSB IYO G36 ey dileen beynu aasaney bari dad doofaaraa inaga xigo aad inoo neceb
@nimasaid-v5k2 күн бұрын
Wa runti walahi
@Ali-g1r3j2 күн бұрын
😂😂😂😂
@MaxamedCali-e3i2 күн бұрын
Beenale manafaqa iskudir baad wadaa waxad tahay wax ciil hayo
@Abdikarim-m8s2 күн бұрын
Benaale weyn
@Abdikarim-m8s2 күн бұрын
Benaale
@farxiyamahamoud98782 күн бұрын
Wa lo aridonaa
@ademmahamed22332 күн бұрын
WA nin kii 7 EE sacad muusad ah habar AWAL das EE ciidanka qaranka lagadilay intu ciro lawareegay xilka
@indhopower2 күн бұрын
Adeer sidii loo dilaa ka soo baxa iyagaa libaaxyo sheegta hays difaacaan
@fatxiyasiciidfatxiyasiciid57572 күн бұрын
😢😢😢😢
@engburco14372 күн бұрын
Habarjeclaa xageen uga male maleeyey dhiigoodii iyo hadalkoodii midna mabalahee doqonkan war idaad aanu Dhibic xataa kagaadhayn ayuu kudayan jiray xoogaa Hhhhhhhhhhh Laakiin wallahi kani waa liiiiid jilicsana
@engburco14372 күн бұрын
Fudaydka waaa la ogaa laakiin Doqonimo intaa leeg laguma ogayn in qoflahi kasoo dhexbaxo habarjeclee kani ma garacbaa habarjelooy noosheega
@CaliXasan-rm6ni2 күн бұрын
50 baa dhintay qanjidh yahaw Haddad doontaan ka soo baxa habara walaeey afkun baa idin dheer irbadna dun magalisaane idika waxaaso Dhani ka danbeeyaa waryaahee askari askari kale waa ku khaldamayaa xabadna waa ku Kala dhacaysa wana laga heshinayaa haha so qabto ma qalki hoyadaa ba meeshu mise waa maqaxi adiga ku shidan wuu dhamaaday wakhtigiini waa la is xisabinayaa inamada iyo hablaha 3 dexda mushahaar qadanayay ma hoyadood ba lahayd
@JamaAbdullahiQalinle2 күн бұрын
Indr markaad sidaa u hadasho adoo daba socda hadalka ninkaa oon anba diiday sidaynu cadowga inagu hareersysan Isaga celinaynaa hadaad nin isaaqa tahay Kuma aqaane waa idiin doqoniimo anigu Arab baa ahay xiniinyahayga cadowgeena waan ku cajiimaa sidii dacawaley ka dhacday laakiin no indrkay oo aniga I dhinac taagan afkayga iyo gacantayda Uma quudhi Karo ee is bidhaansiga iska daaya oo hareerihiina eega xayawaan ma tihiidine u midooba cadowgiina doqmayshow ISU qoodhaha weyni dhiiga tuumbo laydinkaga nuugye
@CaliXasan-rm6ni2 күн бұрын
Habar awal waa mucaarid
@CaliXasan-rm6ni2 күн бұрын
waligaa cunfi gaa ku jir war muuse wuu tagay iyo inankiisii dadka xidhan jiray