Ar yaa kan ka damiyaa codbaahiyaha, xukuumad kala firdhin, kala qaybin, dumin iyo dib u burburin qaran iga dheh. Waxay ila rabaan in ay dalka dagaal sokeeye dib u geliyaan oo wixii hore loo soo qabtey kala furfuraan oo burburiyaan. Alla, " af daboolan dahabsanaa " war wax wanaagsa ku hadla ama iska aamusa . Waxay rabaan oo ay u sacabtumayaa, u mashxaradayaan u kala qaybinta dalka dowlado yaryar oo midwalba sheeganayaa inuu yahay dal madaxbanaan. Arrinta ah u hogaansamaan askarta amarka horjooge; u maleyn maayo in askari Soomaaliyeed ogolaanayo armar abaanduule oo lagu xasuuqayo shacab Soomaaliyeed gobolkasta ha joogaane dalka. Falkaasoo hore u soo burburiyey xukuumadii midnimo qaran ee Kacaanka. War Xamsoow ka fiirso oo uusan Xasan kuu adeegsanin khalkhalgelinta siyaasadeed ee dalka siiba kan dowlad goboleedka Jubbaland iyo qaxinta iyo barakicinta muwaadiniintiisa si uu dhammeystiro ujeedooyinkiisi hore. Qofka waa inuu ku hadlaa erayo faaiido u leh dalkiisa iyo dadkiisa oo tilmaayaa midnimo , nabad iyo degenaansho. Xamsoow, bal ka waran sheekadii labadii nin oo wada socdaalayey oo mid yiri: Eebbow xoolo badan i sii ", kii kalena yiri : " Ilaahayow dugaag badan oo aan xoolahaada laaya ( cuna ) i sii ". War siyaasadda xukuumadda Xasan miyeysan shabihin tii Ilaahay uga digay ummadda Islamka ah " war xarriga Ilaahay wada qabsada, amarka Ilaahay wada raaca oo ha kala qaybsamina ." Haddii kale waxaa lala kulmayaa cawaaqibxumo sida qabsatay qoomiyada Falastiiniyiinta oo iyagu isjaajuusa oo islaaya. Cadowgoodana isulooga.( These are they who buy error for guidance , so their bargain brings no gain , nor are they guided. Their parable is as parable of one who kindles a fire, but when illumines all atound him, Allaah takes away their light, and leaves them in darknes-they cannot see.). Talo, Xasanoow, ka fiirso oo ha ku dhicin dabintii iyo khiyaamadii uu ku dhacay, Ilaah ha u naxariiste , Maxamed Siyaad Bare. Plz , no more kala qaybinta Ummadda Soomaaliyeed , no more boqolaal xisbi oo ku dhisan qabiilooyin, Holy Quran: 2:16-17. Yacni, xaalkoodu wuxuu u egyahay kii Biibi iyo Abii oo ah " lafo maroodi iyaga laysku jabiya"
@laylajuir24204 сағат бұрын
Mashaallaah Allaha ku Xafiddo Raisal wasaare Xamsa Illahay ha ku barakeeyo. Ilahay ha ka qabto I'll Cadaw iyo Shaydaanka Allahuma Amiin Wbt
@maxamuudqaalib83906 сағат бұрын
Adeer xilka iska wareeji marba haddii lagu baday in aad labo taliye oo xilka lakala warergaya xaafadaha boosaneerka loo samaynayo iyo kawaanada lafurayo aad xariga ka jarayso
@laylajuir24204 сағат бұрын
Doqon ayaa tahay Raisal wasaaraha Xafidullah wa nin wax bartay Diin iyo Madi Ilahay baray. Ethiopia ayaa idin isticmarsan jirtay. Waxaa timideen Dal barwaqa ah iyo Dad qalbi fiican marka Xaqa ayaa ka soo baxaa Axmad Madawe iyo Daba dhilifkiisa. Inshallaah Dacada ayaa guulaysanayso Dawladayna Barakaysan Allaha ka qabto Cadawgooda. Allahuma Amiin Wbt
@AbdikadirMegen8 сағат бұрын
Mashallah 🇸🇴♥️♥️💕💕💕🤲🤲🤲☝️
@abdala11411 сағат бұрын
International xaal qaado war meesha suuliyaasha waa green wasaqda mesha taala caadi mahan marka bal horta hala hagaajiyo madharka meesha
@maxamedjamaal-g6g14 сағат бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FarhiaismailMohamud-z4y18 сағат бұрын
Sh dhexe gurmad cidanka iyo in cidanka dhulka dexda so maran gurmad dad dagal u galay malinta lagu shiray neyrobi jogay kaso caytami jiray Hal hospital uma dhisina dhulka maxa ka donten so qori jiray gangster Al
@malaboa59119 сағат бұрын
Soomaaliland cidii dowlada wax ka sheego xabsiga ayuu liinta ku cabaa oo dheedheesha iyo mucaaradnimada Muqdisho taalo kama jirto cid walba inteey meediyaha soo istaagto waxeey rabto iskama sheegi karto , hadii aad joogtid Soomaaliland. Muqdisho dadkaan dhahaayo doorasho qof iyo cod ah xataa lama qaban karo 30 sano oo hada soo socoto ha soo qabato oo xabsiga halagu guro oo talaabo halaga qaado kuwaan waxeey la shaqeeyaan argagixisada oo dowladnimo ma rabaan iyo in hore loo socdo.
