BARO XIRFADDA KALLUUMEYSIGA🐟
19:50
Nuucyada Carrada Beeraha
6:16
10 ай бұрын
Пікірлер
@SelebaanAdan
@SelebaanAdan 3 күн бұрын
Thanks
@LovelyCheckeredFlags-ln1ni
@LovelyCheckeredFlags-ln1ni 19 күн бұрын
Waa in laga faaideystaa
@khayremawliid
@khayremawliid 19 күн бұрын
Mu😮
@omardakane5319
@omardakane5319 23 күн бұрын
mahadsanid wlkey
@alcadalazaki7786
@alcadalazaki7786 23 күн бұрын
Abuuka calafka xagee laga helaa ustaad
@TacabiyoTacliin
@TacabiyoTacliin 23 күн бұрын
Halkee joogtaa Ustaad?
@Aaxmad
@Aaxmad Ай бұрын
Mudane ma ii sheegi kartaa cuntada digaaga la siiyo waxyaalaha ay ka koobantahay Adigoo mahadsan
@TacabiyoTacliin
@TacabiyoTacliin 27 күн бұрын
𝐌𝐚 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐚𝐲𝐬𝐚𝐚 𝐢𝐧 𝐚𝐚𝐝 𝐛𝐢𝐥𝐨𝐰𝐝𝐨 𝐠𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐪𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐝𝐢𝐠𝐚𝐚𝐠𝐠𝐚 𝐬𝐚𝐧𝐚𝐝𝐤𝐚𝐧 𝟐𝟎𝟐𝟓? Waxaan halkan kugu soo koobaynaa cuntada la siiyo digaagga ee sare u qaadi karta wax soo saarka ukunta iyo hilibka sidoo kale sare u qaadi karta caafimaad qabka digaagga . Wax yaabaha ugu muhiimsan ee ay tahay in laga helo cuntada digaagga la siiyo waxaa ugu muhiimsan arimahaan hoos ku xosan : 🔸 Protein Sources: Meelaha digaagga ay ka helikaraan (Protein) fiican waxaa ka mid ah digirta Soybean , lafaha Kalluunka la shiiday oo digaagga ka heli karaan korriimo wanaagsan iyo wax soo saar sare oo dhanka ukunta ah . 🔸 Energy Sources: Cuntooyinka digaagga ay tamarta ka heli karaan waxaa ka mid ah Galayda ama arabaqida (Maize), Mesaggada ama haruur ka (Sorghum), iyo Qamadiga ama Sarreenka (Wheat) cuntooyinkaan oo idil waxay bixiyaan tamar joogta ah oo ay siiyaan digaagga. 🔸 Vitamins & Minerals: ilaha ay ka helikaraan macaadinta iyo Faytaminada waxaa ka mid ah inaad ugu dartid cuntada digaagga maadooyin kaan oo kala ah Calcium, Phosphorus, iyo Vitamin Supplements si sare loogu qaado hanaanka iska caabinta cudurada ee jirka digaagga iyo tayo u yeelidda qolofka ukunta ku dahaaran ( eggshell quality). 🔸 Additives: in la isticmaalo Enzymes, Prrobiotics, iyo Coccidiostats kuwaas oo ka qeybqaata horumarinta hab ka dheef shiidka cuntada digaagga la siiyo iyo ka hortagga cudurada digaagga ku dhaca . 💡Haddii si wanaagsan loo quudiyo digaagga waxaa yaraanaya qarashaad ka maalinlaha ee ku baxa digaagga ayadoona wax soo saarka digaagga sare u kacayo. 💡Haddii la siiyo digaagga cunto isku dheelitiran waxaa la helayaa digaag caafimaad qaba oo wax soo saar fiican leh sida ukunta ama hilibka . ✅ Waa muhiim inaad u diyaariso jadwal cunto gaar ahaan digaagga hadaf ahaan loo xanaaneeyo in ukun laga helo ama hilib (Layers vs. Broilers). ✅ Ku dar cunnooyinka gudaha laga helo ama beeralaydu ay soo saaraan sida galayda oo kale middaan waxay hoos u dhigi kartaa qarashka badan ee kaaga baxaya cuntada digaagga ayadoo tayada cuntada waxba ay iska dhimin. ✅ Markasta la tasho khabiirka xanaanada xoolaha si aad u hesho jadwal wanaagsan oo dhanka cuntada digaagga ah. 