Siktayo daraada sanbabada wadnaha iyo seedahaad ku taalaa 16 August 2022 yaa dhageysanooyo Waa suaale inayahay goormaa sirteenii ka salgaari doonaa hada waa goormee hee
@yussufjelle14042 жыл бұрын
Xasus when I was primary student and am soldier now kdf
@abd75172 жыл бұрын
Aniga mar aan dhageysan jiray 2016 dabcan
@ayaanlemohamud30242 жыл бұрын
Ninka hesstan so galiyay hano shego hessta gabadha abdi baadil la qadaysa plz
@ismacilissack36612 жыл бұрын
Khadra ugbaad
@ayaanlemohamud3024 Жыл бұрын
@@ismacilissack3661mahad sanid sxb
@mohaali27806 ай бұрын
Ugbaad
@muxsin__cade26552 жыл бұрын
What a song ❤
@hantiileabdi69422 жыл бұрын
Xasuus baadiyo anago 10 legend ah baan haben jid ku marnay heestan kaliya iyada uun ba lagu soo celcelinayey , alla bari ama sab sida u taqaanidba iyadaas ban 3 saac u lugeynaynay ♥️🖤
ALLA MAXAAN dhaan iyo geedi culayskooda iyo dhibkooda isku dhaafiyey!! Sanadku waa 2013-2015 galgaduud soomaaliya Gaar ahaan Aaga waqooyi bari ee Dhuusamreeb Maantay waxaan kaa soo salamayaa Xamar❤️🇸🇴
@Moha-Galayr2 жыл бұрын
Wow
@AbdinassirAbdullahi212 жыл бұрын
Imika xagee joogtaa
@JAMHAD10 Жыл бұрын
@@AbdinassirAbdullahi21 Moqdisho saaxiib🇸🇴
@samaalechannel8670 Жыл бұрын
Niyow nin soo jabay ayaa tahay wlhi Aniga 2010-2011 sh dhexe jowhar dhanka galbeedka wakhti lo' ku raaci jiray dhagaysan jiray jacayl caadi dareemi jiray Iyo heesta nin lagu seexdow ha seexan
@JAMHAD10 Жыл бұрын
@@samaalechannel8670 Raggedii wallee Nin Ada baad tahay saaxiib sare !!❤️👊
@canabcismaan23462 жыл бұрын
Keewakas
@kunciildaahir66442 жыл бұрын
Waaaaaw
@abdikadirsahil20983 жыл бұрын
All maxay berisamaadki isoo xasuusin! Aniga oo aan mobile haysan ayaa aan bartay oo jeclaan jiran qofka ay u shidan tahay waan ka ag dhowaan jiray,xilligaas dugsi ayaan dhiganayey. Waxaan xasuustaa maalin aniga oo kutub korka ii saaran yahay oo iska dhigayo In aan akhrinyo balse heestan qaadaya uu walaalkey I arkay,kadibna I dhahay "Maxaad sheegee waryaa?!" Anna beerka ayaa i go'i gaaray anigoo ka baqanayo in la igaraaco.Waayo waayo.