@malaboa59119 сағат бұрын
Muqdisho argagixisadii ayaa isku soo uruurisay ee halasoo qab qabto
Doorasho qof iyo cod ah waa la qaban karaa ee iska diida kuwa diidan qaa’inul wadaniyiin argagixisada la shaqeeysan jiray ee haleeyska qabto inshaa Allaah.
@halimayusuf489921 сағат бұрын
Sharafta ayey iska qaadeen madaxwayne goboleedyada waa adinka oo kale oo dalka lugaha uga taagan oo diidan in dalkeena Soomaaliyeed in uu bur buro oo loo aqoon sado dal fashilmay. Marka waa in laga qabto dalka Sheekh Shariif iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo weligood aan ogoleyn in dalkeena uu dhaqaaqo. Madaxwaynaha dalka Soomaaliyeed ayaa shaqadiisa wato adinka meel usually fariista.
No mor madexweyne Gobol hala tir tiro.magacooda waa gudomiyaal gobol gobolada ay jogaan wax uma Qabtaan sida Axmed madiiwe iskama Xyreynin Alshabaab waa saxibo xasbunAllah wanicmalwakiil yaa Rabi na dhaafi Axmed madobe sharkiisa asagalee ku koob ka badbaadi reer kimsmaayo Amiin yaa Rabi
@abcbc400823 сағат бұрын
Asc waa la qaban karaa Doorasho cod iyo Qof labadaan kobol waa gudumiye Goboleed ee maha ahan madexweyne.gobolada nimanka kukumo butland iyo jubland waxey u barteen sad buesi .markii la helo majirdonto 4.5 .Qayaalad iyo musuq musuq laalush ayey so Qateen mucaaradka iyo Axmed madobe iyo dini mucaaradka waxaa lacag badan so siyey calooshoda umada somaliyeed waxaa kaa codsanayaa in aad la shaqeysaan kheer Allah ha idiin siiyo Amiin yaa Rabi.shacabka somaliyeed oo dhan dibada iyo gudaha waxaan Rabnaa cod iyo Qof.wa dhacee doirasho Cod iyo Qof labada maqan dulmi ayey u maqanyihiin waxeyna u shaqeeyaan Emaratka Qadar.yaa loo jojinin waa la Qabankaraa Dorasho cod iyo Qof .please Madexweyne bilaaw dadka in loo sameryo Carka Aqonsiga halaga sameeyo Galmudug konforgalbeed hirshabeele muqdisho meshaan waxaad heysataa 4 Gobol kuwa Maqan saciid deni iyo Axmed madobe waa jaajusiin u shaqeya Emaraad Qadar oo lacag badan ku bixiyo si ay hore u socon umada somaliyeed inta ongol Dorasha Ayaa badan yaa loo jojinin saciid deni iyo Axmed madowe iyo sheekh shariif iyo Cabdi shakuu mucaaradka oo dhan waxey so Qateen lacag ee yaa loo jojinin hala Qabto dorashada waxaa lagu Qaban karaa 6 bilood u dir dhalinyarada gobol walbo ey ka sojedaan sey ugu sameyaan carka Aqnsiga ka bacdi noo Qabo dorasho Cod iyo Qof ah please waxaan ka reysan leheen Qabyaalada Qurnka ah 4 .5 iyo reer hebel aamaqan dirasho lama qabankaro walalyaal dorasho waa la Qabankaraa waxii maqan waxey la maqanyihiin waa duli iyo xaasidnimo ay u Qabaan Horumarka umada somaliyeed.hadaan helno dorasho