🐓 Haddii aad diyaar u tahay in aad horumariso ganacsigaaga dhanka dhaqashada digaagga fadlan hoos noogu reeb faaladaada ama haddii aad su'aal aad qabtid. 👉 La wadaag asxaabtaada danaynaysa in wax ka ogaadaan dhaqashada digaagga ama beeralayda ku hanweyn inay bilaabaan ka ganacsiga wax soo saarka digaagga. Ku soo biir KZbin ka beeraha youtube.com/@tacabiyotacliin?si=rnAezv7VIhrED4go Ku biir Group ka beeraha: chat.whatsapp.com/Iqj9SKKKzcz40Mrprvk5dy Ku xirnow: Tacab & Tacliin
@TheSomaliPride
@TheSomaliPride Ай бұрын
Magalader waye
@TacabiyoTacliin
@TacabiyoTacliin Ай бұрын
Muqdishu
@fatimafarah1419
@fatimafarah1419 Ай бұрын
Maansha allah ❤️ aad ayaa u mahadsantahay halkaa ka sii wada waayo howsha aad heyso waa mid waxtar leh dad badan ayaa ka faaiideysanaayo oo aduunka meel kasta ka jooga maansha allah 💖 ajar waa kuu socdaa oo dad aadan aqoon ayaa kuu soo duceynaayo. Marka waxaan ku leeyahay wax soosaarka noocyadiisa Kala duwan sida lagu helo qiimaha gobolada laga hirgalin karo kuli soo gudbi insha allah jizaakalahu qeyr asc wr wb mahadsanid
@TacabiyoTacliin
@TacabiyoTacliin Ай бұрын
Wcs Walal Fatima insha'alaah waa dadaalaynaa Mahadsanid.
@TacabiyoTacliin
@TacabiyoTacliin Ай бұрын
Shirkadda Hilibka Xoolaha, qaabka ay u shaqeyso iyo halka loo iib geeyo | Warbixin kzbin.info/www/bejne/pIvSeJ-qiJeGiposi=zTICiE2OZ1Dq7m9U
@Ifrahmoe
@Ifrahmoe Ай бұрын
Masha Allaah waa arin wanaagsan
@abdiwalishek4343
@abdiwalishek4343 Ай бұрын
Xoolaheena (local breed) isticmaal sawiradooda. Sidoo kale macluumaadka aad gudbinaysaa ha noqdo mid kooban oo xogogaal ah kuna adkaynayso xogo (data)
@AbdulahiSulayman-nc1sr
@AbdulahiSulayman-nc1sr Ай бұрын
Masha Allah hamplayo
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Ай бұрын
Ninyahoow reer mudug caadi maaha maskax eeydheer yihiin waa nawaaloosiin kkkkkkkkkkkkk
@Cadaawe832
@Cadaawe832 Ай бұрын
@TacabiyoTacliin
@TacabiyoTacliin Ай бұрын
Buuggaagta aan idiin diyaarinay waxaa ka mid ah: 1. Buugga Barashada Tacabka Beeraha 2. Buugga Cayayaanka Beeraha 3. Buugga Tacabka Qaraha (Xab-xabka) 4. Buugga Basasha 5. Buugga Cudurrada Dalagga Beeraha 6. Buugga Cabbage-ka 7. Buugga Greenhouse-ka (Af-Ingiriis) 8. Buugga Yaanyada (Af-Ingiriis) 9. Buugga Agronomy (Af-Ingiriis) wa.me/252682736264
@najiibalpha9409
@najiibalpha9409 Ай бұрын
Agronomy somali kaso dhiga oo soo turjuma baahi badan ayaa looqaba wll
@Seyriin
@Seyriin Ай бұрын
Yaa mugdisho joogo oo an is kashanaa
@TacabiyoTacliin
@TacabiyoTacliin Ай бұрын
One Day in Hyderabad: Exploring the City of Pearls kzbin.info/www/bejne/maK6ppx5f55jjJY
@cabdirisaqcali3126
@cabdirisaqcali3126 Ай бұрын
Solution keena
@AliAhmed-om2mg
@AliAhmed-om2mg 2 ай бұрын
Waa barnamuj aad u wanaagsan, laakiin kasaar muusiga. Cilmiga ayaan ubaahanahay music maya.
@osmanmoalim5404
@osmanmoalim5404 2 ай бұрын
Sawirrada Xoolaha aad soo saareeysid Xoolaha Soomaalida ka dhig. Kuweena ayaa qurxan
@qaalidqeys135
@qaalidqeys135 2 ай бұрын
Thank you very much