Qorshe Hawleedka Sanadka Cusub 2025
29:18
14 сағат бұрын
Maxay nag dhaheen ardaydeena!
2:29
Habka cashar darsida afoogy APP
8:46
Adigoo gurigaaga joogtid 🌴
1:04
Пікірлер
@mohamedsalaad1644
@mohamedsalaad1644 Күн бұрын
$2.5waaye buuga
@ShuepMustafa
@ShuepMustafa Күн бұрын
Shkrn ustd ❤
@JamacAhmed-n7q
@JamacAhmed-n7q Күн бұрын
Nalasacodsii marka labilaabayo ustaad
@Shaashaale
@Shaashaale Күн бұрын
Koorsada ayan raba ustaad❤❤❤
@maslahabashir4193
@maslahabashir4193 2 күн бұрын
Ustaadi qurbaha ayan joogaa aniga buugan na marki ugu horeesey aad soo saareesey anigoo Somalia joogaa ayan webka kala soo dagey, runti kaas na waa iga buux samey last year, so hada sidee mar labaad ku heli karaa webka waan ka waayey Somalia na ma joogo dadka qurbaha jooga sidee ugu tala gashey inee ku helaan
@AadanFarxaan-ct4py
@AadanFarxaan-ct4py 2 күн бұрын
Buug yarahan hadyad ahaan macalin maa noo siisid
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 2 күн бұрын
Aad iyo aad
@kingcj555
@kingcj555 2 күн бұрын
12 week year⚡️
@abdijibarhersi2859
@abdijibarhersi2859 3 күн бұрын
Waa ubaahneen jadwalka lkn gobol anago joogna lacag cargo bixiya si ledihiin mrki laga tago qiimaha buuga
@abdullahisiraj-ug2ni
@abdullahisiraj-ug2ni 4 күн бұрын
Nasheedka yaa iladhibsathay si daacad hadan uhadhalno?
@caasimcqc2695
@caasimcqc2695 Күн бұрын
Intaadan wax soo qorin kafiirso Qofka aad comments kuso hos qoreyso wa qof qiimo leh Marka waxa laga yaba nashiidadadan inay xusuus qaas ah uleedahay Ustadka oo uu aktisa wax weynkatahy weyba katahay oo waa macalin marka si quruxbadan aya wangsan inad nashiidada uga hadasho waxad dhihi kartaa 1.ustaad nashiidadan waqti badan ayad isla soo qadateen saameyn nooce ah ama xusus nooce ah aya idinka dhaxeysa ? 2.ustad nashidadan sababta aad sidan ugu jeceshahy iyo tarikh haday ku leedahay nala wadaag ?
@abdullahisiraj-ug2ni
@abdullahisiraj-ug2ni Сағат бұрын
@caasimcqc2695 Nin yahaw ustadka personal journal kiisa miyaad moodaa meesha. Miyadan isweydin sawabta uu inoo weydiyo waxa an xiiseyno? Anigu na si aan dareeme len weydiiye asxabta oo làantod kanaal kaan jiri leheyn.
@afoogy
@afoogy 4 күн бұрын
☎️ Nagla soo xaririi Whatsapp Number: +252619898954
@mubarikabdillahi1991
@mubarikabdillahi1991 4 күн бұрын
Buuga halkaan ka helaaa hargaysa ayaan joogaa
@afoogy
@afoogy 2 күн бұрын
waa lagu kayni karaa walal dhowr arday ayaan ugu gaynay.
@sayfudiinqudus5767
@sayfudiinqudus5767 16 сағат бұрын
Ana iisoo raaciya buuga hargaysa ayaan jooga
@afoogy
@afoogy 6 сағат бұрын
@@sayfudiinqudus5767 waa diyaar wlala
@AbdiHassanBare
@AbdiHassanBare 5 күн бұрын
Xadiith ayaan umaleenayaa. خير الكلام ما قل ودل
@CaliXaaji-u6m
@CaliXaaji-u6m 3 күн бұрын
Waa xikmad caadiya
@nimoislawo2143
@nimoislawo2143 5 күн бұрын
Asc wll thanks 🎉❤❤❤
@SakariyeJaamachaybe
@SakariyeJaamachaybe 5 күн бұрын
Mahadsanid macalin.