cod iyo Qof waxaa u goynaayo laalushkii ay siin jireen iyo sadbursikii saas darteed ayey u didanyihiin Saciid Deni Axmed Madobe farmaajo ayey kursiga u Aqonsadeen oo lacag badan ku bixiyey saciid deni.waa nin xaasid ah asaga iyo Axmed madobe walalayaal ha ku tageerin Qabyaalad lacagtii ay siyeen Emaraadka xataa kuma Qudiyaan dadka degan labadaas gobol waxaa arkaayey madexweyne saciid deni Gaajo Ayaa iheyso .uslantaas hadii ay so dhigi laheed talefonkeeda lacag ayaan u dirilahaa walaahi yaa Rabi u gar gaar wayelada masaakin ilmaha dhalinyarada yaa Rabi noowado gargaar dhamaan umada somaliyeed Amiin yaa Rabi.shacabka somaliyeed waxaa dan noo ah in aan helno dorasho cod iyo Qof aan dorano gudomiye gobol mid degmo iyo Madexweyne gudomiyaasha laba gobol waxaan Rabnaa in aan dorano 4 sano 5sano mar we need one man one vote.walalayaal la shaqeeya Dowlada si ay noogu Qabato dorasho cod iyo Qof ah waxaa laga Qabanaa galmudug Banaadi kofur galbeed Hirshabeele intaas ayaa nagu filan waxii Maqan markaa wey imanayaan waayo dantoida ku jirto in ay ka Qeybqataan Dorashada insha Allah wey dhaceysaa dorasho Cod iyo Qof insha Allah.xasan sheekh waa Qabankaraa dorashada .dan owkaleyahay malaha waxaan maqlayey dad leh waxow Rabaa in aw ku darsado 2 sano ma Rabyo in aw ku darsado ee waxow Rabaa in ow Qabto dorsho Cod iyo Qof Ah Allah ha u fududeeyo shaqada Fiican ay noo hayaan wadana waa nabad waa kaa lagu tagaayo bajaaj xamar ilaa Afgooye balacad gobolada dheedheer baabur ayaa lagu tagaa masha Allah Alxamdulilaah.walalyaal iska daaya xasidnimada Qabyaalada.hana isla bar bardhigin nin ka dhigi wayey muqdisho Nabad .xasbunAllah wanicmalwakiil
@FaeduusMaxamuudКүн бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@hiboabdi1942Күн бұрын
A
@yabbturb-b3Күн бұрын
❤❤❤❤
@ishmaelmohamed1115Күн бұрын
Fiqi cabtoye ha ubixin mudane
@sulemandahir9208Күн бұрын
allow kala khabooji
@cabdifataxyasiinaxmedКүн бұрын
adimaaleh somaali kaligaa. maleh
@SahroOmarqabobeКүн бұрын
waa sax taliyaha as lo hesta❤
@shamsaahmad3036Күн бұрын
Inta oo shan madaxweene aaminsanayahay hor mar ma jiro ee dadkaan xoog ee wax ku leeyihin tuukmo wax looga keeni mayo ee ilaah xaqa ha tuso amiin 😢
@mowliidmacaani3141Күн бұрын
Noolow wasiir maasha alaah
@jtc7961Күн бұрын
Axmaqaan yaa wax usheego
@amalomar860Күн бұрын
Fiqi waa halyey qaran wuuna kusaxan yahay siduu u hadlay dalkan masuuliyiintisa ugu saraysa ayuu kamid yahay xilbana kasaaran cidkasta ee isku dayda inay kuxad gudubto madaxbanaanida dalka inuu cashar udhigo marka Barkhadow ha is daalinin adeer cid kudhagaysanayso malahane