markuu nin masuul ah is casilo waa nin rajo ka leh dalkan kuwa labada gacmuood taagaya iyo kuw hal taagaya waa nimad u soo galay iney lacago ka aruursadaan markey burburtan diyaarada u horeysa raacaya oo dhiigii soomaaliyeed oo ku jirey ayaa xeyr noqdey magac ayey ilashadaana markii horba ma laheyn
Isma oran Xasan tuug baa keligiisa go aan gaarikara dalka ma keligaa baaleh munaafaq cid ku aaminysa maleh 😂
@casalasal64667 күн бұрын
SHEEKO XASAN MUNAFAQ DALKA MA KALIGIIS BAA LEH YUUSE U HANJABAYAA UU KA ADAG YAHAY TALADA WADANKA WAA LA WADA LEEYAHAY CID KALIGED GO,AAN GAARI KARTANA MA JIRTO XASAN TUUG WAA IN DALKA LAGA QABTAA
@khadraabdillah297 күн бұрын
Sanka taag adaa soo dhacsaday xasanoow
@abo3awadyosef58610 күн бұрын
Magacu waa puntland ma aha sida aad ku sheegayso pudland
Waxba isma hayna ee heshis yaan Ben laydin sheegin
@HalimoJusufАй бұрын
Asad waa reser puntland
@saidahmed5502Ай бұрын
Dacaayada waa reebantahay Puntland hal qof ma aha Waxay leedahay column, aqoonyahan, siyaasiin hor socod ah, marka hadal gundhigisu waa Nina ma yeekayo in aqal kiss lagu maamulo
Benta waxas waba kama jiran mana iman dono lafta garen ee hano shegin shekadda xasan qaburo fagte sidi uu rabo ee wariye runta sheg oo alle baq ok
@cabdilaahicali1333Ай бұрын
Koxod muqdisho waxa la aqabalikara maha 😂😂
@MohamedShiekaliАй бұрын
Asww
@RaageAhmed-l2mАй бұрын
Wey kaso dagen ya wax kaqabankara waa been waxba kamajiro
@kiinnuur6605Ай бұрын
soomaali koonfur ale iskukiin dir intuba waa cadow soomaliand waa dowlad ku sheega koonfur maaha shacabka😮😮😮
@عبدوحد-ح9خАй бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴guuuuuuul somaliya 🇸🇴
@ahmeddaud5075Ай бұрын
kuwo badan oo waraaqo is dabo jooga oo villa muqdisho ka soo baxayay dhawaanahan oo ku saabsanaa diyaaradaha iyo hawada ,waxa uu u socday putland iyo baydhabo ,halka la sii marinayay somaliland oo hore uga tashatay