@Ibraahim74is
@Ibraahim74is 5 күн бұрын
Afoogy Waa lasoodagay Vidieo kama daawan karo maxaa sameeyaa
@afoogy
@afoogy 2 күн бұрын
Hadii cilad ku haysato nagala soo hadal qaybta farsamada Whatsapp +252619898954
@bekkumsaaddunyaa4578
@bekkumsaaddunyaa4578 5 күн бұрын
Ethiopia ma la igu keenayya
@afoogy
@afoogy 2 күн бұрын
Haa walaal
@bekkumsaaddunyaa4578
@bekkumsaaddunyaa4578 2 күн бұрын
Wll magalada dir dhaba ayyan Jooga siden u dalbadaa
@abdullahibulla
@abdullahibulla 6 күн бұрын
Wax bdn dhiirigalin waa dhageysty ficil ba la imaan doona sanadkan cusub 💪 Oraah cajiib ah oo hurdada iga kicisay 👇 Haddii aad raadinayso qofkii noloshaada beddeli lahaa, eeg muraayadda hortaada!
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 6 күн бұрын
Qorshe Xumo waa qasaaro
@KalsanOsman
@KalsanOsman 2 күн бұрын
Waa ta naheysata
@shuayb01
@shuayb01 6 күн бұрын
Legend
@Kuniciil
@Kuniciil 6 күн бұрын
Ustad Cabdullaahi baydhabo soxasuste 2 daqiido wa shekeysan kartiin😊
@naaficmedia7588
@naaficmedia7588 6 күн бұрын
Mashalah ❤
@HassenHina
@HassenHina 6 күн бұрын
Ku dhawad 50 videos dhiiri galin ayaanndhagaysaty but still I am not successful 😢
@ahmedmoahamedadan4385
@ahmedmoahamedadan4385 6 күн бұрын
hhhhhh 😂 zxb guushu ficil bey ku timaadaa ee hadal kuma timaado
@yusufgarad1933
@yusufgarad1933 6 күн бұрын
Sxb isbadalka waa inuu adiga kaa imaadaa marnaba ha sugin videos aa daawatay iney ku badalaan marka hore waa inaad adiga go'aansataa inaad isbadal la timaado kadibna Allah talo saaro markaas videos kaliya waxey kuu noqon karaan shidaal aa isbadalkaaga ku xoojiso ee ayaga wax mabadalaan.
@shamsadii
@shamsadii 6 күн бұрын
Sxb anaba kula mid ayaan ahay waxna islama kay badalaan sanadkii 2024kii gabi ahaanba waan ku fashilmay qoryaashii aan qortay kkkk
@shamsadii
@shamsadii 6 күн бұрын
​@@yusufgarad1933xaqiiq weeye video waa dhiirigalin lkn ficil ka qofka aya leh
@HassenHina
@HassenHina 6 күн бұрын
@@shamsadii Allah hanoo fududeeyo dhamanten hadafkeena
@Khalidii_Ahmed
@Khalidii_Ahmed 6 күн бұрын
MashaAllah ustaadh Jazakallah kheir . Yearly planner kan asagoo Notion file ah malaheli kara .shukran
@maslahabashir4193
@maslahabashir4193 6 күн бұрын
Ustaadi qurbaha ayan joogaa aniga buugan na marki ugu horeesey aad soo saareesey anigoo Somalia joogaa ayan webka kala soo dagey, runti kaas na waa iga buux samey last year, so hada sidee mar labaad ku heli karaa webka waan ka waayey Somalia na ma joogo dadka qurbaha jooga sidee ugu tala gashey inee ku helaan
@afoogy
@afoogy 2 күн бұрын
WhatsAppka nagala soo hadal walal +252619898954
@Simraan2
@Simraan2 6 күн бұрын
Ustaad mahadsanid alle abaalkaaga janno haka dhiho Dadka gobolada jooga ma loo keenayaa bookga❤
@Dhiirigaliyeec8cq
@Dhiirigaliyeec8cq 6 күн бұрын
USTD MAHADSINID USTD KWRN HADII AAN KULA SHAQEEYO OO AAN MUUQALADA KULA EDITER GAREEYO KWN USTD
@SUMAYACABDIAXMEDdts6ze
@SUMAYACABDIAXMEDdts6ze 7 күн бұрын
ISOO DUCEEYA MAANTA AYAAN BILAABAY BUUGAN IN ALLE IGU GEELEEYO ALLE ADIGANA HAKA ABAAL MARIYO USTAAD QAALI AH❤ TAARIIKHDU WAA 2 -1 2025
@AlmisSec
@AlmisSec 10 күн бұрын
Mhdzanid mcln
@Leylaa583
@Leylaa583 11 күн бұрын
Abaal weyn bad noloshayda kuleedahay😢 جزاك الله خيرا جزاallah janatul firdawsal aclaa hakugu abaalmariyo
@nourdeinmohamoud4485
@nourdeinmohamoud4485 8 күн бұрын
Wll sideen buuga ku helaa😢